Hiiraan Online
Thursday, May 23, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Nov 2 , 2012
Danjire Augustine Mahiga oo ka hadlay Howlgallada Ciidamada AMISOM iyo Dhismaha Xukuumadda cusub ee Soomaaliya
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobayh u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay howgallada ciidamada AMISOM iyo dhismaha xukuumadda Soomaaliya.
Danjire Mahiga wuxuu sheegay in ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ku jooga ay qabteen howl aad u wanaagsan; isagoo sheegay in ciidamada Kenya ee qaybta ka noqday AMISOM ay xoojiyeen howlgalka ka socda Soomaaliya.
"Ciidamada Kenya waxay xoojiyeen howgallada AMISOM ee ka socda Soomaaliya, waxayna la wareegeen magaalada Kismaayo oo ahayd meel ay Al-shabaab aad ugu xooggan tahay, qabashada magaaladaasna waxay ahayd howl aad u adag," ayuu yiri danjire Mahiga.
Dhanka kale, wakiilku wuxuu sheegay in madaxda dowladda federaalka Soomaaliya ay u sheegeen in dhawaan ay soo dhisi doonaan xukuumad tayo leh, wuxuuna dhanka kale ammaan u jeediyay madaxdii dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya, kuwaasoo uu ku sheegay inay tiir u ahaayeen in Soomaaliya ay ka baxdo KMG-nimada.
"Madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaruhu waxay ii caddeeyeen inay soo dhameystiri doonaan dowladda Soomaaliya xilli dhowna ay soo bandhigi doonaan liiska golaha wasiirrada cusub," ayuu yiri Mahiga, isagoo intaas ku daray in madaxdu ay ku war-geliyeen in xukuumadda lasoo dhisayo ay meel-marin doonaan lixdii qodob ee uu horay u soo jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh.
Ugu dambeyn, danjire Augustine Mahiga wuxuu sheegay in Soomaaliya ay buuxisay astaamihii dowladnimo ee looga baahnaa; isagoo sheegay in caalamka uu diyaar u yahay inuu gacan-siiyo Soomaaliya.
Hadalka ergayga ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo uu dhammaaday xilligii shaqo ee ciidamada Midowga Afrika, ayna golaha ammaanku hal toddobada ku kordhiyeen howlgalka AMISOM, iyadoo lagu wado inay toddobaadka soo socda xilliga u sii kordhiyaan AMISOM.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Taliyaha Booliiska Muqdisho oo sheegay inay qabteen kooxo doonayay inay weeraraan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
11/2/2012 4:12 AM EST
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Taliyaha ciidamada booliiska gobolka banaadir, Col. Axmed Xasan Maalin ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay u suuro-gashay inay gacanta ku dhigaan xalay koox qorsheynayay inay weeraraan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
Ururka Ahlusunna Waljamaaca oo Madaxda Dowladda ugu baaqay inay soo dhisaan dowlad dalka wax ka qaban karta
11/2/2012 4:11 AM EST
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Soomaaliya inay soo dhisayaan xukuumad dalka wax ka qaban karta, isagoo shacabka ugu baaqay inay taageeraan dowladda Soomaaliya.
Hay'ado ka tirsan kuwa Qarammada Midoobay oo sheegay inay xafiisyo ka furayaan Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose
11/2/2012 4:10 AM EST
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Hay'ado ka tirsan kuwa Qarammada Midoobay oo ku shiray magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay inay ka bilaabayaan howlahooda gargaarka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose oo ay bishii lasoo dhaafay la wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howgalka AMISOM.
Saraakiisha Booliiska AMISOM oo saraakiil ka tirsan booliiska Somalia siinaya tababar ku Aaddan Baarista Dambiyada
11/2/2012 4:09 AM EST
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Saraakiisha booliiska AMISOM ayaa waxay ka wadaan Muqdisho tababarro ay siinayaan saraakiisha booliiska Soomaailya, kuwaas oo ku saabsan habka baarista dambiyada, waxaana tababarradan oo billowday bishii Oktoobar ee lasoo dhaafay iyagoo socon doona illaa bisha December ee sannadkan.
Xisbiga UDUB oo cadeeyey inaysan xisbi kale ku biirin, kana hadlay musharaxiintoodii madaxweynenimo oo ururka WADANI ku biiray
11/2/2012 4:08 AM EST
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Xisbiga UDUB oo hore u qaadacay doorashadda golaha deegaanka ee Somaliland, ayaa sheegay in musharaxi madaxweyne iyo madaxweyne kuxigeen ee xisbigoodda ku biiray urur siyaasadeedka Wadani aanay matalin xisbigooda, isla markaana aanay ka tanaasulin go’aankooddii ahaa inay ka soo horjeedaan qaabkii loola dhaqmay ee ay kaga hadheen doorashadda golaha deegaanka.
Somali News
Timeline: Somalia's road from 1991 collapse to permanent government
-
Sabahi
11/2/2012 7:00 PM EST
Since the collapse of the central government in 1991, Somalia has had a series of transitional governments, some of them ineffective or practically non-existent. But with the advent of a new and permanent government, Somalia has begun to leave the transitional era behind.
Bard who mocked Somalia’s militants
-
Financial Times
11/2/2012 6:58 PM EST
Islamist militants rang Warsame Shire Awale’s family some years ago. “You are dead, you are dead, you are dead,” they said. That came true on Monday when the popular Somali poet, musician, comedian and playwright was slain by gunmen in his Mogadishu garden in front of Fowziyo Farah, one of his two wives.
Somalia’s brave journalists under fire
-
AFP
11/2/2012 6:54 PM EST
BAIDOA — Camera in one hand and pistol in the other, Somali reporter Abdukadir Hassan Abdirahman goes out to work on some of the most dangerous streets for journalists in the world. Sometimes reporting from anarchic Somalia — where at least 18 media workers have been killed this year, double the worst on record and second only to war-torn Syria — takes more than courage alone.
Somali expatriates send financial aid to disabled in Beledweyne
-
Sabahi
11/2/2012 6:47 PM EST
Somali expatriates living in the United Kingdom sent $10,000 in aid to disabled people living in Beledweyne, UN-funded Radio Bar-Kulan reported Thursday (November 1st).
SOMALIA: Floods displace thousands in Somaliland
-
IRIN
11/2/2012 4:38 PM EST
HARGEISA, 2 November 2012 (IRIN) - Heavy rains have displaced thousands of people in the mid-eastern regions of the self-declared republic of Somaliland, says a senior official.
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges
-
Reuters
11/2/2012 4:33 PM EST
KAMPALA, Nov 2 (Reuters) - Uganda will tell the United Nations it is withdrawing its forces from military operations in Somalia and other regional hotspots after the world body accused it of supporting Congolese rebels, the security minister said on Friday.
Extension given for Somali peacekeepers
-
UPI
11/2/2012 4:27 PM EST
UNITED NATIONS, Nov. 2 (UPI) -- The U.N. Security Council said it agreed to a short-term extension for an African peacekeeping mission in Somalia given the threat to regional security.
Union at Kenya's port of Mombasa calls off strike
-
Reuters
11/2/2012 4:26 PM EST
MOMBASA, Kenya, Nov 2 (Reuters) - Workers at Kenya's main port of Mombasa called off a strike on Friday after the management issued letters of employment to casual staff who were demanding permanent jobs.
Strike at East African hub port of Mombasa enters second day
-
Reuters
11/2/2012 4:30 AM EST
MOMBASA, Kenya (Reuters) - A strike by most of the workers at Kenya's main port of Mombasa entered its second day on Friday bringing loading and unloading at East Africa's main trade gateway to a standstill, management officials said.
AU seeks a lift to arms embargo, charcoal ban in Somalia
-
Sudan Tribune
11/2/2012 2:07 AM EST
November 1, 2012 (ADDIS ABABA) - The African Union (AU) on Tuesday urged the United Nations Security Council to review an arms embargo imposed two-decades ago on war-torn Somalia.
Foreigners rescued from pirates arrive in Dar
-
Citizen
11/2/2012 2:05 AM EST
Dar es Salaam. Eighteen foreign nationals who were rescued from Somali pirates were yesterday handed back to their embassies after arriving in Dar es Salaam in a Dutch navy vessel.
Young Somali ‘leaders’ make strides with police
-
Etobicoke Guardian
11/2/2012 2:04 AM EST
“You’ve got to take steps to get where you want.”
What would Romney win mean for Africa?
-
CNN
11/2/2012 2:03 AM EST
Last week’s final U.S. presidential debate, on foreign policy, included only passing reference to two sub-Saharan African countries – Somalia and Mali. But while the outcome of Tuesday’s poll will more likely hinge on the performance of the American economy than on any foreign policy issue, many with an interest in the continent are still wondering: what would a Mitt Romney presidency mean for Africa? Given the paucity of insight offered up by the two candidates in the debates, it’s probably wise to start with Romney’s stated goals on his campaign website.