Hiiraan Online
Monday, May 20, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Nov 2 , 2012
Hay'ado ka tirsan kuwa Qarammada Midoobay oo sheegay inay xafiisyo ka furayaan Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Hay'ado ka tirsan kuwa Qarammada Midoobay oo ku shiray magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay inay ka bilaabayaan howlahooda gargaarka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose oo ay bishii lasoo dhaafay la wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howgalka AMISOM.
Hay'adahan oo ay ka mid yihiin WHO, WFP iyo kuwo kale ayaa waxay kulankooda uga hadlay sidii ay xafiisyo uga furan lahaayeen magaalada Kismaayo oo muddo sannado ah aysan ka shaqeyn haya'daha gargaarka, isla markaana shacabka ku nool aysan helin gargaar bani'aadamnimo muddo dheer.
Sidoo kale, hay'adahan waxay sheegeen in Kismaayo ay tahay magaalo muhiim ah marka la eego howlaha hay'adaha gargaarka, iyagoo sheegay inay halkaas dib uga billaabi doonaan howlihii gargaar ee caafimaadka iyo garagaarrada kale ee ay dadku u baahan yihiin.
Magaalada Kismaayo oo muddo shan sano ah ay ka talinaysay Xarakada Al-shabaab ayaanay gaarin wax gargaar ah oo dunida ka socda, iyadoo la xusuusto inay goobo badan oo ay Al-shabaab ka taliso laga eryay hay'adaha gargaarka caalamka.
Tallaabada ay hay'adaha gargaarka Qaramada Midoobay ku sheegeen inay uga howlgalayaan Kismaayo ayaa waxay imaanaysaa xilli ay magaaladaas dhowr jeer oo hore booqdeen wafdiyo kala duwan oo ka socda hay'adaha gargaarka calaamka iyo kuwa Qaramada Midoobay.
Dhanka kale, go'aanka hay'adaha ay ku gaareen inay Kismaayo uga howgalaan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xilli ay halkaas ka socdaan howgallo ay sameynayaan ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya, kuwaasoo lagu sugayo ammaanka magaaladaas.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Taliyaha Booliiska Muqdisho oo sheegay inay qabteen kooxo doonayay inay weeraraan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
11/2/2012 4:12 AM EST
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Taliyaha ciidamada booliiska gobolka banaadir, Col. Axmed Xasan Maalin ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay u suuro-gashay inay gacanta ku dhigaan xalay koox qorsheynayay inay weeraraan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
Ururka Ahlusunna Waljamaaca oo Madaxda Dowladda ugu baaqay inay soo dhisaan dowlad dalka wax ka qaban karta
11/2/2012 4:11 AM EST
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Soomaaliya inay soo dhisayaan xukuumad dalka wax ka qaban karta, isagoo shacabka ugu baaqay inay taageeraan dowladda Soomaaliya.
Danjire Augustine Mahiga oo ka hadlay Howlgallada Ciidamada AMISOM iyo Dhismaha Xukuumadda cusub ee Soomaaliya
11/2/2012 4:10 AM EST
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobayh u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay howgallada ciidamada AMISOM iyo dhismaha xukuumadda Soomaaliya.
Saraakiisha Booliiska AMISOM oo saraakiil ka tirsan booliiska Somalia siinaya tababar ku Aaddan Baarista Dambiyada
11/2/2012 4:09 AM EST
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Saraakiisha booliiska AMISOM ayaa waxay ka wadaan Muqdisho tababarro ay siinayaan saraakiisha booliiska Soomaailya, kuwaas oo ku saabsan habka baarista dambiyada, waxaana tababarradan oo billowday bishii Oktoobar ee lasoo dhaafay iyagoo socon doona illaa bisha December ee sannadkan.
Xisbiga UDUB oo cadeeyey inaysan xisbi kale ku biirin, kana hadlay musharaxiintoodii madaxweynenimo oo ururka WADANI ku biiray
11/2/2012 4:08 AM EST
Jimco, November 02, 2012 (HOL) — Xisbiga UDUB oo hore u qaadacay doorashadda golaha deegaanka ee Somaliland, ayaa sheegay in musharaxi madaxweyne iyo madaxweyne kuxigeen ee xisbigoodda ku biiray urur siyaasadeedka Wadani aanay matalin xisbigooda, isla markaana aanay ka tanaasulin go’aankooddii ahaa inay ka soo horjeedaan qaabkii loola dhaqmay ee ay kaga hadheen doorashadda golaha deegaanka.
Somali News
Timeline: Somalia's road from 1991 collapse to permanent government
-
Sabahi
11/2/2012 7:00 PM EST
Since the collapse of the central government in 1991, Somalia has had a series of transitional governments, some of them ineffective or practically non-existent. But with the advent of a new and permanent government, Somalia has begun to leave the transitional era behind.
Bard who mocked Somalia’s militants
-
Financial Times
11/2/2012 6:58 PM EST
Islamist militants rang Warsame Shire Awale’s family some years ago. “You are dead, you are dead, you are dead,” they said. That came true on Monday when the popular Somali poet, musician, comedian and playwright was slain by gunmen in his Mogadishu garden in front of Fowziyo Farah, one of his two wives.
Somalia’s brave journalists under fire
-
AFP
11/2/2012 6:54 PM EST
BAIDOA — Camera in one hand and pistol in the other, Somali reporter Abdukadir Hassan Abdirahman goes out to work on some of the most dangerous streets for journalists in the world. Sometimes reporting from anarchic Somalia — where at least 18 media workers have been killed this year, double the worst on record and second only to war-torn Syria — takes more than courage alone.
Somali expatriates send financial aid to disabled in Beledweyne
-
Sabahi
11/2/2012 6:47 PM EST
Somali expatriates living in the United Kingdom sent $10,000 in aid to disabled people living in Beledweyne, UN-funded Radio Bar-Kulan reported Thursday (November 1st).
SOMALIA: Floods displace thousands in Somaliland
-
IRIN
11/2/2012 4:38 PM EST
HARGEISA, 2 November 2012 (IRIN) - Heavy rains have displaced thousands of people in the mid-eastern regions of the self-declared republic of Somaliland, says a senior official.
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges
-
Reuters
11/2/2012 4:33 PM EST
KAMPALA, Nov 2 (Reuters) - Uganda will tell the United Nations it is withdrawing its forces from military operations in Somalia and other regional hotspots after the world body accused it of supporting Congolese rebels, the security minister said on Friday.
Extension given for Somali peacekeepers
-
UPI
11/2/2012 4:27 PM EST
UNITED NATIONS, Nov. 2 (UPI) -- The U.N. Security Council said it agreed to a short-term extension for an African peacekeeping mission in Somalia given the threat to regional security.
Union at Kenya's port of Mombasa calls off strike
-
Reuters
11/2/2012 4:26 PM EST
MOMBASA, Kenya, Nov 2 (Reuters) - Workers at Kenya's main port of Mombasa called off a strike on Friday after the management issued letters of employment to casual staff who were demanding permanent jobs.
Strike at East African hub port of Mombasa enters second day
-
Reuters
11/2/2012 4:30 AM EST
MOMBASA, Kenya (Reuters) - A strike by most of the workers at Kenya's main port of Mombasa entered its second day on Friday bringing loading and unloading at East Africa's main trade gateway to a standstill, management officials said.
AU seeks a lift to arms embargo, charcoal ban in Somalia
-
Sudan Tribune
11/2/2012 2:07 AM EST
November 1, 2012 (ADDIS ABABA) - The African Union (AU) on Tuesday urged the United Nations Security Council to review an arms embargo imposed two-decades ago on war-torn Somalia.
Foreigners rescued from pirates arrive in Dar
-
Citizen
11/2/2012 2:05 AM EST
Dar es Salaam. Eighteen foreign nationals who were rescued from Somali pirates were yesterday handed back to their embassies after arriving in Dar es Salaam in a Dutch navy vessel.
Young Somali ‘leaders’ make strides with police
-
Etobicoke Guardian
11/2/2012 2:04 AM EST
“You’ve got to take steps to get where you want.”
What would Romney win mean for Africa?
-
CNN
11/2/2012 2:03 AM EST
Last week’s final U.S. presidential debate, on foreign policy, included only passing reference to two sub-Saharan African countries – Somalia and Mali. But while the outcome of Tuesday’s poll will more likely hinge on the performance of the American economy than on any foreign policy issue, many with an interest in the continent are still wondering: what would a Mitt Romney presidency mean for Africa? Given the paucity of insight offered up by the two candidates in the debates, it’s probably wise to start with Romney’s stated goals on his campaign website.