Hiiraan Online
Saturday, May 25, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Arbaco, Mar 28, 2012
Yuusuf Xaaji oo u sharraxan inuu senetor ka noqdo Garisa County (SAWIRRO)
Arbaco, March 28, 2012 (HOL) - Shir ballaaran oo isugu yimaadeen culumaa'udiinka,ganacsatada iyo siyaasiyiinta beesha Samawadal ee uu kasoo jeedo wasiirka difaaca ee dalka Kenya Yuusuf Xaaji ayay ku sheegeen inay u sharraxeen jagada Senetor ee aqalka sare ee baarlamaanka Kenya.
Dastuurka cusub ee dalka Kenya ayaa lagu qeexay in Kenya uu gobol walba kasoo gali doono 2 Senetor , taasoo noqonaysa in gobolka waqooyi bari ee Soomaalida oo kamid ah 8 gobol ee Kenya uu hali doono 2 Senotor.
Waxaana beesha Samawadal oo horay shirar ugu soo qabatay Gaarisa iyo Masallaani ay shir sadexaad ku qabteen magaalada Nairobi, kaasoo ay ku caleema saareen wasiirka Gaashaandhiga Kenya Yuusuf Xaaji ahna xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Ijaara.
Shirkan oo ka dhacay hotelka Andulus ayaa waxaa isugu yimid culumaa'udiinka iyo cuqaasha beesha uu kasoo jeedo wasiirka gaashaandhiga.
Waxaana gabagabadii shirka goobtaas laga akhriyay warsaxaafadeed ay ku saxiixanyihiin boqollaal culimo iyo ganacsato isugu jira oo ay ku cadaynayaan inay sharraaxeen xildhibaan Yuusuf Xaaji.
Gudoomiyaha golaha muslimiinta Kenya ee SUPKEM u qaabilsan gobolka waqooyi bari Sheekh C/laahi Siraad oo akhriyay warsaxaafadeedka ayaa ballan qaaday inay garab istaagi doonaan Yuusuf Xaaji oo uu ku tilmaamay inuu yahay nin u soo adeegay shacabka Kenya iyo kan gobolka waqooyi bari.
Axmed Cabdisamad, Hiiraan Online
asamad@hiiraan.com
Nairobi , Kenya
Post your comments
Aqoon isweydaarsi looga doodayay sida ay u wada shaqeyn karaan laamaha Booliska iyo dhalinyarada oo lagu soo gabagabeeyey Muqdisho (SAWIRRO)
3/28/2012 11:40 AM EST
Aqoon weydaarsigan oo ay soo qabanqaabisay hay’ada arimaha dhalinyarada ka shaqeysa ee SYAO ayaa waxaa looga doodayey habka ugu wanaagsan ee ay u wada shaqeyn karaan laamaha ammaanka Booliska iyo dhalinyarada degmooyinka G/Banaadir.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka soo laabtay Gaalkacyo kulaNna la qaatay wAfdi sare oo ka socda Midowga Yurub
3/28/2012 11:07 AM EST
Arbaco, March 28, 2012(HOL): Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka soo laabtay safar saddex cisho qaatay oo uu ku tegay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaasoo uu uga qeybgalay aaska madaxweynihii hore Marxuum C/llaahi Yuusuf Axmed.
Shirkii Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo Uganda lagu soo gabagabeeyay iyo warmurtiyeed ka soo baxay
3/28/2012 11:05 AM EST
Waxaa magaaladda Entebbe ee dalka Uganda lagu soo gabagabeeyay shirweynihii ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed , kaas oo ay ka soo qeyn galeen 120 xubnood oo kala socday Ururada, ganacsatada, qurbo-joogta, haweenka, difaacayaasha xuquuda aadana iyo saxafiyiin.
Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Guud ee wasaaradaha
3/28/2012 8:29 AM EST
Arbaco, Maarso 28, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magacaabay qaar k amid ah Agaasimeyaal Guud iyo Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland.
Madaxweyne Shariif oo dalka Ciraaq uga qaybgalaya shirka dalalka Jaamacadda Carabta ee halkaas ka furamay
3/28/2012 8:17 AM EST
Arbaco, Maarso 28, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta u ambabaxay dalka Ciraaq si uu uga qaybgalo shirka dalalka jaamacadda Carabta oo ka furmaya magaalada Baqadaad.
Iska-horimaad Saacado Kooban Socday oo Xalay ka Dhacay Deegaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose
3/28/2012 7:47 AM EST
Arbaco, Maarso 28, 2012 (HOL) — Iska-hor-imaadkaan oo ahaa mid xooggan islamarkaasina qaatay saacado ayaa u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa Kenya oo isku dhan ah iyo xarakada Al-shabaab.
Guddoomiyeyaasha Guddi hoosaadyada Baarlamaanka Somalia oo wada dadaallo ay ku xallinayaan khilaafka Baarlamaanka
3/28/2012 7:37 AM EST
Arbaco, Maarso 28, 2012 (HOL) — Guddoomiyeyaasha guddiyada baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay wadaan qorshe ay ku doonayaan in xal looga gaaro khilaafka ka dhex-oogan baarlamaanka.
Qarammada Midoobay oo ku baaqday in la dhowro shacabka iyo hay'adaha samofalka ee Muqdisho ka shaqeeya
3/28/2012 2:56 AM EST
Arbaco, Maarso 28, 2012 (HOL) — Haya'dda Qarammada Midoobay u qaabilsan qoxootiga ee UNHCR ayaa maanta oo Arbaco ah ku baaqday in la xushmeeyo dadka shacabka ah iyo hay'adaha gargaarka ee Muqdisho ku sugan, kaddib madaafiic khasaarooyin ka geystay Muqdisho.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya oo xalay Siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho
3/28/2012 2:54 AM EST
Arbaco, Maarso 28, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa xalay siyaabo kala duwan ugu dilay magaalada Muqdisho laba sarkaal oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya, kuwaasoo mid ka mid ah la sheegay inuu ka tirsanaa madaxtooyada.
Somali News
JICA to Support Water Project in Ethiopia’s Somali Region
-
NBE
3/28/2012 2:48 PM EST
The Japan International Cooperation Agency (JICA) is to launch a project named, “Jerrer Valley and Shebele Sub-Basin Water Supply Development Plan, and Emergency Water Supply”, to formulate the water supply development plan and to provide the emergency water supply equipment in the Somali Region of Ethiopia.
On the cultures beat: Somalis find out what's in a name
-
StarTribune
3/28/2012 2:43 PM EST
Last week I wrote a story about a group of Somali poets including one who goes by his nickname, Abdi Phenomenal.The unusual nickname got me thinking about all the other local Somalis I've encountered who have colorful nicknames.
Media rights group condemns shooting of Somali journo
-
Afrique en Ligue
3/28/2012 10:34 AM EST
The Committee to Protect Journalists (CPJ) has condemned Sunday's shooting of Somali radio journalist Mohyadin Hassan Mohamed in the nation's capital, Mogadishu, and called on the authorities to ensure his safety.
Fighting pirates at sea and on land
-
The Voice of Russia
3/28/2012 10:31 AM EST
The European Union's Anti-Piracy Force will fight Somali pirates both at sea and on land under an extended mandate approved by the United Nations’ Security Council and the government of Somalia.
Briton held in Mogadishu was 'carrying suspicious materials'
-
The Guardian
3/28/2012 10:30 AM EST
Man identified as Cleve Everton Dennis held in Somali capital for suspected links to Islamist rebel group al-Shabaab.
Study of 'khat' use reveals poor understanding of effects and regulation
-
Medical Xpress
3/28/2012 10:26 AM EST
Australian states need to clarify inconsistent regulation of the stimulant “khat”, and users need to know more about the negative health effects, a research study has found.
Film deal for Wilbur Smith Somalia novel
-
The Bookseller
3/28/2012 10:21 AM EST
UK-based Reelart Media has bought film rights to Wilbur Smith's Those in Peril (Pan Macmillan), with plans for a release in 2014.
Rochester center a base camp for Somali refugees
-
RDC
3/28/2012 1:23 AM EST
Smell the food and listen to the voices. On Saturdays at the Somali Community and Development Association in Rochester, it’s as if you’re far away in Somalia.
Kenya has fractious allies in southern Somalia
-
GlobalPost
3/28/2012 1:11 AM EST
Kenyan forces in southern Somalia find it difficult to understand clan rivalries.
SOMALIA: Border town in a fix over water
-
IRIN
3/28/2012 1:08 AM EST
Water scarcity in Tog-Wajale, a town straddling the border between northwest Somalia's self-declared republic of Somaliland and Ethiopia, is threatening the health and livelihoods of locals who cannot afford to buy it.