Hiiraan Online
Wednesday, June 19, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Talaado, July 31, 2012
Dhagaysiga dacwad ka dhan ah Guddiga Diiwaan-gelinta Somaliland oo ka furantay Magaalada Hargeysa
Talaado, July 31, 2012 (HOL) — Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa si rasmi ah u furantay shalay oo Isniin ahayd dacwad ay afar urur siyaasadeed oo qiimeyntii ururada ku hadhay ku soo oogeen guddidda Diiwaangelinta ururadda yo Axsaabta qaranka.
Afartan urur siyaasadeed ayaa ka mid ahaa 15 urur siyaasadeed oo doonayey inay ka qaybgalaan doorashooyinka golaha deegaanka Somaliland oo la filayo inay dhowaan ka dhacaan dalka, balse guddidda DIiwaangelinta ururadda oo qiimeyn iyo kala reebis ku samaynayey ururadda ayaa sheegay in sagaal urur oo afartan urur ka mid yihiin ku hadheen qiimeyntaasi lagu samaynayey ururadda siyaasadda, isla markaana aanay ka qaybgali Karin doorashooyinka soo socda, halka lix urur ku soo baxeen qiimeyntaasi.
Haseyeeshee, afartan urur ayaa ku qanci waayey qiimeynta la sheegay waxayna dacwad ka dhan ah guddidaasi ka furteen maxkamadda sare, iyagoo sheegay inay marayaan wadadii sharcigu u jideeyey in cidii qanci waydaa marto oo ah garsoorka dalka.
Dhagaysigan Dcwada ka dhanka ah guddidda waxay maanta ku bilaabnantay ururka UDHIS doodiisa iyo cadaalad darada uu tirsanayo iyo wailba qodobadda sharciga ah uu sheegay in la jabiyey, halka ay guddiduna uu u joogay looyar ka difaacayey eedaha loo soo jeediyey.
Dhagaysan ayaa todobnaadkan socon doono oo urur waliba waxa uu ku eedeynayo guddidan soo bandhigay, waxaana ugu dambayn go’aan soo saari doono maxkamadda sare ee Somaliland.
Afartan urur ee gal dacwadeedka ka furtay maxkamadda ayaa kala ah Ururka UDHIS, NDB, jamhuuriga, iyo Horyaal, kuwaas oo si degan u dhagaysanayey dacwadda, waxaanay sheegeen inay marayaan jidkii sharcigu u jideeyey, wallow qaarkood ka caga jiidayeen inay maxkamaddu soo saari doonto go’aan raali galiya, rajjoo badana aanay ka filayn, balse qaarkood sheegay inay ku qanci doonaan haddii aan maxkamadda la faro galin.
Maxkamadda sare ayaa dacwado siyaasadeed oo ay xisbiyo isku haysteen hore u kala garqaaday, waxaanay qolo waliba ku dhaqantay go’aankii ka soo baxay maxkamadda.
Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland
Post your comments
Dab khasaare maaliyadeed geystay oo gubey qaar ka mid ah beeraha tuulada Karin ee Degmada Boosaaso ee Gobolka Bari
7/31/2012 3:43 PM EST
Talaado, July 31, 2012 (HOL) - Dab geystey khasaare maaliyadeed oo xoogan ayaa gelinkii danbe ee shalay ka kacay deegaan beereedka Karin oo qiyaastii 30km magaalada Boosaaso waqooyiga kaga beegan.
Madaxda wasaaradda caafimaadka Puntland oo maanta kulan la qaatay maamulka Isbitaalka guud ee Garoowe
7/31/2012 2:54 PM EST
Talaado, July 31, 2012— Madaxda wasaaradda caafimaadka ee Puntland ayaa maanta kulan la qaatay shaqaalaha ka howlgala Isbitaalka guud ee magaalada Garoowe. kulankan oo ahaa mid ay wasaaradu soo qaban qaabisay waxaa looga wada hadlayey sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha uu Isbitaalku qabo, adeega uu bulshada u hayana loo dar dar gelin lahaa.
Col. Farey oo maanta Gaalkacayo lagu aasay iyo dowladda Puntland oo dilkiisa ka tacsiyeysay
7/31/2012 2:38 PM EST
Talaado, July 31, 2012 (HOL) - Qabuuraha Cir-jiife ee magaalada Gaalkacayo waxaa duhurnimadii maanta lagu aasay AHN nabadoon Cabdilaahi Maxamed Xasan (Farey) iyo walaalkiis Cismaan Maxamed Xasan, kuwaas oo ay xalay dabley Baaskoolado ku hubeysni ku dileen gudaha xaafadda Israac.
Majaajiliistihii Caanka ahaa ee Marshaale oo Muqdisho lagu dilay
7/31/2012 1:07 PM EST
Talaado, July 31, 2012(HOL): Waxaa caawa Salaaddii maqrib kaddib Muqdisho lagu dilay Majaajiliiste ay si weyn u yaqaaneen dadka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabdi Jeylaani (Marshaale), waxaana dilkiisa ka dambeeyay kooxo hubeysan.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka oo lagu wado inay Madaxda Soomaalida kula kulanto Magaalada Nairobi ee dalka Kenya
7/31/2012 9:49 AM EST
Talaado, July 31, 2012 (HOL) — Xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Mareykanka, Hillary Clinton ayaa lagu wadaa inay madaxda Soomaaliya kula kulanto bisha soo socota ee Ogoosto magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo ay booqasho ku imaanayso.
Ishaysiga IFISO oo maanta looga dhawaaqay Muqdisho iyo Mas'uuliyiin kala duwan oo ka hadlay Munaasabadii furitaanka
7/31/2012 9:41 AM EST
Talaado, July 31, 2012 (HOL) — Magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ayaa waxaa looga dhawaaqay maanta isbahaysiga madaxa-bannaan ee turxaan-bixinta Soomaaliya, kaasoo uu guddoomiye u yahay Xasan Shire Sheekh.
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo sheegay in tuug badan oo shacabka khatar ku hayey ay xabsiga u taxaabeen
7/31/2012 8:35 AM EST
Talaado, July 31, 2012 (HOL) — Taliyaha Booliska Somaliland Jen: Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in hawlgal balaaran oo ciidanka Boolisku ay ka sameeyeen magaalada Hargeysa ay kusoo qabqabteen illaa kontomeeyo tuug kuwaasoo maalmihii u dambeeyey falal tuuganimo ah kula kacayey dadweynaha.
Murashaxiin ku shiray Muqdisho oo sheegay inay Mideynayaan Awooddooda si ay uga qaybgalaan doorashada Madaxnimo ee dalka
7/31/2012 8:25 AM EST
Talaado, July 31, 2012 (HOL) — Siddeed murashax oo ka mid ah xubnaha u taagan xilka madaxnimo ee Soomaaliya ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho ka sheegay inay mideynayaan awooddooda si ay uga qaybgalaan doorashada madaxnimo ee dalka Soomaaliya.
Kulan dhexmaray Rugta Ganacsiga Soomaaliya iyo Ganacsato Dhawaan Maxjar weyn ka furay Magaalada Muqdisho
7/31/2012 7:08 AM EST
Talaado, July 31, 2012 (HOL) — Kulankan ayaa looga hadlay sidii ay wada-shaeyn u dhexmari lahayd ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan ganacsatadii furay maxjarka Ancaam iyo ganacstada Soomaaliyeed ee dhoofisa xoolaha.
Qarax khasaare geystay oo Ciidamada DKMG ah lagu weeraray iyo shil ay ku dhinteen dad rayid ah oo Muqdisho ka dhacay
7/31/2012 6:54 AM EST
Talaado, July 31, 2012 (HOL) — Ugu yaraan saddex qof oo shacab ah ayaa ku dhintay shan kalena waxay k dhaawacmeen qarax ciidammo ka tirsan DKMG ah lagula eegay degmada Yaaqshiid iyo shil gaari oo ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Hay'adda CRD oo wadda Barnaamij loogu magac daray Baraarug oo Dhallinyarada Soomaaliyeed lagu Maalgelinayo
7/31/2012 6:41 AM EST
Talaado, July 31, 2012 (HOL) — Barnaamij loogu magacdaray Baraarug oo haya'dda CRD ay soo qabanqaabisay laguna maalgelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa shalay oo Isniin ahayd lagu qabtay Muqdisho, taasoo ay ka qaybgaleen boqolaal dhallinhyaro ah.
Ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda KMG Soomaaliya oo Xalay dhac baahsan ka geystay Degmada Afgooye
7/31/2012 2:46 AM EST
Talaado, July 31, 2012 (HOL) — Ciidammo ka tirsan kuwa dowladda KMG ah ayaa xalay dhac baahsan ka geystay xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose, iyadoo falkan uu imaanayo xilli madaxweynaha DKMG ah oo shalay booqday degmadaas uu amar ku bixiyay in laga hortago falalka dhaca ah ee ay geysanayaan ciidamada dowladda.
Dilal Qorsheysan oo siyaabo kala duwan uga dhacay Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay iyo Degmada Gaalkacyo
7/31/2012 2:41 AM EST
Talaado, July 31, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay Waqooyiga degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug nabaddoon caan iyo nin la dhashay, iyadoo sidoo kale ay kooxo hubeysan ku dileen degmada Baydhabo shalay gallinkii dambe nin taksiile ah.
Somali News
SRSG warns against intimidation in the selection of the MPs
-
UNPOS
7/31/2012 5:52 PM EST
Today is day 6 of the National Constituent Assembly and the anticipation and excitement of tomorrow’s voting day is evident. The transition in Somalia is coming to an end.
Fast forward: a newsletter to lighten up life in Dadaab
-
Radio Netherlands
7/31/2012 7:21 AM EST
Every week, six pages’ worth of news articles and short works of fiction are published in Somali and shared with residents of camp Dadaab in eastern Kenya. Named for the 500,000 people who live here, the newsletter ‘Refugee’ is the fruit of Abdirashid Abdullahi Mohamed, himself a resident for the last 20 years.
Al-Shabaab's execution of its own members reflects deepening crisis
-
Sabahi Online
7/31/2012 7:11 AM EST
Al-Shabaab's decision to execute three of its members for allegedly spying for foreign governments reflects a crisis of confidence within the ranks of the militant group, political analysts and observers say.
CANADA: Young aboriginal mothers learn pregnancy health through comic book art
-
WNN
7/31/2012 7:07 AM EST
Working to reach indigenous Aboriginal youth, as well as other Canadian youth, through comic book literature, the Canadian based Healthy Aboriginal Network is reaching the public with the launch of their latest new comic book, “It Takes a Village,” which outlines how young Canadian indigenous women can keep good health practices and habits during their maternity.
Egypt: Refugees enable psychological support in their own communities
-
Reuters AlertNet
7/31/2012 7:02 AM EST
The various conflicts in East Africa and the Middle East continue to lead to a massive influx of refugees. By January 2012, over 44,000 people had found refuge in Egypt, in particular in Cairo.
Somali refugees in the Netherlands protest
-
Radio Netherlands
7/31/2012 6:44 AM EST
Dozens of Somali refugees spent last night on the pavement outside the office of the Immigration and Naturalisation Service (IND) in the southern Dutch city of Den Bosch. The group are protesting about restrictions that have been placed on their freedom of movement.
Driver shot dead by 'al-Shabaab' suspects near Mandera town
-
Xinhua
7/31/2012 5:05 AM EST
Suspected Al-Shabaab militias on Sunday evening shot dead a Kenyan driver in northern Kenyan town of Mandera, before escaping with the vehicle towards Somalia.
Crafting A New Government In Somalia
-
VOA
7/31/2012 4:59 AM EST
A special congress has convened there to begin the process of approving a new national constitution.
Group of Somali Islamic scholars dispute some constitutional provisions
-
Sabahi
7/31/2012 4:18 AM EST
A group of Somali Muslim scholars voiced objections to several principles in the draft constitution on Sunday (July 29th), saying it is contrary to Islam, Somalia's Radio Risaala reported.
Terror, China's reach top Clinton agenda in Africa
-
AP
7/31/2012 4:10 AM EST
WASHINGTON (AP) - Growing security threats from Islamist militants and China's increasing influence throughout Africa are topping the agenda as Secretary of State Hillary Rodham Clinton begins an 11-day swing around the continent.
US drive against al Shabaab pressures Somali-American money transfers
-
Reuters
7/31/2012 3:59 AM EST
July 30 (Reuters) - A Chicago man pleaded guilty on Monday to planning to join an al Qaeda-linked group in Somalia, the latest U.S. prosecution in a crackdown that has made it harder for Somali-Americans to send money to the war-torn country.
Malta: Somali is accused of stabbing countryman
-
TimesOfMalta
7/31/2012 3:54 AM EST
A Somali man who allegedly stabbed a fellow countryman was yesterday remanded in custody after pleading not guilty.
Somali civil society launches IFISO Coalition to end impunity through vetting process
-
IFISO
7/31/2012 3:50 AM EST
As Somalia puts in place its end-of-transition political institutions a coalition of civil society actors have united to fight impunity in the context of the nominations of candidates for Parliament and the Presidency.