Hiiraan Online
Thursday, May 23, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Talaado, July 10, 2012
Shacabka Muqdisho oo laga dalbaday inay gacan ka geystaan qabsoomidda shirka lagu ansixinayo Dastuurka Cusub
Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Guddoomiyahha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka dalbaday shacabka ku nool magaalada Muqdisho inay gacan ka geystaan qabsoomidda shirka lagu ansixinayo dastuurka oo maalmahan ka furmaya Muqdisho.
Duqa Muqdisho oo sheegay in la waayay dhaqaalihii lagu ansixin lahaa dastuurka looga baahan yahay ganacsatada iyo guddoomiyeyaasha gobolka Banaadir inay gacan ka geystaan sidii ergada ansixinta dastuurka ay u martigelin lahaayeen.
"Shacabka Muqdisho waxaa sharaf u ah inay in lagu dhiso caasimadda Soomaaliya jamhuuriyaddii labaad, sidaasi darteedna looga baahan yahay in iyagoo isku duuban ay marti-geliyaan ergada ansixinta dastuurka qaybyada ah," ayuu yiri Tarsan.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa hootsa ka xariiqay in sidoo kale ay lagama maarmaan tahay in wax laga qabto ammaanka Muqdisho maadaama aan shir lagu qaban karin goob aan ammaan ahayn.
"Shirka ansixinta dastuurka wuxuu soconayaa 15-maalmood, shacabka Muqdisho waxaa looga baahan yahay inay gacan ka siiyaan hay'adaha ammaanka sidii lagu xoojin lahaa ammaanka caasimadda," ayuu yiri duqa Muqdisho.
Hadalkan ayaa imaanaya iyadoo xukuumadda KMg ah ay dhawaan sheegtay in si KMG ah loo xirayo jidadka Muqdisho qaarkood si loo sugo ammaanka dugsiga tababarka booliiska oo la filayo in lagu ansixiyo dastuurka cusub ee Soomaaliya.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Dab khasaare geystey oo qabsaday mid kamid ah xeryaha barakacayaasha ee magaalada Boosaaso (SAWIRRO)
7/10/2012 5:14 PM EST
Talaado, July 10, 2012(HOL): Dab khasaare maaliyadeed geystey ayaa goor hore oo saaka ah ka kacay mid kamid ah xeryaha ay dadka soo barakacay ku dhaqan yihiin ee ku yaal bariga magaalada Boosaaso. Dabka oo ay demintiisu mudo saacado ah qaadatay wuxuu ciida ku daray in ka badan 200 oo guri, kuwaas oo dhamaantood ahaa kuwo cooshado ka samaysan.
Mark Bowden iyo wafdi uu horkacayo oo Garowe gaaray, lana kulmay madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole
7/10/2012 8:46 AM EST
Talaado, July 10, 2012(HOL): Magaalada Garoowe waxaa maanta soo gaarey wefdi uu horkacayo xiriiriyaha Qaramada Midoobey u qaabilsan gargaarka bini aadminimada ee Soomaaliya Mark Bowden.
Dhalinyaro Aqoonyahanno ah oo golaha Deegaanka Hargeysa ku eedeeyey dhul Boob iyo Musuqmaasuq
7/10/2012 8:44 AM EST
Talaaddo, July 10, 2012 (HOL)- Dhallinyaro Aqoonyahano ah oo ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee magaaladda Hargeysa ayaa dawladda hoose ku eedeeyey in meelihii danta guud ahaa bililiqaysanayaan, iyagoo ka faa’iidaysanaya wakhtigan kala guurka ah ee golaha deegaankii hore wakhtiga ka dhamaatay mid kalana la sugayo inuu bedelo.
Ra'iisul Wasaaraha Somalia iyo Danjire Augustine Mahiga oo Maanta kulan la yeeshay Odayaasha Dhaqanka ee Muqdisho ku shirsan
7/10/2012 8:44 AM EST
Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali iyo ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uga wakiilka ah arrimaha Soomaaliya, danjire Augustine Phillip Mahiga ayaa maanta kula kulmay Muqdisho odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.
Markab weyn oo xoolaha qaadda oo xalay dab ku qabsaday Dekadda Berbera oo lagu guuleystay in la badbaadiyo
7/10/2012 8:42 AM EST
Talaado, July, 10 2012 (HOL)- Markab weyn oo nooca xoolaha qaadda ah oo magaciisa la yidhaa M/V-Al-iimaan ayaa xalay fiidkii dab ku qabsaday dekadda Berbera, haseyeeshee markiiba waxa lagu guuleystay in la bakhtiiyo.
Hoobiyeyaal lagu weeraray Degmad Baydhabo iyo Dhaqdhaqaaqyo Ciidanka oo laga dareemayo Magaaladaas
7/10/2012 7:35 AM EST
Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta lagu weeraray hoobiyeyaal kuwaasoo ku dhacay suuqa xoolaha Baydhabo, iyadoo sidoo kalena laga dareemayo degmada dhaqdhaqaaqyo ciidan.
Danjire Augustine Mahiga oo ka digay in la carqaladeeyo dadaallada ay Soomaaliya uga baxayso xilliga KMG ah
7/10/2012 4:32 AM EST
Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Augustine Mahiga ayaa u digay cid walba oo isku dayda inay carqaladayso hanaanka geedi-socodka ah ee looga baxayo xilliga kala guurka ah.
Madaxweyne Sheekh Shariif oo Odayaasha Dhaqanka ka codsaday inay faraha kala baxaan Ansixinta Dastuurka Qabyada ah
7/10/2012 4:16 AM EST
Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Madaxweynaha DKMG Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka ee ku shirsan Muqdisho inay faraha kala baxaan ansixinta dastuurka oo lagu wado in maalmaha soo socda uu ka dhaco magaalada Muqdisho.
Militariga Kenya oo Howlgallo Xiliyada Habeenkii ah ka Bilaabay Xaafadda (Estleigh) Islii ee Magaalada Nairobi
7/10/2012 4:11 AM EST
Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Cutubyo katirsan ciidamada Militariga Kenya ayaa dhowrkii habeen ee ugu danbeeyay waxa ay howlgallo ballaaran ka bilaabeen xaafadda ay Soomaalidu ku badantahay ee Eastleigh, iyadoona howlgalladaasi ay ciidamadu ku qabqabteen dad badan oo sharci la'aan ah.
Mursharax Dr. C/raxmaan Baadiyoow oo ku baaqay inaan la carqaladeyn geeddi-socodka xilliga kala-guurka
7/10/2012 3:49 AM EST
Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska murashaxa madaxweynenimo ee Soomaaliya, Dr. C/raxmaan Macallin C/llaahi (Baadiyoow) ayaa looga digay inaan la carqaladeyn geeddi-socodka xilliga kala-guurka ah ee socda.
Kooxo hubeysan oo degmada Dharkeynley ku dilay sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Milateriga DKMG Soomaaliya
7/10/2012 3:21 AM EST
Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa xalay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ku dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka, xilli uu ku socday gurigiisa, waxaana kooxaha dilka geystay u suurogashay inay ka baxsadaan halkaas.
Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya oo sheegay in qofkii dil geysta agu dili doono halka uu dilka ku geystay
7/10/2012 3:04 AM EST
Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Sooamaliya, Jen. Cabdikariin Yuusuf Aadan Dheg-badan) oo ka hadlay falalka dilka ah ee ka dhaca degmooyinka Muqdisho qaarkood ayaa sheegay in qofkii dil geysta ama tuute ha wato ama yuusan wadane lagu dili doono halkii uu dilka ku geystay.
Somali News
Call for ceasefire in Toronto's Somali community planned
-
Toronto Star
7/10/2012 10:39 AM EST
TORONTO - Outspoken crime victim advocate Kemi Omololu-Olunloyo says working with Toronto Police to call for a ceasefire in the Somali community has been a “nightmare.”
Toronto Somali community looks for answers to end violence
-
GlobeMail
7/10/2012 10:33 AM EST
Members of Toronto’s Somali community are holding a series of meetings this month to discuss the challenges their youth are facing in the city and how best to keep their young men safe.
White sister of Somalia militants
-
Hindustan Times
7/10/2012 6:13 AM EST
British terror suspect Samantha Lewthwaite, who is on the run from police in East Africa, is in Somalia recruiting and training all-women terror squads, according to a blog.
UN Envoy Urges Somalis to Focus On Country's Future
-
UN
7/10/2012 6:03 AM EST
With slightly more than a month to go before Somalia's current transitional governing period comes to end, the top United Nations political official for the East African nation today called on all Somalis to help their country on its path to peace and stability.
Kenya: Briton Among 133 Nabbed in Terror Swoop
-
Capital FM
7/10/2012 5:51 AM EST
A Briton and two Pakistanis are among 133 foreigners arrested in Nairobi on Sunday night, for allegedly being in the country illegally, police said.
'Olympic breach' terror suspect challenges restrictions on movement
-
Telegraph
7/10/2012 5:44 AM EST
A suspected terrorist allegedly found straying near the Olympic Games site in breach of a court order is now fighting to have the restrictions on his movements lifted.
Mogadishu road closures planned for constitutional conferences
-
Sabahi Online
7/10/2012 4:58 AM EST
The Somali Committee for National Security announced that it will close certain roads in Mogadishu beginning Tuesday (July 10th) to ensure security for the duration of the National Constituent Assembly's meetings to ratify the constitution, Somalia's Jowhar reported Sunday.
Police arrests more than 130 foreigners in security swoop
-
Xinhua
7/10/2012 4:55 AM EST
Kenyan police have arrested 133 foreigners in a major security swoop as the east African nation enhances security amid terrorism threats across the country.
Somali youth team up for basketball
-
Minnesota Public Radio
7/10/2012 4:40 AM EST
While their parents grew up in Somalia, where soccer was the sport of choice, young Somali American athletes spend their childhoods in the urban areas of North America, where basketball is king, and there's a public court in almost every neighborhood.
UNPOS SRSG Augustine Mahiga’s Letter to the Somali People
-
UNPOS
7/10/2012 4:34 AM EST
My friends, we now find ourselves at a decisive moment in the Somali peace process. Since I last wrote to you all in March, a number of remarkable developments have taken place. We are very close to witnessing one of the most significant political events in a generation: the adoption of a provisional draft constitution by a Somali National Constituent Assembly (NCA).
Yemen: PM receives letter from Somali counterpart
-
SABA
7/10/2012 4:26 AM EST
Prime Minister Mohammed Salem Basindwa received here on Monday a letter from Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali.
Kenyan PM urges S. Korea to support peace in Somalia
-
KBC
7/10/2012 4:22 AM EST
Prime Minister Raila Odinga urged the Korean government Monday to support the ongoing efforts to restore peace in Somalia and the feuding nations of Sudan.
UN Urges Somalis To Focus On Country's Future With Transition Deadline Near
-
Bernama
7/10/2012 4:21 AM EST
With just over a month to go before Somalia's current transitional governing period comes to end, the top United Nations political official for the Horn of Africa nation has called on all Somalis to help their country on its path to peace and stability.