Hiiraan Online
Thursday, May 23, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Talaado, Aug 7 , 2012
Ra'iisul Wasaaraha DKMG ah oo Maanta ku dhawaaqay inuu yahay Murashax u taagan xilka Madaxweynenimo ee Somalia
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha xukuumadda DKMG ah ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku dhawaaqaya inuu yahay murashax u taagan xilka madaxweynimoe ee Soomaaliya, taasoo sare u qaadaysa xubnaha u taagan qabashada xafiiska madaxnimo ee Soomaaliya.
Sidoo kale, ra'iisul wasaaruhu wuxuu xalay casho-sharaf u sameeyay odayaasha dhaqanka ee ku howlan soo xulidda xildhibaannada baarlamaanka, wuxuuna ku ammaanay inay yihiin geesiyaal naftooda u huray in Soomaaliya ay ka saaraan xilliga KMG ah.
"Caawa waxaan idin kugu yeeray inaan idin kaga mahadceliyo howshii adkeyd ee aad qabteen si dalku uu uga baxo KMG-nimada. Mahaddaasna Alle ka sokoow idinka ayaa leh," ayuu yiri C/weli Gaas.
Ra'iisul wasaaraha oo ka hadlayay markii xilka loo magacaabayay sannadkii hore, ayuu sheegay in rasaasta ay soo ridayeen xoogagga Al-shabaab ay kusoo dhacaysay madaxtooyada, balse dadaal ay xukuumadiisu sameysay lagu gaaray in maanta ay Muqdisho noqoto meel ammaan ah oo lagu ansixiyay dastuurka KMG ah ee dalku uu yeelanayo.
Dhanka kale, ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in markii hore uu qorsheystay inuu dib ugu laabto qoyskiisa markii uu xiliga KMG ah dhammaado, basle cadaadisyo ku yimid darteen uu go'aansaday inuu sii wato howsha uu dalka u hayo, uuna isku sharraxo xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa isaguna horay u sheegay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxnimo ee Soomaaliya, isagoo rajo weyn ka muujiyay inuu doorashada ku guuleysan doono.
Xubno badan oo qaarkood ay ka socdan xisbiyo siyaasadeed ayaa iyaguna u taagan qabashada xilka madaxnimo ee Soomaaliya, iyadoo afhayeenka baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan uu isaguna sheegay inuu hunguri kaga jiro xilka madaxnimo ee Soomaaliya.
Waxaa haatan magaalada Muqdisho ka socota xafladda uu ra'iisul wasaaraha DKMG ah kaga dhawaaqayo inuu yahay murashax u taagan xilka madaxnenimo ee dalka Soomaaliya.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Yuusuf Garaad muxuu uga tegay BBC-da? (DAAWO VIDEO)
8/7/2012 5:38 PM EST
Talaado, August 07, 2012(HOL): Madaxii Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa shaaciyay in uu xilkaas iska casilay, isla markaana uu ka qeybqaadan doono xasilinta iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya. Haddaba maxay tahay sababta uu shaqada ka tago.
Magaalada Bristol oo Xalay Afur iyo Casha Sharfeed loogu Sameeyey Orodyahanada Zamzam iyo Maxamed
8/7/2012 4:38 PM EST
Talaado, August 07, 2012(HOL)Xafladan Afur iyo Casha Sharafeedkan lagu maamuusayey Oradyahanada Dalkeena matalayey ee kala aha Zamzam Maxamed Faarax iyo Maxamed Xasan ayaa xalat si heer sare ah uga qabsoontay Magaalada Bristol ee Dalkan Ingiriiska.
Golaha wakiilada Puntland oo meel mariyey xeerka doorashada goleyaasha deegaanka iyo kal-fadhigoodii 28aad oo soo xirmay
8/7/2012 4:18 PM EST
Talaado, August 07, 2012(HO): Golaha wakiilada ee Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyey xeerka doorashooyinka golaha deegaanka.
Askar dhaawac ah iyo Al-Fannaan Cabdi Tahliil oo daweyn dibadeed loo qaaday
8/7/2012 11:14 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012— Dowladda KMG ah ayaa maanta ka dhoofisay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ciidammo ku dhaawacmay dagaallada ay kula jirto Xarakada Al-shabaab iyo fannaanka Cabdi Tahliil Warsame oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay Muqdisho si loogu soo daweeyo dalka dibaddiisa.
Beesha Gaaljecel oo kasoo horjeesatay xubno loo gudbiyay guddiga soo xulista Baarlamaanka
8/7/2012 11:13 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012— Beesha Gaaljecel oo ka mid ah beelaha Hawiye ayaa si weyn u diiday liis la sheegay in ay ku qornaayeen shaqsiyaad loo magacaabay in ay beesha u metelayaan baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ee lagu mashquulsan yahay soo xulitaanka xubnihiisa.
Dood-cilmiyeed looga hadlayay Sidii lagu kobicin lahaa Ganacsiga Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
8/7/2012 8:50 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Dooddan looga hadlayay sidii kor loogu qaadi karo ganacsiga dalka si uu u kobco dhaqaalaha oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayhaa waxaa ka qaybgalay ganacsato isugu jiray rag iyo dumar.
Beelaha Soomaalida qaarkood oo kasoo horjeestay qaabka loo xulayo xildhibaannada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya
8/7/2012 8:40 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Beelaha Soomaalida qaarkood ayaa aad uga soo horjeestay qaabka loo xulayo xildhibaannada baarlamaanka cusub ee dalka Soomaaliya, waxaana beelaha cabanaya ka mid ah beesha Gaaljecel oo eedeyn u jeedisay wakiilka ugaaskooda.
Golaha Wakiiladda Somaliland oo fadhi aan caadi ahayn ku Ansxiyey wax ka bedelkii lagu sameeyey Xeerka Doorashooyinka
8/7/2012 8:17 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Golaha Wakiiladda oo Kalfadhi aan caadi ahayn maanta iskugu yimid, ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyey wax ka bedel iyo kaabis lagu sameeyey xeerka doorashooyinka Somaliland.
Xarakada Al-shabaab oo Guddoomiye cusub u Magacowday Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose
8/7/2012 8:13 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Wareegto kasoo baxday maamulka sare ee Xarakada Al-shabaab ayaa xilka looga qaaday gudoomiyihii hore ee Degmada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali, iyadoona xilkaasi loo magacaabay Gudoomiye cusub.
Dowladda Uganda oo Soomaaliya u soo dirtay 28 sarkaal oo Ciidamada Cirka ah si ay gacan u geystaan sugidda Ammaanka Muqdisho
8/7/2012 8:07 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Dowladda Uganda ayaa sheegtay in 28-sarkaal oo ka tirsan kuwa ciidamada cirka dalkeeda ay u dirtay Soomaaliya si ay uga qayb uga qaataan sugidda ammaanka Muqdisho oo lagu wado inay dhammaadka bishan ka dhacdo doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.
Ciidamada Dowladda iyo kuwa xoogagga Raaskaambooni oo dagaal kula wareegay deegaanka Biibi ee Gobolka Jubbada Hoose
8/7/2012 8:06 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Raaskaambooni oo kaashanaya Militariga Kenya ayaa shalay gelinkii danbe la wareegay deegaanka Biibi oo qiyaastii 90 KM u jira magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka dawladda Denmark u fadhiyi doona Somaliland
8/7/2012 8:05 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay in dawladda Denmark ay xafiis ka furanayso Magaalada Hargeysa, isla markaana shaqadeedda ay si rasmi ah u bilaabayso.
Qarax Sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan
8/7/2012 7:29 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Inta la og-yahay labo askari oo ka tirsanaa ciidamada maamulka DKMG ee gobollka Hiiraan ayaa ku dhintay illaa shan qof oo kalana way ku dhaawacmeen, kaddib markii si lama filaan ah uu mid ka mid askarta geeriyootay ugu qaraxday Bam uu sitay, xilli ay ku sugnaayeen xaafadda Xaawa Taako ee magaalada Baladweyne.
Suxufiyad ka hawlgasha Telefishanka Xukuumadda Somaliland oo Booliiska Degmada Boorame ay dhibaato u geysteen
8/7/2012 4:41 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Suxufiyad ka hawlay Telefishanka xukuumadda Somaliland oo lagu magacaabo Hodan Caafi ayaa waxaa dhibaato u gaystay taliye ku xigeenka saldhiga dhexe ee bileyska Boorame ee gobolka Awdal, kaas waxyeello kasoo gaadhay wejiga sida Ilkaha, isha hoosteedda iyo dibinta oo la sheegay inay dilaacday.
Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya oo xalay la kulmay Saraakiisha Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM
8/7/2012 4:13 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan kula yeeshay madaxtooyada Somalia saraakiisha ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM, isagoo uga mahadceliyay guusha ay ka gaareen dagaalladii ay Muqdisho kula galeen Al-shabaab.
Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay khilaafka ka taagan soo xulida Xildhibaanada Gobolka uga mid noqonaya Baarlamanka soo socda
8/7/2012 3:49 AM EST
Talaado, Ogoosto 07, 2012 (HOL) — Iyadoo guud ahaan marka aad eegto khilaaf xoogan uu ka taagan yahay arinta ku saabsan soo xulista xildhibannada uga mid noqonaya gobollka Hiiraan baarlamaanka soo socda, ayaa waxaa arintaa ka hadllay mas’uuliyiinta maamulka gobolka.
Somali News
Guushii uu soo hooyey Mo Farah ee oradka 10000 m
-
Ethiopian Review
8/7/2012 5:51 PM EST
Guushii uu soo hooyey Mo Farah ee oradka 10000 m. 2012 London Olympic games
British Somalis: nomads no more
-
Guardian
8/7/2012 5:47 PM EST
For most of my childhood in London people were confused by me. They would look at me askance and ask, "Are you Pakistani or Jamaican?" "I'm from Somalia," I would reply irritably, receiving a blank look before the inevitable response: "Where's that, then?"
Journalist who fled Somalia hasn't given up hope for country
-
Journal Sentinel
8/7/2012 6:19 AM EST
A boyhood friend-turned-militia fighter told him to leave the country or face death.
Somalia, UN sign deal to end child recruitment
-
Press TV
8/7/2012 6:15 AM EST
Somalia’s Transitional Federal Government and the United Nations have signed an action plan to end the country’s recruitment of young children into the Army, Press TV reports.
Somalia's new constitution hailed
-
The Citizen Daily
8/7/2012 6:13 AM EST
The United States has stepped into bilateral disputes in the waters surrounding Chin The provisional Somali constitution which was overwhelmingly endorsed by the country's National Constituent Assembly (NCA) in Mogadishu has been widely welcomed and praised as one of the top legal documents in the world.
Kenya: Stop Anti-Terror Bill Campaign, Haji Tells Groups
-
The Star
8/7/2012 6:08 AM EST
Acting Internal Security minister Yussuf Haji has criticised some of the fellow Muslims who are opposed to the anti-terrorism bill. The bill that is yet to be tabled in Parliament has divided opinion among the Muslim community with majority of the leaders opposed to it claiming that it was out to oppress them.
Somali army marches towards Buurhakaba and Diinsoor
-
Sabahi Online
8/7/2012 6:07 AM EST
Somali Transitional Federal Government forces are marching towards the towns of Buurhakaba and Diinsoor in the Bay region, and expect weak resistance from al-Shabaab members hiding in surrounding villages.
Uganda sends 28 senior air force officers to Somalia
-
UGPulse
8/7/2012 6:04 AM EST
The Uganda Peoples Defense Forces has today flagged off a contingent of 28 senior officers to the Somali capital Mogadishu.
Ruto accuses Clinton of meddling
-
Daily Nation
8/7/2012 6:00 AM EST
A presidential aspirant in next year’s general elections on Monday accused US Secretary of State Hillary Clinton of plotting to lock him and Deputy Prime Minister Uhuru Kenyatta from the race.
Moving Somalia Toward Lasting Stability
-
VOA
8/7/2012 5:48 AM EST
An assembly of Somali delegates has drafted and overwhelmingly approved a Provisional Constitution for that nation, paving the way for a new government to be established there.
Despite losses, Somalia's Shebab remain major threat
-
AFP
8/7/2012 4:48 AM EST
MOGADISHU (AFP) - Sitting in the ruins of what was once Somalia's most exclusive hotel, skinny ex-child soldier Mohamed Abdi Khadar recounts the months he spent fighting with al-Qaida-allied Shebab insurgents.
AMISOM committed to supporting Somalia one year after liberation of Mogadishu
-
AMISOM
8/7/2012 4:31 AM EST
Mogadishu- August 7th,2012: As Somalia today marks the first anniversary of the liberation of the capital, Mogadishu, from Al Qaeda affiliated terrorists, the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia...
UN slams media reports as Somalis strike key deal towards ending transition
-
Pana
8/7/2012 4:21 AM EST
The United Nations (UN) has disputed reports on Somali media that President Sharif Hassan Ahmed walked out of a key meeting to discuss the terms of dissolving the country’s ruling interim government during a meeting in Nairobi of the signatories.