Hiiraan Online
Saturday, May 25, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Aug 24, 2012
Markab Shidaal Siday oo Xalay ku Gubtay Dekedda Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland
Jimco, Ogoosto 24, 2012 (HOL) — Waxaa xalay fiidkii gubtey markab ku xirnaa dekedda magaalada Boosaaso, markabka gubtey oo ahaa mid yar laguna magacaabi jirey Benderqasim-2, waxaa iska lahayd shirkadda Xidig, wuxuuna sidey shixnad shidaal ah oo uu dalka Yemen ka keenay.
Ciidamada dab demiska ayaa durbadiiba goobta soo gaarey, waxayna ku guuleysteen in markabka dabku qabsaday ay u jiidaan meel ka baxsan gudaha dekedda, maadaama ay xiligan marsadu tahay mid aad mashquul u ah gaadiid badanina ay ku xiran yihiin.
Sidoo kale waxaa lagu guuleystey in laga dejiyo in badan oo kamid ah xamuulkii shidaalka ahaa ee uu sidey, si looga baaqsado khatar la fili karey in ay timaado hadii xakamayntiisa lagu guul daraysto.
Mulkiilaha markabka gubtey oo lagu magacaabo Xidig Maxamuud Xaaji Faarax, ayaa HOL u sheegay in aan la ogeyn sababta dhalisay gubashada markabka, wuxuuna intaas ku daray in aysan jirin cid ay dabkaas waxyeelo kasoo gaartey.
"Ma garan karno waxa uu dabku ka bilowday, balse waxan kuu xaqiijinayaa in aysan cidna wax ku noqon, markabkase ay waxyeelo badani soo gaartey"
Gubashada gaadiidka badda ayaan ahayn mid ugub ku ah dekeda magaalada Boosaaso, hase ahaatee intii u dhexeysey 2009-2010 ayaa waxaa sidan oo kale ugu bas beelay 2 doonyood oo shidaal sidey, kadib markii demintooda lagu guul dareystay.
Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
xaajidirir@hiiraan.com
Puntland, Soomaaliya
Post your comments
Arday wax ka barata Jaamacadaha Soomaaliland oo qalab guddoonsiisay Jaamacada Hiiraan University
8/24/2012 10:52 AM EST
Jimco, Ogoosto, 24, 2012 (HOL ) – Ardayda wax ka barata Jaamacadaha ku yaala Soomaaliland hasse ahaatee ka soo jeeda gobollka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay waxaa ay qalab wax barasho guddoonsiiyeen Jaamacada Hiiraan University ee magaalada Baladweyne.
Madaxweyne Shariif Sheekh oo la kulmay Odayaashii Dhaqanka ee soo xulay Xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
8/24/2012 5:00 AM EST
Jimco, Ogoosto 24, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa la kulmay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee xidhibaannada soo xulay, kuwaasoo ku eedeeya guddiga farsamada inay iska tuureen xubnihii ay soo xuleen ayna qorteen kuwo ay iyagu doonayaan.
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka oo sheegay in maanta ay ku eg-tahay Qabashad Araajida Murashaxiinta
8/24/2012 4:48 AM EST
Jimco, Ogoosto 24, 2012 (HOL) — Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay maanta ku eg-tahay qabashada araajida murashaxiinta u taagan xilka guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa.
Kooxo Bastoolado ku hubeysan oo Xalay Macallin Dugsi ku dilay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir
8/24/2012 4:46 AM EST
Jimco, Ogoosto 24, 2012 (HOL) — Kooxo Hubeysan ayaa xalay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ku dilay macallin dugsi Qu'raan oo si weyn looga yaqaan deegmadaas; iyadoo aan la ogeyn sababta loo dilay macallinkaas iyo kooxaha dilkiisa ka dambeeyay.
Xukuumadda Itoobiya oo sheegtay in Maydka Ra'iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya la Aasayo Toddobad kaddib
8/24/2012 4:42 AM EST
Jimco, Ogoosto 24, 2012 (HOL) — Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in maydka ra'iisul wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi la aasi doono toddobaad kaddib, iyadoo dadweynaha dalkaas loo ogolaaday inay maydka ku booqdaan qasriga Qaranka dalkaas si ay u sagootiyaan.
Eeyo Cudurro halis ah qaba oo Dad shacab ah ku dhaawacay Deegaanka Buulo-Mareer ee Gobolka Shabeellada Hoose
8/24/2012 4:37 AM EST
Jimco, Ogoosto 24, 2012 (HOL) — Eeyo qaba cudurka raabiyada ayaa dad ka badan 10-qof ku dhaawacay deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabellada hoose sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo ku sugan deegaankaas, waxaana dadka ay soo gaareen dhaawacyada qaarkood la sheegay inay aad ula xanuunsanayaan dhaawacyadii gaaray.
Somali News
Mogadishu Safer, but Still Dangerous
-
VOA
8/24/2012 5:25 PM EST
MOGADISHU (VOA) — Today whoever visits Somalia's capital will tell you how significantly security has improved in the city. Ordinary Somalis don’t have to face the constant street fighting they endured during the last two decades.
Minister on the spot over Tana clashes
-
Daily Nation
8/24/2012 9:10 AM EST
An assistant minister is being investigated in connection with the violence in Tana River County in which scores of people have been killed.
Driven from Somalia, a former refugee thanks Australia for his new life
-
UNHCR
8/24/2012 9:04 AM EST
Ahmed Dini was only three-years-old when his mother carried him from the violence of Somalia to the safety of a refugee camp in Kenya. Years in refugee camps that seemed without hope lay ahead.
Al Qaeda in Somalia recruits Somali students in Pakistan
-
The Friday Times
8/24/2012 8:59 AM EST
Groups linked to Al Qaeda in Somalia are using the international terror network to recruit Somali students in Pakistan and train them to carry out terrorist attacks in Europe, security analysts fear.
Mo Farah: Northampton investigate Brett Sharman's Twitter message
-
BBC
8/24/2012 7:18 AM EST
Northampton Saints are carrying out internal disciplinary procedures over a comment one of their players made about Mo Farah on Twitter.
3 Somali officers killed in Mogadishu
-
Press TV
8/24/2012 7:01 AM EST
At least three Somali officers have been killed and 12 others injured in an attack carried by armed men in the Suqa Holaha district of the capital Mogadishu.
Somalia: Life returns in aftermath of al-Shabab
-
Mail & Guardian Online
8/24/2012 6:52 AM EST
Painted signs, even of a policeman on a busy road, attest to growing trade and returning exiles in Somalia.
Court finds Norwegian mass killer Breivik sane
-
Reuters
8/24/2012 4:59 AM EST
A Norwegian court found Anders Behring Breivik sane on Friday and gave him a maximum jail term for murdering 77 people in a shooting and bombing last year, offering closure to a Nordic nation devastated by its worst attack since World War Two.
Democracy Unlikely In Post-Meles Ethiopia – Analysis
-
Eurasia Review
8/24/2012 2:12 AM EST
The death of Prime Minister Meles Zenawi, who has been Ethiopia’s epicentre for 21 years, will have profound national and regional consequences, but democracy and an end to repression appear unlikely, according to analysts.
Humanitarian crisis looms in Mandera region after fighting
-
Xinhua
8/24/2012 2:01 AM EST
MANDERA (Xinhua) - Humanitarian crisis is looming in Mandera County of northern Kenya following the escalation of inter-communal fighting that has so far left more than 10 people dead since Monday.
US: North Dakota man found guilty of murder
-
AP
8/24/2012 1:36 AM EST
JAMESTOWN (AP) — A North Dakota man who admitted he hit an 18-year-old Somali man whose dead body was found in a ditch was found guilty of murder and criminal conspiracy Thursday.