Hiiraan Online
Friday, May 24, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Axad, Aug 19, 2012
Magaalada Baladweyne iyo Degmooyinka kale ee Gobolka Hiiraan oo Maanta si weyn looga wada ciiday
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Magaalada Baladweyne ee xarunta maamulka gobollka Hiiraan ayaa maanta si la mid ah gobollada kale ee dalka Soomaliya waxaa looga oogay munaasabada Ciidul-fidriga.
Laga soo bilaabo kadib salaadii cishaha ee xalay ilaa saakay waabarigii hore waxaa ka socday maasijiyada ku yaala magaalada Takbiirta Ciida, waxaana ay dadku iyadoo dadku ay isku marxabeynayaan.
Guud ahaan marka la eego amaanku waxaa uu ahaa mid hagaagsan mana jirin saakay bandowgii inta badan waabariga hore ciidamada Itoobiya saari jireen magaalada si ay amaanka u xaqiijiyaan, waxaana ay ahaayeen dadweynaha kuwo si caad ah isku dhaxmarayay.
Laakiin dhinaca kale marka aad eego ma jirin goob fagaaro ah oo ay dadku si wadajir ah ugu oogeen salaada, marka laga soo tago masaajida qaarkood iyo saldhiga baliiska magaalada oo ay ku tukadeen dad kooban.
Xaafaddaha iyo is-gooysyada magaalada ayaa lagu arkayaan dad u badan haween iyo caruur si farxad leh ugu ciideysanaya, gaar ahaan caruurta oo Ciidan ay u tahay mid ay iyagu gaar u leeyihiin.
Dhinaca kale wararka laga hellayo degmooyinka kale ee gobollka sida Buula-burte, Jalalaqsi, Maxaas, iyo Matabaan ayaa sheegaya in siweyn looga Ciiday.
Ciidan ayaa ku soo beegantay xili magaalada uu ka jiro maamul hoostaga dowladda KMG waxaana sidoo kale ku sugan magaalada ciidamo Itoobiyaan ah iyo waliba tiro kooban oo ka tirsan ciidamada midowgga Africa AMISOM ee ka socda dowladda Jabuuti.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
Baladweyne Soomaaliya
Post your comments
Magaalada Västerås ee dalka Sweden oo si weyn looga ciiday? (SAWIRRO)
8/19/2012 11:10 AM EST
Isniin, August 19, 2012(HOL): Magaalada Västerås ee gobolka Västmanland ee dalka Sweden ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo dadka ku tukadeen Salaaddii Ciidda goob aad u ballaaran oo loo diyaariyay.
Dadweynaha Somaliland oo si weyn looga dabaal degay maalinta Ciidda iyo madaxweynaha oo Somalia u duceeyey
8/19/2012 11:03 AM EST
Axad, Ogoosto, 19, 2012 (HOL)-Dadweynaha Somaliland ayaa maanta si weyn ugu dabaal degay ciidda soonfur oo caalamka oo dhan laga wada Ciiday.
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo si weyn looga ciidey
8/19/2012 10:00 AM EST
Axad, August 19, 2012(HOL): Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da bisha Shawaal ee sanadka Hijriga, kuna beegan 19-August-2012, waxaa si weyn dunida Muslimka ah loogaga dabaal degayaa munaasabadda Ciidul-fidriga.
Beesha Caalamka oo sheegtay inaan Maalin Dheeraad ah lagu Darayn 20-ka Ogoosto oo Howsha DKMG ah ay ku eg-tahay
8/19/2012 9:46 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Iyadoo lagu jiro xilligii loo asteeyay inay ka baxdo Soomaaliya ku-meel-gaarnimada ayay xubno ka tirsan beesha caalamka oo Muqdisho ku shiray waxay si wadajir ah warsaxaafadeed uga soo saareen arrintan.
Deegaanada ay Al-shabaab ka taliso oo si weyn looga Ciiday iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Dagaal ku baaqay
8/19/2012 8:54 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Deegaannada ay ka taliso Xarakada Al-shabaab ayaa si weyn looga ciiday maanta iyadoo ay dadweynihii salaadda kasoo qaybgalay ay la hadleen mas'uuliyiin ka tirsan Al-shabaab oo uu ka mid ahaa Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Maxaabiis Cafis loo fidiyay Ciiddul-Fidriga Awgeed oo maanta laga sii daayay Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho
8/19/2012 8:16 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Xabsiga dhexe ee Muqdisho (Gaalshire) ayaa laga sii daayay maanta 220 maxbuus oo ciiddul fidriga awgeed cafis loo fidiyay waxayna maxaabiistan isugu jireen rag iyo dumar.
Soomaalida iyo Muslimiinta kale ee ku nool Magaalada Cape-town ee dalka Koonfurta Afrika oo si weyn ugu Dabaal-dagay Ciidda
8/19/2012 7:35 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Magaalada Cape-town ee dalka Koofur Afrika ayaa si weyn loogu soo baxay salaadda ciidda, iyadoo muslimiin aad u fara badan oo Soomaali ay ku jirtay ay buux-dhaafiyeen barxadaha lagu oogayay salaadda ciidda oo ku kala yaalla gudaha iyo duleedada magaaladaas.
Madaxda dowladda Soomaaliya oo dadweyne fara badan kula tukaday Salaaddii Ciidda Masjidka weyn ee Isbahaysiga Islaamka
8/19/2012 7:18 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa dadweyne fara badan kula tukaday maanta salaaddii ciidda masjidka weyn ee isbahaysiga Islaamka oo ah midka ugu weyn magaalada Muqdisho.
Munaasabadda Ciidul Fitriga oo Maanta si weyn looga Xusay Gobollada Jubbooyinka ee Koonfurta Soomaaliya
8/19/2012 6:59 AM EST
Axad, Ogoosto 19, 2012 (HOL) — Munaasabadda Ciidda barakeysan ee ciiddul Fitriga oo maanta muslimiin badan oo caalamka ku nool ay siyaabo kala duwan ugu dabaaldegeen ayaa waxa siweyn looga xusay degmooyinka kala duwan ee Jubooyinka.
Soomaalida ku nool dalka Kenya oo u dabaal dagay Ciidulfidri (SAWIRRO)
8/19/2012 5:40 AM EST
Axad, August 19, 2012 (HOL) - Kumannaan Soomaali ah ayaa maanta isugu soo baxay salaadii ciida, goobo kala duwan oo ka mid ah dalka Kenya.
Heeso Xul ah: Ciid Wanaagsan
8/19/2012 1:50 AM EST
Youtube: Halkaan ka dhageyso heeso aan idiinku talagalnay maalinta Ciidda
Somali News
Sidee maanta loo ciiday (Daawo Sawirada)
-
HOL
8/19/2012 1:27 PM EST
Officials among 31 dead in Sudan plane blast
-
AFP
8/19/2012 5:21 AM EST
All 31 people aboard an airplane carrying an “official delegation” to Sudan’s war-torn South Kordofan state for a function marking the Muslim Eid holiday were killed on Sunday, an aviation official said.
Optimism as Somalia goes to polls
-
Daily Nation
8/19/2012 5:08 AM EST
A flicker of hope lingers over war-weary Somalia. The country goes to the polls on Monday to pick a new president as the curtain falls on the Transitional Federal Government.
The ordeal of Kenyans in Arab ‘slave markets’
-
Daily Nation
8/19/2012 5:01 AM EST
Mwanaisha Hussein stands forlornly in a queue at the ministry of Foreign Affairs reception. She, like many other visitors to the building, is headed to an office on the second floor where only three people are allowed in at a time.
Legislators demand Museveni’s explanation on chopper crash
-
Daily Monitor
8/19/2012 4:51 AM EST
Members of Parliament have demanded that President Museveni address the nation on the helicopter crash that killed seven Ugandan soldiers and damaged three MI-24 helicopters on August 11, in Kenya. The Lawmakers described as “casual” the way government has handled the tragedy and wondered why government has even failed to announce a day of mourning.
Navy Thwarts Attempted Hijack of 2 Iranian Cargo Ships
-
Fars News Agency
8/19/2012 4:48 AM EST
The Iranian Navy fleet deployed in the Gulf of Aden thwarted massive pirate attacks on two Iranian cargo ships near Bab-el-Mandeb Strait.
Besigye calls for Somalia Audit
-
UGPulse
8/19/2012 4:46 AM EST
Forum for the democratic change president Dr. Kiiza Besigye has called for an audit into the UPDF peace keeping mission in Somalia.
Ugandan soldiers killed in Kenya helicopter crash return home
-
Daily Monitor
8/19/2012 4:44 AM EST
A plane carrying the bodies of the seven Uganda air force officers who died in Sunday’s MI-24 helicopters crash has just landed at the Entebbe Air force base.
Why the war between Somalia and UK was costly
-
The Standard Digital
8/19/2012 4:42 AM EST
It is difficult to defeat a super power in a battlefield and live to savour the victory unmolested. When a super power loses a conventional war, it resorts to unconventional methods to extract revenge. This became abundantly clear to Somalia, whose guerrilla fighters outwitted Britain when the two sides met in a mismatched bush encounter.
Heeso Xul ah - Munaasabadda Maalinta Ciidda
-
HOL
8/19/2012 2:13 AM EST