Hiiraan Online
Wednesday, May 22, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Aug 17, 2012
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Danjire Mahiga oo kulmay hadalna soo saaray
Jimco, Ogoosto 17, 2012 (HOL) — Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka hadlay shaqada guddiga farsamada iyo xulitaanka xildhibaannada baarlamaanka iyo weliba dhammeystirka marxaladda KMG ah, kaddib kulan uu la qaatay ergayga qaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya dajire Augustine Mahiga.
Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen madaxweyaha danjire Mahiga ayuu ku sheegay in guddiga TSC-du ay shaqadoodu tahay kaliya inay hubiyaan in xubnaha baarlamaanku ay buuxiyeen shuruudihii lagu heshiiyay (criteria), shirarkii Garoowe, Galkacyo, Addis Ababa iyo Nairobi.
“Waxaan isla garannay in 20-ka Agoosto marka loogu yar yahay baarlamaanka aan haysano, heshiisyadii Garoowe, Gaalkacyo, Addis Ababa iyo Nairobi in la ixtiraamo, guddiga farsamadu waxay leeyihiin inay criteria-da dadka u fiiriyaan, awood intaas ka baxsan malaha, hadday wax khilaafa yimaadaana guddiga odayaasha ah ee u xilsaaran ayaa iska leh,” ayuu yiri Shariif Sheekh.
Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay inaan la aqbali karin in shaqsiyaad gaar ah la bartilmaameedsado oo loo diido inay baarlamaanka ka mid noqdaan, wuxuuna yiri. “Waxaan ka wada hadalnay inaysan jiri karin lana aqbali karin in qof ama shaqsi ama koox la bartilmaameedsado, wax walbana ay ku dhammaadaan sidii loogu talo galay.”
Madaxweynaha ay saxaafaddu weydiisay in baarlamaanka cusub ay ka mid noqon karaan hoggaamiye kooxeedyadii dalka, wuxuu sheegay in loo baahan yahay inaan la siyaasadayn arrinta ee loo fiiriyo qof kasta inuu buuxiyay wixii lagu heshiiyay.
“Marka la rabo qof in la eedeeyo waa in maxkamad caddaalad ah ay xukuntaa. Marka qof ay maxkamad xukuntay oo la dhihi karo dambiile waaye ma jiro, waxaa laga hadlayayna waxay ahaayeen dambiilenimo, marka waxaa la rabaa inaan la siyaasadeyn oo qorshaha sida uu yahay loo wado,” ayuu madaxweynuhu yiri.
Danjire Mahiga oo isaguna ka hadlay shirka jaraa’id ayaa sheegay in masuuliyadda soo xulidda baarlamaanka ay leeyihiin kaliya odayaasha dhaqanka, isla markaana aan la aqbali karin in si gaar ah loo bartilmaameedsado shakhsiyaad ama dad gaar ah.
“Waa odayaasha dhaqnka kaliya kuwa iska leh masuuliyadda magacaabidda 275-ka xildhibaan, sida madaxweynuhu sheegay ma jiri karto wax qof si gaar ah loo bartilmaameedsan karo, tanina waa jidka kaliya ee horay loogu soconayo,” ayuu yiri danjire Mahiga oo sheegay in madaxweynaha uu leeyahay hoggaaminta dhameystirka marxaladda KMG ah.
Hadalka madaxweynaha ayaa imaanaya iyadoo guddiga xulista baarlamaanka ay dhawaan cedliyeen 57-qof oo qaarkood ay ku eedeeyeen in loo haysto dambiyo aanay sheegin.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Xaflad lagu taageerayay Murashax Dr C/raxmaan Baadiyow oo lagu qabtay Magaalada Stockholm (SAWIRRO)
8/17/2012 8:26 PM EST
Sabti, August 18, 2012(HOL): Xaflad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu taageerayay musharraxa Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyow) oo ay ka soo qeybgaleen dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, aqoonyahanno, haween, siyaasiyiin, odayaal, culimo, dhallinyaro iyo ururrada bulshada rayidka oo ka kala yimid magaalooyin kala duwan ee dalka Sweden ayaa waxay dhacday Caasimadda dalka Sweden ee Stockholm.
Liiska Xubnaha Barlamaanka Federaalka ee Soomaaliya
8/17/2012 3:01 PM EST
Jimo, Agoosto 17, 2012 (2012)Guddiga Farsamada ee xulista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gudbiyey 202 xildhibaan, waxaana dhiman 73 xubnood oo laga sugayo in ay odayaal dhaqameedka u soo gudbiyaan guddiga farsamada. Beeshad Shanaad - 23 Digil iyo Mirifle - 49 Darood - 40 Hawiye - 37
Dhallinyaro Qurbaha ka timid oo booqday Xarun lagu Tababaro Dhallinyaro dagaalladu ay saameyn ku yeesheen
8/17/2012 10:06 AM EST
Jimco, Ogoosto 17, 2012 (HOL) — Dhallinyaro ka kala yimid dalalka UK iyo Canada oo maalmahan fasax ku joogay Soomaaliya ayaa hay’adda iskuxirka iyo horumarinta dhallinyarada Soomaliyeed ee SOYDEN fursad u siisay inay dhalinyaradaas ku boodaan xarunta lagu tababaro.
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo iska diiday inuu ka mid yahay Hogaamiye Kooxeedyada Soomaaliya
8/17/2012 9:50 AM EST
Jimco, Ogoosto 17, 2012 (HOL) — Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ka mid ahaa magacyada xubno dhawaan ay guddiga xulista xidlhibaannadu dib u soo celiyeen ayaa iska fogeeyay inuu ka mid yahay hoggaamiye kooxeedyada Soomaaliya.
Hay'adda gargaarka Qalam oo Raashin Sakaatul Fidri ah u qaybisay Boqolaal Qoys oo ku nool Baydhabo iyo Hareeraheeda
8/17/2012 9:50 AM EST
Jimco, Ogoosto 17, 2012 (HOL) — Hay’adda Qalam oo ka mid ah hay'adaha dhinaca samafalka ka shaqeeya ayaa waxay maanta oo Jimco gaarsiisay boqolaal qoys oo ku nool gudaha iyo daafaha magaalada Baydhabo ee gobolka Bay raashin sakaatul Fidri ah.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo bixiyay amar lagu soo xiray Gacan yarihii Suldaanka beesha Tunni
8/17/2012 9:22 AM EST
Jimco, Ogoosto 17, 2012 (HOL) — Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya, Jen. Shariif Sheekhunaa Maye ayaa la sheegay inuu bixiyay amar lagu soo xiray gacan-yaraha ugaaska Beesha Tunni oo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed, kaasoo horay logoa saaray shirka odyaasha dhaqanku ay ku leeyihiin Muqdisho.
Xarrakada Al-shabaab oo la wareegtay gadiid siday raashin gargaar ah oo loo waday deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan
8/17/2012 8:29 AM EST
Jimco, Ogoosto 17, 2012 (HOL) — Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xoogag Xarrakada Al-shabaab ee gacanta ku haya maamulka degmada Buula-burte ee gobollka Hiiraan la wareegeen gadiid siday raashin gargaar ah oo loogu talagalay dadka ku dhibateysan qeybo ka mid ah gobollka Hiiraan.
Hay'adihii Samafalka ee dalka Turkiga oo intoodii badnaa Xilliga Kala-guurka Awgiis uga baxay Magaalada Muqdisho
8/17/2012 8:26 AM EST
Jimco, Ogoosto 17, 2012 (HOL) — In ka badan 10-hay'adood oo ka mid ah kuwa samafalka Turkiga ayaa uga baxay Muqdisho sababo la xiriira xilliga kala guurka ah ee lagu jiro, balse waxaa weli ku sugan Muqdisho afar hay'adood oo ka shaqeynaya dib u dhiska iskuullada, xarumaha dowladda iyo caafimaadka.
Booliiska AMISOM iyo Booliiska Dowlada KMG ah ee Soomaaliya oo maanta socod ku maray Waddooyinka Muqdisho Qaarkood
8/17/2012 8:23 AM EST
Jimco, Ogoosto 17, 2012 (HOL) — Ciidamada booliiska AMISOM iyo kuwa DKMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta dhoolatus ku sameeyay waddooyinka Muqdisho qaar ka mid ah, iyadoo ay noqonayso markii ugu horreysay oo booliiska AMISOM ay maraan waddooyinkaas.
Hay'adda Laanqeyrta Cas ee ICRC oo Gargaar Cunno ah u qaybisay 420,000 oo Qof oo ku nool Magaalada Muqdisho
8/17/2012 6:59 AM EST
Jimco, Ogoosto 17, 2012 (HOL) — Hay'adda caalamiga ah ee laan-qayrta cas (ICRC) ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay 420,000 qof oo ku nool Muqdisho ay u qaybisay gargaar bani'aadamnimo.
Ururka Midowga Afrika oo sheegay in AMISOM aysan Faragelin ku sameyn doonin Doorashada Madaxnimo ee Soomaaliya
8/17/2012 4:48 AM EST
Jimco, Ogoosto 17, 2012 (HOL) — Ururka Midowga Afrika ayaa sheegtay in ciidamadooda ku sugan Soomaaliya aysan wax faragelin ah ku sameyn doorashada madaxnimo ee Soomaaliyaaa, taasoo lagu wado inay dhacdo maalinta Isniinta ah ee soo socota, inkastoo wararka qaarkood ay sheegayaan inay dib u dhici karto.
Ururka Al-shabaab iyo Kenya oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka Faafax-dhuun ee Gobolka Gedo
8/17/2012 4:46 AM EST
Jimco, Ogoosto 17, 2012 (HOL) — Saraakiil u hadashay xoogagga Al-shabaab iyo Kenya ayaa guulo ka kala sheegtay dagaal culus oo shalay ka dhacay deegaanka Faafaxdhuun ee gobolka Gedo.
Somali News
202 members of the new Somali parliament
-
HOL
8/17/2012 2:56 PM EST
The Technical Committee announced today 202 members of the new Somali parliament. The remaining 73 members will be release later.
Excitement as election fever grips Somali capital Mogadishu
-
Xinhua
8/17/2012 2:22 PM EST
MOGADISHU (Xinhua) -- As date for the presidential vote on Aug 20 draws ever more closer and political activities in the city intensifies with campaigning by the burgeoning number of presidential aspirants builds up, Mogadishu is visibly in election mood.
Kenya to impose sanctions on Somalia peace spoilers
-
Daily Nation
8/17/2012 12:37 PM EST
President Kibaki has said Kenya will impose sanctions on those out to sabotage the Somalia peace process and subvert the political transition.
Female genital mutilation banned under Somalia's new constitution
-
Guardian
8/17/2012 12:25 PM EST
Activists have welcomed a ban on female genital mutilation/cutting (FGM/C) in the new constitution of Somalia – where 96% of women undergo one of the more extreme forms of the practice – but warn that translating the law into action will require more than just a legal declaration.
Somalia: A shot at stability
-
Mail and Guardian
8/17/2012 12:21 PM EST
Somalia's Parliament stands on the crest of a hill in the middle of Mogadishu. Its weathered frontage stares resignedly over the Gulf of Aden; its leeward side offers a vista over thousands of makeshift domed shacks of twigs and plastic bags, a camp for thousands of the country's displaced inhabitants.
British envoys host joint Iftar
-
The Star
8/17/2012 12:14 PM EST
The British High Commissioner Dr. Christian Turner and Her Majesty’s Ambassador to Somalia Matt Baugh hosted a joint Iftar on Tuesday night at the High commissioner's residence in Muthaiga, Nairobi. The two hour functions began at 6pm and invited Muslim faithfuls gathered for iftar which is to break their fast after sunset.
Somalia leader says security, reconciliation to top priory if reelected
-
Xinhua
8/17/2012 12:11 PM EST
MOGADISHU, Aug. 17 (Xinhua) -- Somalia's incumbent President, Sheikh Sharif Sheikh, who is vying for reelection in the upcoming leadership contest for the Horn of Africa country, has said national security and reconciliation will top his priorities if elected for a second term.
Can a new government end the violence in Somalia?
-
Deutsche Welle
8/17/2012 12:08 PM EST
Somalia is due to have a new government as the mandate of the transitional regime runs out. Many Somalis are not convinced that peace and stability will now return to their civil war-torn country.
Europe must do more to help Arab spring's 'double refugees'
-
The Guardian
8/17/2012 7:17 AM EST
Many people who suffered persecution in north Africa after fleeing Arab uprisings are finding Europe equally inhospitable.
Future looking bright for kids in Somalia's capital
-
BBC News
8/17/2012 7:12 AM EST
After twenty years of violence and famine children in Somalia's capital city, Mogadishu, are starting to look forward to a bright future.
Somalia: Latest Report Highlights Window For Peace
-
SEM
8/17/2012 7:07 AM EST
Branded a ‘failed state’, the Somali Region has become known for kidnappings of international aid workers, being the training ground for terrorists, and a base for piracy operations and its recurrent humanitarian crisis.
The Ball Is in Somalia’s Court
-
Foreign Policy Journal
8/17/2012 7:03 AM EST
On July 26, Somalis voted on their new constitution. The country is currently working towards establishing a Parliament, which will in turn nominate a President.
Somalia: Two Women Running For President
-
MISNA
8/17/2012 7:00 AM EST
Two women are running for president: Amal Abdi Ibrahim and Asha Ahmed Abdalla. In announcing her candidature, Asha Ahmed Abdalla, a member of Somali parliament....
New Somali govt: change of name, same old game
-
AFP
8/17/2012 6:59 AM EST
Somalia's transitional government ends its mandate next week after eight years of infighting, little progress and rampant corruption, but the process to replace it is "deeply flawed", analysts warn.
Three al Shabaab militias killed in Lamu operation
-
The Star
8/17/2012 6:46 AM EST
Three suspected al shaabab members were yesterday killed in Lamu East district in a joint operation comprising Kenya Defense Force soldiers and police at Boni forest. The three were in a group of seven heavily armed militants who had crossed into the country through the Kenya Somalia border.
Olympic hero Mo Farah mobbed by Kingston shoppers
-
KingstonGuaridan
8/17/2012 6:36 AM EST
newsinsideDouble Olympic gold medallist Mo Farah was mobbed and cheered by crowds when he went out shopping in Kingston yesterday. You might think after his exertions in the 10,000m and 5,000m races in London 2012 ....
Political transition could be deadly for journalists
-
IRIN
8/17/2012 3:12 AM EST
MOGADISHU (IRIN) - The recent murders of two Somali journalists have brought to 10 the number of media workers killed in the country since December 2011. Journalists and rights groups fear that more targeted killings lie ahead as the country prepares for a new government.
Uganda: Museveni, UN Discuss Somalia
-
NewVision
8/17/2012 2:17 AM EST
President Yoweri Museveni has said Uganda is ready to support Somalia as the troubled country nears an end to the transition period that will see a new parliament and president elected on August 20.
Muslim community to celebrate end of Ramadan
-
WCT
8/17/2012 2:02 AM EST
WILLMAR — After a month of fasting, Muslims will celebrate the end of Ramadan with a feast for Eid al-Fitr. Since July 20, Muslims have been observing Ramadan, the Islamic holy month, by abstaining from food, drink and sex each day from sunrise to sunset....