Hiiraan Online
Sunday, May 19, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Axad, Aug 12, 2012
Guddiga Xulista Baarlamaanka oo sheegay in Beelaha Soomaaliyeed ay soo gudbiyeen Xildhibaannadii laga doonayay
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Guddiga xulista xildhibaannada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay maanta oo Axad ah in beelaha Soomaaliyeed ee 4.5-ka ay soo dhameystireen xulidda xidhibaannada baarlamaanka cusub, iyagoo sheegay in baaritaanno kaddib ay dib u celiyeen kontomeeyo xildhibaan.
Xidlhibaannada dib loo celiyay ayay guddigu sheegeen in qaarkood lagu tuhusan yahay dambiyo, halka kuwo kalena ay tacliintooda hoosayso iyadoo ay jiraan kuwo kale oo loo celiyay iyadoo beelahooda ay soo gudbin waayeen xubnihii dumarka ahaa ee laga doonayay.
Sidoo kale, guddigu waxay sheegeen in xidhibaannada ay beeluhu ku muransan yihiin ay gacanta ku hayaan guddiga xallinta khilaafaadka, iyadoo guddiga xallinta ay dhankooda sheegeen inay gacanta ku hayaan 16 dacwadood oo ay beelo kala duwan soo gudbiyaan.
"Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in lasoo dhameystiro xulida xildhibaanada," ayay yiraahdeen gudiga oo sheegay in markaas kadib loo sameyn doono warqadaha aqoonsiga ayna dooran doonaan afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.
Xarunta gudiga ayaa waxaa ka jira buuq aad u badan, iyadoo ay halkaas ku sugan yihiin xubno xildhibaanimo doonaya iyo kuwo doonaya in odayaashu ay gudbiyaan magacyada xubnaha ay doonayaan beel ahaan inay uga mid noqdaan baarlamaanka cusub.
Dhanka kale, waxaa beelo Soomaaliyeed sheegay in cidna aysan ugu jirin xubnaha cusub ee baarlamaanka soo socda, iyagoo sheegay in la gacan bidxeeyay, waxaana ka mid ah beelahaas Beesha Karinle iyo Beelaha Reer Shabeelle oo labaduba daga dalka Itoobiya iyo qaybo ka mid ah Soomaaliya.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Xubno ka tirsan madaxdii xisbiga UDUB oo sheegay inay usoo digo rogteen xisbiga kulmiye
8/12/2012 4:13 PM EST
Axad, Ogoosto, 12, 2012 (HOL)-Xubno ka mid ah madaxda xisbiga UDUB, ayaa maanta si rasmi ah shaaca uga qaaday inay usoo digo rogteen xisbiga taladda haya ee KUlMIYE.
Maalinta Dhalinyarada Adduunka oo Muqdisho laga xusay
8/12/2012 4:01 PM EST
Axad, August 12, 2012-Waxaa magaalada Muqdishu maanta oo ah August 12 looga dabaal degay maalinta dhalinyaradda adduunka. Munaasabaddaan oo sanadkan ku soo aaday xili ay Muqdisho laga dareemayo ifafaallo nabadeed ayaa waxaa la qabtay xaflad geed talaal ah oo lagu maamusayo maalinta dhalinyaradda Adduunka.
Kooxo hubeysan oo Suuqa Bakaaraha ku dilay laba qof oo midkood uu ahaa Askari ka tirsan ciidamada DKMG ah
8/12/2012 7:28 AM EST
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa maanta ku dilay gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha laba qof oo midkood uu askari ahaa, iyadoo la sheegay inaysan labadan qofba ka qaateen lacag iyo hub.
Danyarta ku nool Degmada Baladweyne oo codsanaya kaalmo si ay uga qeyb-qaataan Farxada Maalinta Ciidda
8/12/2012 7:26 AM EST
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Iyadoo maalmo kooban ay naga xigaan munaasabada ciidul fidriga ayeey dadka danyarta ah ee ku nool xeryahay barakacayaasha magaalada Baladweyne dalabanayaan in la soo kaalmeeyo si ay uga qeyb-qaataan farxada maalinta ciida.
Dabley hubeysan oo Waqooyiga Magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug ku diley hal nin mid kalena ku dhaawacay
8/12/2012 7:23 AM EST
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Dabley hubeysan ayaa xalay magaalada Gaalkacayo ku diley hal nin, islamarkaana dhaawacay nin kale oo ay midka geeriyoodey wada socdeen.Ninka dhintay oo lagu magacaabi jirey Cabdi Axmed Dheere, waxaa la sheegay in uu ka tirsanaa ganacsatada yar yar ee gobolka.
Faahfaahin Dheeraad ah oo kasoo baxeyso duqeymihii xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose
8/12/2012 5:02 AM EST
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxeyso duqeymo xooggan oo ay xalay Maraakiib dagaal salaaddii maqrib kadib ka geeystay magaalada Kismaayo, iyadoona duqeyntaasi ay sababtay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Guusha uu gaaray Ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee Mo Farah oo laga soo dhaweeyay guud ahaan Soomaaliya
8/12/2012 4:53 AM EST
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Guushii uu gaaray ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee Mo Farah oo u orda dalka Britain ayaa si weyn looga soo dhaweeyay gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo dabaaldagyo lagu taageerayo guushiisa ay ka dhaceen gudaha Soomaaliya iyo dalka Kenya.
Danjire Augustine Mahiga oo Madaxda DKMG iyo Murashaxiinta kale ku eedeeyay inay Musuqayaan Xulista Baarlamaanka
8/12/2012 4:37 AM EST
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Wakiilka xogyahaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, danjire Augstine Mahiga ayaa madaxda dowladda KMG ah iyo xubnaha kale ee rajada ka qaba inay baarlamaanka ka mid noqdaan ama ay qabtaan xilalka waaweyn sida madaxweynaha iyo afhayeenka baarlamaanka ku eedeeyay inay musuqmaasuq ku hayaan xulista xubnaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.
Ciyaaryahanada Somalia uga qaybgalay Ciyaaraha Olombikada London oo sheegay inay ku laabanayaan Soomaaliya
8/12/2012 4:07 AM EST
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Ciyaaryahannadii Soomaaliya uga qaybgalayay ciyaaraha Olombikada ee London 2012, Zamzam Maxamed Faarax iyo Maxamed Xasan Maxamed ayaa la sheegay inay magangalyo weydiisteen dowladda Britain, iyagoo ku andacoonaya inay ka baqayaan in Al-shabaab ay disho haddii ay dib ugu laabtaan Soomaaliya.
Iskahorimaad muddo socoday oo Soomaali iyo Itoobiyaan ku dhexmaray Magaalada Johannesburg ee Koonfur Afrika
8/12/2012 3:48 AM EST
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Shaqaaqo xoogan ayaa ka taagan magaalada Johannsburg ee dalka Koonfur Afrika ka gadaal markii ay is risaseyn muddo socotay dhex-maray Soomaali iyo Itoobiyaan magaaladaas kuwada nool, halkaasoo ay dhaawacyo halis ah kasoo gaareen qaar ka mid ah dadkii goobtaas ku sugnaa iyo kuwo socota ah.
Madaxweynaha Puntland oo Xilka ka Qaaday Taliyihii hore ee Nabad-sugidda Puntland mid kalena u Magacaabay
8/12/2012 3:30 AM EST
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa xilkii ka qaaday Sabtidii shalay taliyihii ciidamada nabad-sugidda Puntland, Saleebaan Barre, iyadoo isla maantana loo magacaabay xilkaas mas'uul kale.
Dabley Magaalada Muqdisho ku dishay sarkaal u shaqeynayay DKMG Soomaaliya kana mid ahaa Bahda Saxaafadda Soomaalida
8/12/2012 3:29 AM EST
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa saakay aroortii hore ku dilay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho, Yuusuf Cali Cusmaan (Yuusuf Farey) oo ka mid ahaa sarkaal u shaqeynayay DKMG ah, kana mid ahaa bahda saxaafadda Soomaalida.
Dhaqaaqa Ganacsiga Suuqa Degmada Boosaaso oo kor u kacay iyo Ciidda oo si weyn loogu diyaar garoobayo
8/12/2012 3:20 AM EST
Axad, Ogoosto 12, 2012 (HOL) — Iyadoo ay maalmo koobani inaga xigaan wakhtigii Ciidul-fidriga, ayaa waxaa dhaq dhaqaaq ganacsi oo aad u xoogan laga dareemayaa suuqa magaalada Boosoosaaso, oo isagu ah kan ugu weyn guud ahaan deegaanada Puntland.
Somali News
London bids adieu with musical madness, US tops table
-
Reuters
8/12/2012 9:46 PM EST
LONDON, Aug 13 (Reuters) - London bade a flamboyant and madcap farewell to the Olympic Games with a romp through British pop and fashion, bringing the curtain down on more than two weeks of action that ended with America topping the sporting world with 46 gold medals.
Murder trial starts in Jamestown this week
-
AP
8/12/2012 9:35 PM EST
JAMESTOWN, N.D. — A Jamestown man accused of killing a Somali immigrant is to stand trial this week at the Stutsman County Courthouse.
Somali women fight for parliament seats
-
PressTV
8/12/2012 9:31 PM EST
Somalis are celebrating the joy of having a new constitution that was adopted unanimously on the 1st of August by 825 clan elders. However the excitement did not last too long for the Somali women.
Well-Known Somali Journalist Killed
-
VOA
8/12/2012 9:28 PM EST
Gunmen have killed a well-known journalist in Somalia, which has become one of the most dangerous places for media professionals in the world.
Mo at Number 10 as he urges leaders to tackle child hunger
-
Evening Standard
8/12/2012 9:19 PM EST
Mo Farah said today that the issue of child hunger had "touched his heart", as he urged political leaders at a summit in Downing Street to tackle malnutrition in the poorest parts of the world.
Uganda helicopters missing in Somalia mission
-
Reuters
8/12/2012 6:48 PM EST
KAMPALA (Reuters) - A number of Ugandan military helicopters went missing in Kenyan airspace on Sunday on their way to Somalia to reinforce African Union peacekeeping forces battling al Shabaab rebels, the Ugandan military said.
Egypt's Morsi forces out defence minister, chief of staff
-
CBC
8/12/2012 6:22 PM EST
A spokesman says Egypt's president has ordered the defence minister and chief of staff to retire and has cancelled the military-declared constitutional amendments that gave top generals wide powers.
Videos: Mo Farah's Remarkable Achievements in London Olympic Games
-
HOL
8/12/2012 2:59 PM EST
Mo Farah of Britain ran toward the line in the 5,000 meters, a slow start becoming a burning finish at 3.1 miles. His eyes were wide, and his mouth was open, and 80,000 people howled him on toward his second gold medal.
Well-Known Somali Journalist Killed
-
VOA
8/12/2012 2:16 PM EST
Gunmen have killed a well-known journalist in Somalia, which has become one of the most dangerous places for media professionals in the world.
UN Special Representative for Somalia statement on assassination of Somali Official
-
UNPOS
8/12/2012 2:13 PM EST
The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Dr. Augustine P. Mahiga, strongly condemns the killing of Somali Information Ministry Official and veteran Somali journalist Yusuf Ali Osman, also known as “Yusuf-Farey”, today in Mogadishu. Yusuf-Farey was working as Media Relations Director at the Ministry of Information, Posts and Telecommunications. He was also a past Director of Radio Mogadishu.
PM rules out religious war in Kenya
-
KBC
8/12/2012 7:52 AM EST
Prime Minister Raila Odinga Friday assured the international community that Kenya would not degenerate into sectarian and religious wars as a result of recent terrors attacks that appeared designed to cause tension between different faiths.
Landmine explosion kill 2 government soldiers in Mogadishu
-
Press TV
8/12/2012 7:42 AM EST
Two Somalia government soldiers have been killed and two others injured in a landmine explosion in Somalia’s capital city of Mogadishu, Press TV reports.
Increasing consumption of hyena meat in Kismayo
-
HOL
8/12/2012 7:31 AM EST
Sunday, August 12, 2012 (HOL) - Residents in the port city of Kismayo started consuming hyena meat,after Alshabab militants authorized it.
Somali Olympians deny seeking asylum over threats
-
BBC
8/12/2012 5:12 AM EST
One of two Somali athletes competing at the Olympic Games in London has denied that they are seeking asylum in the UK. Mohamed Hassan Mohamed, a 1,500m runner, told the BBC Somali Service they both intended to return home.
Olympics 2012: Marathoner Abdi Abdiraham is living the American dream
-
Denver Post
8/12/2012 4:52 AM EST
Abdi Abdirahman is 35 years old and will run in his fourth Olympics for Team USA when the London Games end with the men’s marathon Sunday, but anyone who knows him is struck by the childlike innocence with which he embraces life.
UN says 2.51 mln people suffer food crisis in Somalia
-
Xinhua
8/12/2012 4:36 AM EST
NAIROBI, Aug. 11 (Xinhua) -- The UN humanitarian agency said on Saturday that some2.51 million people in Somalia are facing humanitarian crisis and additional 1.29 millionare at risk of sliding back into crisis without sustained assistance.