Hiiraan Online
Tuesday, May 21, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Aug 10, 2012
Ciidammo isku rasaaseeyay agagaarka halka ay deggen yihiiin Guddiga Xulista Baarlamaanka iyo Xildhibaanno la hubinayo
Jimco, Ogoosto 10, 2012 (HOL) — Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay kaddib markii israsaaseyn ay maanta ku dhexmaray ciidammo kawada tirsan kuwa dowladda KMG ah agagaarka halka ay daggan yihiin guddiga xulista baarlamaanka Soomaaliya iyo guddiga xallinta khilaafaadka.
Lama oga sababta keentay in ciidamada dowladda ay rasaas isdhaafsadaan, iyadoo qofka dhintay la sheegay inuu ahaa rayid, waxaana tani ay kusoo beegmaysaa iyadoo Muqdisho ay la ciirciirayso murashaxiinta doonaya inay u tartamaan doorashada madaxnimo ee dalka.
Iskahorimaadka dhexmaray ciidamadan ayaa markii dambe si iskiis ah u joogsaday, iyadoo halka ay ku dagaalameen ay ku dhow-dahay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Dhanka kale, guddiga farsamo ee xulista xildibaannada baarlamaanka ayaa waxay ku howlan yihiin kala saarista 184-xubnood oo ay magacyadooda hayaan, iyadoo xubno ka tirsan guddiga ay sheegeen inay imtixaanaad ka qaadayaan xubnaha ay magacyadooda hayaan.
Guddiga ayaa horay u soo jeediyay inaan lasoo gudbin mudane aan aqoon lahayn, iyagoo sheegay in haddii loosoo gudbiyo ay iyagu qaadan doonaan go'aankooda ayna ka saari doonaan liiska.
Mas'uuilyiinta ka tirsan guddiga ayaa warbaahinta u sheegay inay maanta filayaan in loosoo gudbiyo magacyada xildhibaanno kale oo ka mid noqonaya 275 xubood ee uu baarlamaanka cusub ka koobaan doono.
Iyadoo maanta ay tahay maalintii kama dambeysta ahayd ee ay guddiga u qabteen in lagu soo gudbiyo magacyada xildhibaannada ayaa waxaa laga sugayaa inuu go'aanka ay soo saaraan.
Xidlhibaanada cusub ee lasoo xulayo ayaa waxaay dooran doonaan inta aan la gaarin 20-ka bishan Ogoosto guddoomiye baarlamaan iyo ku xigeennadiisa iyagoo markaas kaddibna dooran doona madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Ugaarsiga Waraabaha oo kusoo badanaya Jubbada Hoose iyo Hilibka Waraabaha oo Noqday kan Loogu Isticmaal Badan yahay
8/10/2012 8:49 AM EST
Jimco, Ogoosto 10, 2012 (HOL) — Kaddib markii maamulka Al-shabaab ee Jubbooyinka uu shaaca ka qaaday inuu xalaal yahay hilibka Waraabaha ayaa waxaa magaalada Kismaayo kusoo batay ugaarsiga iyo ka ganacsiga hilibka Waraabaha, arintaasoo fajac iyo layaab ku noqotay dad badan oo reer Kismaayo ah oo aan iyagu ogeyn waxay diinta Islaamku ka qabto arrintaan.
Askar ka tirsan ciidamada DKMG ah oo ku dhintay Qarax lagu eegtay Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Huriwaa
8/10/2012 8:44 AM EST
Jimco, Ogoosto 10, 2012 (HOL) — Ugu yaraan laba askari ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen kaddib qarax miino lagula eegtay gaari uu watay sarkaal ka tisran ciidamada DKMG ah xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir.
Ciidamada Dowladda KMG ee ku sugan Gobolka Bay oo xalay Baaritaanno dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay Baydhabo
8/10/2012 4:34 AM EST
Jimco, Ogoosto 10, 2012 (HOL) — Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya ayaa xalay baaritaanno ay dad badan kusoo qabqabteen ka sameeyay degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo baaritaankan uu ahaa kii ugu xoogganaa ee ciidamada dowladda ay ka sameeyeen Baydhabo.
Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu dilay Dukaan ay ku lahaayeen Duleedka Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika
8/10/2012 4:34 AM EST
Jimco, Ogoosto 10, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan oo burcad ah ayaa laba wiil oo ganacsato Soomaaliyeed ah ku dilay xaafadda Bishop Lives oo ku taalla duleedka magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika.
Golaha Ammaanka ee QM oo mar kale u digtay Kooxo uu ku sheegay Qaswadayaal ka soo horjeeda kala guurka Soomaaliya
8/10/2012 4:32 AM EST
Jimco, Ogoosto 10, 2012 (HOL) — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale digniin u jeediyay kooxo la sheegay inay caqabad ku yihiin qorsha looga gudbayo xilliga kala guurka ah ee uu dalku ku jiro.
Somali News
African Union pledges continuing support for Somalia
-
Xinhua
8/10/2012 4:21 PM EST
MOGADISHU (Xinhua) -- The African Union peacekeeping mission in Somalia on Tuesday vowed its commitment to supporting the horn of African country’s peace process as the nation marks one year after the ouster of Al-Shabaab from Mogadishu.
Key political risks to watch in Kenya
-
Reuters
8/10/2012 4:19 PM EST
NAIROBI Aug 10 (Reuters) - Kenya plans to hold its first election in March since an eruption of fighting that marred the last vote five years ago. But mounting problems are raising fears about whether the next vote in east Africa's biggest economy will be fair and peaceful.
5 convicted in Va. for smuggling illegal African drug khat gets sentences of 1 year or less
-
AP
8/10/2012 4:16 PM EST
ALEXANDRIA, Va. — Five men and women convicted of smuggling millions of dollars’ worth of the illegal African drug khat (COT) into the U.S. all received prison sentences of one year or less.
Somalia takes further political steps
-
UPI
8/10/2012 4:15 PM EST
MOGADISHU, Somalia, Aug. 10 (UPI) -- The United Nations welcomed the Somali signing of a national security and stabilization plan by the country's president.
Commercial banks in Kenya eye Somalia and Ethiopia
-
Xinhua
8/10/2012 3:37 PM EST
NAIROBI (Xinhua) -- Several commercial banks in Kenya are eying new acquisitions and partnership deals in Ethiopia and Somalia markets as part of their regional expansion drive made possible by their high capital reserves, the head of the banking industry lobby group, a banking official said on Tuesday.
Somali Cabinet rejects newly created districts
-
Bar-Kulan
8/10/2012 2:40 PM EST
The cabinet has overwhelmingly agreed to reject newly created districts in the country calling it unconstitutional and unprocedural.
Mo Farah's family cheers him on from Somaliland village
-
Guardian
8/10/2012 1:12 PM EST
The tiny homestead lies deep in the savanna, far from any road; tyre marks in the dirt offer the only trail. Nearby, a cow and a donkey drag a wooden plough in uneasy tandem. Looking on is Faisal Farah, who has receding short hair, two prominent yellowing front teeth – and a blue jacket that says "Team GB".
US terror drone kills 5 people in southern Somalia
-
PressTV
8/10/2012 1:07 PM EST
At least five people have been killed and several of others injured in an attack by a US assassination drone in southern Somalia, Press TV reports.
Camel milk may help control diabetes, researchers say
-
LA Times
8/10/2012 1:01 PM EST
CAIRO -- Camels from Sudan and Somalia are led across Egypt’s deserts, where they are sold for meat or pressed into service hauling tourists around ancient tombs and temples. But one part of the camel is often overlooked: Its salty milk may help in controlling diabetes.
Statement from the Special Representative of the Secretary-General on the signing of the NSSP Decree
-
UNPOS
8/10/2012 8:53 AM EST
The UN Special Representative of the Secretary General (SRSG) for Somalia, Dr. Augustine Mahiga, welcomed the presidential decree on the National Security and Stabilization Plan (NSSP), signed by President of Somalia Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, on 8 August 2012.
After decades of war, seed of hope arrives in Somalia
-
Scoop.co.nz
8/10/2012 5:31 AM EST
In a field of dozens of candidates, President Sheikh Sharif Ahmed is confident of re-election later this month.
Meles absence fuels regional anxieties
-
Financial Times
8/10/2012 5:27 AM EST
The prolonged absence of Meles Zenawi, Ethiopia’s usually hyperactive prime minister, has sparked a covert succession struggle at home and prompted fears farther afield for a future without one of east Africa’s diplomatic and security linchpins.
Kenyan warplanes hit al-Shabab base in Somali village
-
Press TV
8/10/2012 5:22 AM EST
Kenyan fighter jets have pounded a base, run by Somalia’s al-Shabab fighters in the southern region of lower Juba, reportedly causing casualties and damage, Press TV reports.
'al-Shabaab' suspect arrested in the Dadaab refugee camp
-
Xinhua
8/10/2012 5:18 AM EST
Kenyan police have arrested suspected Al-Shabaab fighter who is behind a spate of crimes in Dadaab, the world’s largest refugee camp in northern Kenya.
Armed guards force pirates to halt hijacks
-
Daily News & Analysis
8/10/2012 5:05 AM EST
Pirate attacks off Somalia dropped to zero for the first full month since the practice emerged more than five years ago, new figures show.
Food prices in Somalia rise to unprecedented highs
-
Press TV
8/10/2012 4:54 AM EST
With the advent of the Muslim holy month of Ramadan, the Somali capital Mogadishu has witnessed a steady rise in the prices import commodities. The prices remain unstable for specific commodities such as rice, wheat, sugar and oil that are the commonly consumed goods in Somalia.
Mo Farah spreads thrill of Olympic victory to Mogadishu
-
LA Times
8/10/2012 4:49 AM EST
Runner Mo Farah's gold medal in the London Games symbolizes enormous hope for Somalis yearning for a normal, peaceful country.
AU wants 600 Ugandan soldiers to leave Somalia
-
New Vision
8/10/2012 4:42 AM EST
Uganda has over deployed in Somalia and as a result, the African Union (AU) has directed that 600 of its men return home.
Abdi Mohamed Samatar, "We decided to sacrifice our lives to safeguard the ministry"
-
IRIN
8/10/2012 4:17 AM EST
MOGADISHU, (IRIN) - Abdi Mohamed Samatar is a Somali policeman who has served as a security officer in the Ministry of Foreign Affairs since Somalia last had a functioning government in 1991
UN cautions enemies of the Somali peace process
-
AFP
8/10/2012 4:04 AM EST
UNITED NATIONS - The United Nations Security Council warned Al-Qaeda-linked Shebab rebels on Thursday against trying to impede the peace process in Somalia.
USA: Concord, NH Neighborhood Bands Together After Hate Crime
-
CBS Boston
8/10/2012 3:48 AM EST
CONCORD, NH (CBS) – A New Hampshire neighborhood is banding together after a hate crime. Hundreds came out to show a family of Somali immigrants they are not alone, including Governor John Lynch.