Hiiraan Online
Thursday, May 23, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Arbaco, Aug 1 , 2012
Munaasabad dib loogu Howl-gelinayay Ciidamada Booliiska Gobolka Hiiraan oo Maanta lagu qabtay Magaalada Baladweyne
Arbaco, Ogoosto 01, 2012 (HOL) — Munaasabad siweyn loo soo qaban qaabiyay kana dhacday saldhiga baliiska magaalada Baladweyne ee xarunta gobollka Hiiraan ayaa waxaa ka qeyb-galay guddoomiyaha gobollka Hiiraan, saraakiisha dowladda Itoobiya, iyo taliska ciidamada Jabuuti ee AMISOM.
Munasabada oo aheyd mid dib loogu howlgalinayay ciidamada baliiska gobollka Hiiraan oo si toos ah uga howlgali doona magaalada Baladweyne ayaa waxaa hadalo kala duwan ka jeediyay mas’uuliyiinta ka qeyb-gashay oo dhamantood ka hadllay muhiimada baliiska iyo sida looga baahan yahay dib u soo celinta nabad-galyada.
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan C/fitaax Xassan Afrax oo hadal ka jeediyay munaasabada ayaa sheegay in wax lagu farxo tahay maanta in gobollka Hiiraan ay si toos ah u shaqeynayaan ciidamada baliiska Soomaaliyeed.
"Waqti dheer oo kala danbeyn iyo sharci la’aan ah ayaa la soo maray, laakiin waxaa farxad u ah guud ahaanba bulshada ku dhaqan degmada Baladweyne in maanta ay shaqeynayaan ciidamada baliiska oo la og-yahay yihiin kuwa saldhiga u ah ama aas aaska u ah nabad-galyada,’’ ayuu yiri guddoomiyaha gobolka.
Waxaa uu ka digay C/fitaax Xassan Afrax in lagu dhax arko magaalada dad shacab ah oo sida uu sheegay ku labisan dareyska ciidamada baliiska ama militariga, maadaama in badan la maqlo in ay jiraan dad sita dareyska ciidamada oo haddana wax yeelo u geysta dadka rayidka ah.
Taliyaha saldhiga baliiska ee maamulka gobollka Hiiraan Cali Dhuux Cabdi Mahad dhinaciisa hadal jeediyay ayaa sheegay in looga fadhiyo ciidamada baliiska ee maanta dib loo howlgaliyay in ay gacan bir ah ku qabtaan amaanka magaalada, isaga oo sheegay in aan la aqbali doonin iyadoo ay shaqeynayaa baliis falal amaanka ka dhan ah oo dhaca.
"Runtii haddii aynu nahay ciidamada baliiska waxaa naga go’an in aan ka shaqeyno nabad-galyada dadka shacabka ee ku dhaqan degmada, waxaa shaqeyn doonaa dadka oo hurdaya, waxaana shaqeyn doonaa iyaga oo soo jeeda, fal danbiyeedka inta uusan dhicin ayaa xooga saari doonaan in aan ka hor tango, haddii uu dhaco sidoo kale dabgal deg deg ah ayaan sameyn doonaa si loo soo qabto ama loo helo cidii ka danbeysa,’’ ayuu yiri, taliyaha saldhiga baliiska degmada Baladweyne,’’ Cali Dhuux Cabdi Mahad.
Mid ka mid saraakiisha taliska ciidamada Jabuuti ee AMISOM oo ka hadllay munaasabada ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay ka qeyb-galka munaasabada dib loogu howlgalinayo ciidamada baliiska gobollka Hiiraan, waxaana uu kula dardaarmay in ay shaqadooda u gutaan si wanaagsan.
Ku xigeenka arrimaha nabad-galyada ee gobollka Axmed Cismaan C/dalla Inji oo ka hadllay goobta ayaa sheegay in ka shaqeynta nabad-galyadu aheyn mid cid gaar ah mas’uuliyad ka saaran tahay, loona baahan yahay in guud ahaan bulshada magaaladu ka wada shaqeyso, hasse ahaatee waxaa uu sheegay in si gaar ah maamulku mas’uul uga hayay arinta ku saabsan soo celinta amniga.
Guud ahaan mas’uuliyiinta maamulka gobollka iyo saraakiishii kala duwaneyd ee ka hadashay munaasabada lagu qabtay saldhiga baliiska degmada Baladweyne waxaa ay isla wada qireen baahida loo qabo nabad-galyada, iyaga oo sheegay in haddii aysan jirin ciidamo baliis ah adag tahay in la hello nabad-galyo buuxda.
Ugu dambeytii, guddoomiyaha gobollka Hiiraan oo ay la socdaan saraakiil ka tirsan ciidamada Itoobiya iyo kuwa AMISOM waxaa ay socod ku mareen bartamaha degmada, gaar ahaan goobaha ganacsiga iyaga oo u muuqday kuwo u guur-galaya xaalada magaalada iyo sida ganacsigu u socdo.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
Baladweyne Soomaaliya
Post your comments
Jen. Cabdi Qeybdiid oo loo doortay Madaxweynenimada Galmudug
8/1/2012 6:33 PM EST
Khamiis, August 02, 2012(HOL): Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa maanta ka dhacday doorashada madaxweynenimada maamulka Galmudug, taasi oo ay u tartameen labo musharrax oo xilkaas isu soo taagay.
Danjire Augustine Mahiga oo sheegay inay jiraan shaqsiyaad doonaya in xildhibaanno ay iyagu wataan lasoo magacaabo
8/1/2012 9:48 AM EST
Arbaco, Ogoosto 01, 2012 (HOL) — Wakiilka xoghayaha guud Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, danjire Augustine Mahiga ayaa sheegay inay jiraan xubno doonaya in lasoo magacaabo xildhibaanno ay iyagu wataan, isagoo sheegay inaan la aqbali karin arrinaas.
Safaarada Soomaalida ee magaalada Nairobi oo bilowday qaybinta raashin deeq ah oo loogu caawinayo qoysaska saboolka ah
8/1/2012 9:27 AM EST
Arbaco, August 01, 2012 (HOL) - Safaarada Soomaalida ayaa bilowday deeq raashin ah oo la gaarsiinayo dadka saboolka ah ee ku nool xaafada Islii ee Soomaalidu ay ku badantahay.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo tagay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada dhexe
8/1/2012 8:47 AM EST
Arbaco, Ogoosto 01, 2012 (HOL) — Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta tagay degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe oo 30-km dhinaca waqooyi kaga beegan Muqdisho.
Sanad-guuradii 14-aad ee kasoo Wareegtey Asaaskii Puntland oo si weyn looga xusay Dhamaan Deegaanada Puntland
8/1/2012 7:05 AM EST
Arbaco, Ogoosto 01, 2012 (HOL) — Dhamaan deegaanada Puntland waxaa maanta si weyn looga xusay, 1-da August oo ku beegan sanad guuradii 14-aad ee kasoo wareegtey xiligii dhidibada loo taagay maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland sanadkii 1998.
Dastuurka Qabyada ah ee Soomaaliya oo lagu ansixiyay Cod Aqlabiyad ah
8/1/2012 5:09 AM EST
Arbaco, Ogoosto 01, 2012 (HOL) — Ergada ansixinta dastuurka qabyadaha ee Soomaaliya ayaa ku ansixiyay dastuurka cod aqlabiyad ah iyadoo ay jireen xubno ka diiday ansixinta iyo kuwo ka aamusay.
Diyaarado Dagaal oo Dul-heehaabaya Hawada Magaalo Xeebeedda Kismaayo kuwaas oo cabsi geliyay Shacabka
8/1/2012 4:32 AM EST
Arbaco, Ogoosto 01, 2012 (HOL) — Diyaarado nooca dagaalka oo aan illaa imika la garaneyn cida iska leh ayaa shalay ilaa maanta si weyn ugu dulwareegaya magaalada Kismaayo, iyadoona diyaaradahani ay qalqal ku abuureen shacabaka ku dhaqan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose.
Dagaal sacaado socday oo Ciidamada DKMG, kuwa Kenya iyo Xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray Goblka Gedo
8/1/2012 4:04 AM EST
Arbaco, Ogoosto 01, 2012 (HOL) — Ugu yaraan 10-qof oo dhinacyadii dagaalamay ka tirsan ayaa ku dhintay dagaal culus oo ciidamada dowladda KMG ah, kuwa Kenya iyo xoogagga Al-shabaab ku dhexmarya deegaanka Faafax-dhuun ee gobolka Gedo.
Si toos ah hakan uga DAAWO shirka Ansixinta DASTUURKA Qabyada ah ee Soomaaliya oo codeyntiisu ay socoto
8/1/2012 3:17 AM EST
Arbaco, Ogoosto 01, 2012 (HOL) — Halkan hoose ka daawo(Live)shirka golaha ansixinta DASTUURKA qabyada ah ee Soomaaliya, iyadoo codeynta oo gacan taag ah ay ka billaabatay xarunta uu shirku ka socdo.
Ciidamada Dowladda KMG oo ka hortagay Weerar Ismiidaamin oo Maanta lagu qaaday Xarunta uu ka socday shirka Ansixinta Dastuurka
8/1/2012 3:01 AM EST
Arbaco, Ogoosto 01, 2012 (HOL) — Weerarro ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday maanta xarunta uu shirka uga socday ergooyinka ansixinta dastuurka, waxaana mas'uuliyiin ka tirsan dowladda ay sheegeen inay ku dhinteen qaraxyadaas labadii qof ee xambaarsanaa, sidoo kalena aysan jirin cid kale oo ay dhimasho kasoo gaaray.
Somali News
Qeybdid elected new Galmudug president
-
Bar-Kulan
8/1/2012 4:34 PM EST
The former TFG minister for Minerals and Water, Abdi Hassan Awale Qeybdid has been elected president of the semi-autonomous State of Galmudug on Wednesday.
New political concerns for Somalia
-
UPI
8/1/2012 11:07 AM EST
MOGADISHU, Somalia, Aug. 1 (UPI) -- With a new constitution in place, Somali leaders are called on to maintain democratic principles in the selection of parliament, a U.N. envoy said.
The Netherlands may not send Westernised Somali woman back
-
Radio Netherlands
8/1/2012 7:00 AM EST
The Dutch government must take into consideration how Westernised aslum-seekers are when evaluating their asylum requests. If asylum-seekers are unable to re-adjust to their country of origin, they must be allowed to stay in the Netherlands.
State Dept: As core weakens, al Qaeda affiliates are top terror threat
-
CNN
8/1/2012 6:54 AM EST
While the killings of Osama bin Laden and other top al Qaeda operatives have weakened the terror network, the rise of groups affiliated al Qaeda in the Middle East and Africa presents a serious threat to U.S. security, the State Department's annual terrorism report warns.
Why is the U.S. Still Meddling in Somalia?
-
Reason Online
8/1/2012 6:38 AM EST
The United States entered Somalia with U.N. forces in late 1992 after the regime of Siad Barre collapsed and left by 1995 when it became obvious that no amount of U.N. intervention could help rebuild a state when there was a civil war going on.
Somali political process under threat: UN
-
AFP
8/1/2012 6:32 AM EST
War-torn Somalia's fragile transition process is at risk as the political elite uses intimidation and corruption in the choice of new lawmakers, the UN Special Representative for Somalia warned Wednesday.
Lack of laws hinders Kenya's war on terror, US warns
-
Daily Nation
8/1/2012 6:07 AM EST
Kenya's government has "demonstrated increased political will" in its fight against terrorism but a lack of key laws makes it difficult to prosecute terror suspects and to choke off financing for Al-Shabaab, the US warned on Tuesday.
Envoy’s death: Police circulated photo of suspect
-
KBC
8/1/2012 6:05 AM EST
Police have circulated the photo of a man suspected to have been involved in the murder of the late Venezuelan Embassy Mrs Olga Fonsesca Jimerez, who was until her tragic death the charge D'affairs Venezuelan Embassy in Nairobi.
Terror plot accused bail plea rejected
-
Daily Nation
8/1/2012 5:57 AM EST
Two Iranian terror suspects will remain in custody after a judge declined to lift an order suspending their bail.
Somalia: CAF in Shock As U-17 Goalkeeper Is Killed in Mogadishu
-
CAF
8/1/2012 5:48 AM EST
Somali National U-17 football squad 1st goalkeeper Abdulkader Dheere Hussein has been killed in Mogadishu by unidentified assailants, the Somali Football Federation (SFF) announced on Thursday.
Somali citizens form independent election watchdog group
-
Sabahi Online
8/1/2012 5:44 AM EST
A coalition of civil society figures from Somalia announced the formation of watchdog organisation the Independent Vetting Coalition Somalia (IFISO) in a news release Tuesday (July 31st).
In Somalia, Ambulance Drivers Navigate Danger to Save Lives
-
PBS
8/1/2012 5:40 AM EST
In the Somali capital Mogadishu, Mohammed Saeed Hassan was driving his ambulance one day in February when an artillery shell landed directly in front of him. The shell splintered the windshield and left Hassan with minor injuries, but he was able to pick up the injured patient and get him to the hospital for treatment.
Charity organization feeds Mogadishu families during Ramadan
-
Press TV
8/1/2012 5:37 AM EST
During the first day of the Islamic Holy month of Ramadan, Press TV aired a story about impoverished displaced persons with no food to eat and depicted their life in Mogadishu one year after the Horn of African Country suffered its worst drought in six decades.
Turks provide aid in Mogadishu, Somalia, where others fear to tread
-
MWB
8/1/2012 5:33 AM EST
On the edge of Somalia’s battered capital of Mogadishu, on a hilltop overlooking the Indian Ocean, there’s an unlikely oasis of white tents laid out in perfect rows, where foreigners mingle with locals, a bakery provides free fresh bread daily and even the sandy floors are swept. Flapping audaciously in the seaside breeze above it all is the symbol of Mogadishu’s newest foreign patron, the red and white flag of Turkey.
Marshale: Famous Somali comedian shot dead in Mogadishu
-
BBC
8/1/2012 5:18 AM EST
One of Somalia's best known comedians is to be buried after being shot dead at his home in the capital, Mogadishu by two unidentified men.
Identical twins facing up to 14 years in prison after admitting funding terrorism in Somalia
-
Daily Mail
8/1/2012 5:14 AM EST
Twin brothers from east London are facing up to 14 years in prison after admitting fundraising for extreme Islamic groups.
Somali police shoot 2 suicide bombers at gate of constitution meeting, detonating explosives
-
AP
8/1/2012 3:46 AM EST
MOGADISHU, Somalia (AP) — A police officer in Somalia’s capital says security forces shot two suicide bombers right outside a building where 825 Somali elders are meeting to debate the country’s new constitution, setting off their explosives.