Hiiraan Online
Thursday, May 23, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Sabti, Sept 1 , 2012
Jaamacadda Muqdisho oo Toddobaadka Dhaqanka u soo gabgabeysay 15,00 arday oo Jaamacadda kusoo biiray
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Jaamacadda Muqdisho ayaa waxay Khamiistii u soo gabagabeysay 1500 oo arday barnaamij loogu magacdaray toddobadka dhanka ee jaamacadda Muqdisho oo loo qabto ardayda cusub ee jaamacadda kusoo biira si loo baro dhaqanka iyo maamulka jaamacadda.
Ardaydan oo horay looga qaaday imtixaanaadkii ogolaanshaha waxbarashada jaamacadda Muqdisho ayaa waxay toddobaadka dhaqanka loogu soo bandhigay shuruucda waxbarashada ee jaamacadda iyo weliba habka ay jaamacaddu ku shaqeyso si ay wax badan uga ogaadaan inta waxbarashada billlaabin.
"Waxaa wanaagsan in ardayga uu akhlaaq wanaagsan ku daro cilmiga uu baranayo, haddii taas uu sameyn waayana ma gaarayo heerkii laga rabay," ayuu yiri Dr Cali Sheekh Axmed Abuubakar oo ah guddoomiyaha jaamacadda Muqdisho. "In howl aad sameysay ay najaxdo waxay ku xiran tahay kalsoonida lagu siiyo."
Guddoomiyuhu oo hadalkiisa sii wata ayaa mar kale yiri: "Hoggaamiye kasta waxaa lagu dhisay waxay ummadi rumeysan tahay. Qofkii wax ka baxsan la yimaada ma lagu tilmaami karo hoggaamiye, sidaad darteen jaamacadda Muqdisho waxay soo saaraysaa hoggaamiye dhab ah oo xambaarsan farriin ku saleysan wadatashi iyo walaanimo."
Dr. Cali Sheekh wuxuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay in tacliintu ay tahay sida geed ama ubax la beero. Sidaa darteed waa in la siiyaa biyo illaa inta uu xoog yeelanayo, waana taas ujeeddada ay jaamacadda Muqdisho hiigsanayso.
Madaxa ardayda jaamacadda Muqdisho, Ustaad Maxamuud Sheekh Cali ayaa soo dhaweeyay ardayda ka qaybqaadatay toddobaadka dhaqanka, isagoo kula taliyay inay dulqaad u yeeshaan waxbarashada muddada ay jaamacadda dhiganayaan.
"Ku fekera inaad sannadaha soo socda ku gaartaan waxbarasho samir iyo dulqaad leh," ayuu ku Ustaad Maxamuud Sheekh ardaydii barnaamijka ka qayb-qaadanaysay isagoo raaciyay hadalkiisa: "Ka saara niyaddiinna tahriib, buufis iyo wixii la mid ah."
Ugu dambeyn, 1500 arday ee ku biiray jaamacadda Muqdisho ayaa waxaa siyaabo kala duwan dardaaran ugu jeediyay macallimiinta, hormuudyada iyo maamulka guud ee jaamacadda Muqdihso, iyagoo kula dardaarmay inay dhexda u xirtaan muddada waxbarashada.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Ciidamo ka cabanaya mushahar la'aan oo muddo saacado ah xiray jidka gala magaalada Boosaaso
9/1/2012 11:50 AM EST
Sabti 1-da September 2012(HOL): Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo saldhig ku leh tuuladaKalabayr, oo magaalada Boosaaso qiyaastii 60km dhinaca koonfurta kaga beegan,ayaa maanta gelinkii hore muddo saacado ah xanibay isu socodka gaadiidka ee wadada magaaladaBoosaaso gasha.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo soo saaray Shuruudaha looga baahan yahay Murashaxiinta
9/1/2012 10:10 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Guddiga doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray shuruudaha looga baahan yahay murashaxiinta u tartamaya xilkan, waxaana shuruudaha ka mid ahaa in murashax walba uu bixiyo 10,000 oo doollar oo diiwaan-gelin ah.
Suxufiyiinta Qaaradda Afrika oo isku raacay inay Tabiyaan Dhacdooyinka Soomaaliya, gaar ahaan guulaha AMISOM iyo dib u dhiska
9/1/2012 8:57 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Suxufiyiinta Afrika ayaa ku heshiiyay inay tabiyaan dhacdooyinka Soomaaliya sida guuulaha ay gaaraan ciidamada Midowga Afrika ee AMSIOM iyo dadaallada dib loogu dhisayo Soomaaliya.
Saraakiisha Maamulka Gobolka Hiiraan oo sheegay inay fashiliyeen Walxo Qarxa oo la damacsanaa in lagu Weeraro Ciidamada
9/1/2012 8:11 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Saraakiisha nabad-galyada maamulka gobollka Hiiraan ayaa sheegay in ay saakay fashiliyeen miino lala dabacsanaa in lagu weeraro ciidamada maamulka iyo kuwa dowladda Itoobiya.
Farmaajo oo ka digay in hantida qaranka loo isticmaalo ola’olaha doorashada
9/1/2012 7:54 AM EST
Musharraxa madaxtinimada Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta soo saaray warsaxaafadeed ayaa ka dalbaday baarlamaanka cusub ee Soomaaliya inay dhisaan guddi ku meel gaar ah oo ilaaliya hantida qaranka inta laga soo dooranayo xukuumad cusub.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Somalia oo qorsheynaya inay Shuruudo adag ku xiraan Murashaxiinta Tartamaya
9/1/2012 5:26 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Guddiga diyaarinta doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxay wadaan qorshayaal ay ku doonayaan inay shuruudo adag ku xiraan xubnaha u tartamaya kursiga talada dalka, waxaana shuruudahaas ka mid ah inay bixiyaan lacago ka badan 5,000 oo dollar iyo inuu murashaxu yahay mid aqoon iyo waayo-aragnimo hoggaamineed leh.
Dagaallo Saaka Mar kale ka qarxay Gobolka Jubbada Hoose iyo Maydad Saaka lagu Jiid-jiidayo Magaalada Kismaayo
9/1/2012 4:54 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Wararka aynu ka heleyno magaalada Afmadow ee gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in saaka aroortii uu mar kale deegaanka Miido ka qarxay dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidmaada dowladda Soomaaliya, kuwa Raaskaambooni iyo militariga Kenya oo isku dhinac ah iyo Xarakada Al-shabaab.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Wasiir iyo Wasiir ku xigeen cusub u magacaabay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland
9/1/2012 4:35 AM EST
Sabti, September 01, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamuud Maxamed (Siilaanyo) ayaa wasiir iyo wasiir ku xigeen cusub u magacaabay wasaaradda warfaafinta Somaliland, kaddib markii khilaaf awgiis xilka looga qaaday wasiirkii hore ee wasaaraddaas.
Somali News
Somalia's Shebab display bodies of enemy combattants
-
AFP
9/1/2012 1:47 PM EST
NAIROBI — Somalia's Al-Qaeda-linked Shebab militants on Saturday put on show the bodies of four "enemy" soldiers killed in combat in their stronghold of Kismayo, in southern Somalia, witnesses told AFP.
Émigrés return to Somalia, betting on stability, opportunity
-
LA Times
9/1/2012 1:46 PM EST
As Mogadishu teeters on the edge of chaos, with a new government yet to form, the streets are crowded, the roads are choked with cars, and returning émigrés are putting their money and hopes in restoring normal life to Somalia.
AMISOM forces kill 36 Al-Shabaab fighters in Somalia
-
Xinhua
9/1/2012 1:44 PM EST
NAIROBI, Sept. 1 (Xinhua) -- The Africa Union Mission in Somalia (AMISOM) killed at least 36 Al-Shabaab militia late Friday as the troops took over Miido town in a fierce exchange of fire that last several hours in southern Somalia.
Somali Pirates kill hostage over delayed ransom
-
AP
9/1/2012 1:42 PM EST
MOGADISHU, Somalia (AP) - Somali pirates who have been holding a hijacked ship for nearly two years killed a Syrian hostage crew member and wounded another to protest delayed ransom payment, a pirate leader said.
Reflections on Meles’ life and legacy
-
Daily Ethiopia
9/1/2012 8:12 AM EST
For the last week, the body of Prime Minister Meles Zenawi has been lying in state at his residence in the Grand Palace. It will stay there until his funeral on Sunday.
Police boost security to prevent protests in Nairobi and Mombasa
-
Xinhua
9/1/2012 8:10 AM EST
Kenyan police on Friday enhanced security in key installations in Nairobi and Mombasa to avert planned protests following the death of Islamic cleric in Mombasa early this week.
Germany to host 200 refugees from Libya
-
AFP
9/1/2012 8:06 AM EST
Germany will host around 200 refugees who fled the fighting in Libya last spring and have been staying ever since in a camp in Tunisia, the German embassy in Tunis said on Friday.
Kismayo capture imminent, military spokesmen say
-
Sabahi Online
9/1/2012 8:05 AM EST
Military officials say the Somali military, supported by the African Union Mission in Somalia (AMISOM), will take Kismayo from al-Shabaab soon, Kenya's Daily Nation reported Thursday (August 30th).
UN slams SA’s ‘private army’
-
Independent Online
9/1/2012 8:03 AM EST
A UN report has slammed an SA security company for mustering a “private army” in defiance of international agreements, “brazen, large-scale and protracted violation of the Somalia sanctions regime”, and allegedly torturing local recruits.
Two in custody over Coast grenade attacks
-
The Standard Digital
9/1/2012 6:00 AM EST
Police are holding two men suspected of masterminding two grenade attacks on security agents in Mombasa.
Deputy speaker of parliament appeals for European support in fighting terror
-
UGPulse
9/1/2012 5:55 AM EST
The Deputy Speaker of parliament, Jacob Oulanyah has called for the intervention of European Unionand other super powers into Somalia question.
Somali journalists persist in their profession despite risks
-
Sabahi Online
9/1/2012 5:46 AM EST
Mogadishu-based journalist Abdifatah Ahmed has received a number of death threats from militants in the past three years.
Mogadishu hotel built as symbol of hope
-
Los Angeles Times
9/1/2012 5:37 AM EST
In the years to come, Ahmed Jama will be seen either as a visionary or a lunatic who squandered his money on a crazy dream.