Hiiraan Online
Thursday, June 20, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Talaado, Oct 16, 2012
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la qorsheynayo in Arbacada Berri ah uu hortago Baarlaamaanka si cod loogu qaado
Talaado, Oktoobar 16, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maalinta Arbacada Berri ah uu hortago baarlamaanka si codka kalsoonida ah loogu qaado, sida ay sheegeen mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.
Mudane Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa xilka ra'iisul waasarenimo waxaa loo magacabaay lixdii bishan Oktoobar, iyadoo baarlamaanku uu dalbaday maalin ka hor in lagu keeno laba maalmood gudahood si codka kalsoonida ah loogu qaado.
"Sida uu guddoomiyaha baarlamaanka noo sheegay ra'iisul wasaaruhu wuxuu hor-imaanayaa baarlamaanka maalinta Arbacada ah ee soo socota," ayuu yiri xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo wareysi gaar ah siinayay BBC-da laanta afka Soomaaliga.
Xildhibaan Jeesoow wuxuu sheegay inay marka hore dhageysan doonaan sida uu doonayo inuu xukuumadda kusoo dhiso iyo sida uu ku shaqeynayo afarta sano ee soo socota, markaas kaddib ayaana codka loo qaadayaa, in la ansixiyana waxay ku xiran tahay hadba sida loogu qanco hadalladiisa.
Dastuurka dalka ayaa dhigaya in ra'iisul wasaaraha iyo xukuumaddiisa hal mar la ansixiyo, iyadoo aan la ogeyn sababta looga boodayo qodobkan dastuuriga ah, balse mudane Jeesoow ayaa sheegay in ra'iisul wasaare aan ansaxsanayn oo aan la dhaarin uusan howl qaban karin.
"Waxay ila tahay in ra'iisul wasaare aan sharci ahayn aanu howl dastuuri ah qaban karin, taas ayaana keentay in ra'iisul waasaraha looga yeero baarlamaanka si cod loogu qaado," ayuu yiri xidlhibaan Jeesoow.
Inkastoo ay socdaan shirar hoosaadyo ku saabsan ansixinta ra'iisul wasaaraha ayaa haddana waxaan la ogeyn halka uu u dhici doono go'aanka baarlamaanka, iyadoo haddii ra'iisul wasaaraha cusub uu kalsoonida baarlamaanka helo laga doonayo inuu laba toddobaad gudahood kusoo dhiso xukuumaddiisa.
Maxamed Xaaji, Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Dacwadda Nin Soomaali ah oo loo haysto inuu dilay wiil uu adeer u ahaa oo ka socota Magaalada Buffalo ee Gobolka New York
10/16/2012 9:11 AM EST
Talaado, Oktoobar 16, 2012 (HOL) — Dacwadan oo noqonaysa tii ugu horreysay oo qof Soomaali ah lagu eedeeyo ayaa ka socota maxkamad ku taalla magaalada Buffalo ee dalka Mareykanka, iyadoo maxkamadda ay ka hor hadashay hooyadii dhashay wiilka la dilay oo 10-jir ahaa.
Hay'adda Samafalka WAANO oo Munaasabad lagu xusayay Maalinta Cunada Adduunka ku qabtay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
10/16/2012 8:36 AM EST
Talaado, Oktoobar 16, 2012 (HOL) — Hay'adda samafalka Waano oo ka mid ah hay'adaha ka howlgala Soomaaliya kana shaqeysa nafaqeynta caruurta iyo hooyooyinka ayaa waxay Muqdisho ku qabatay xuska maalinta cunnada adduunka oo ku beegan maanta oo ay bishu tahay 16-ka Oktoobar.
Roobab Saacado badan qaatay oo xalay mar kale ka da’ay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan
10/16/2012 8:28 AM EST
Talaado, Oktoobar 16, 2012 (HOL) — Roob bilaawday 11:00 habeenimo ee xalay soona garay saakay waabarigii hore ayaa xalay mar kale ka da’ay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo dhawaan ay ku dhufteen daaadad ka dhashay wabiga Shabeelle oo buux dhaafay iyo roob mudo dheer qaatay oo ka da’ay magaalada.
Ciidanka Booliiska Degmada Boorame oo si hubsiimo la’aan ah u weeraray Guri ay ku noolaayeen Qoys Shacab ah
10/16/2012 7:27 AM EST
Talaado, Oktoobar 16, 2012 (HOL) — Ciidamadda Booliska magaaladda Boorame, ayaa shalay si hubsiimo la’aan ah u weeraray guri ay ku noolyihiin qoys shacab ahi, kuwaas oo dhibaato ka soo gaadhay Aabihii qoyskaasi iyo qaar ka mid ah qoyska deganaa gurigaasi.
Kulan looga hadlayay Dhibaatooyinka Dumarka loo geysto oo lagu qabtay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellada Hoose
10/16/2012 7:21 AM EST
Talaado, Oktoobar 16, 2012 (HOL) — Kulan ay ka qaybgaleen mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, maamulka gobolka Shabeellada Hoose, ururrada haweenka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Marka ayaa lagu qabtay maanta degmada Marko ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose.
Dagaal Ciidamada Dowladda Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo Xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray Gobolka Shabeellada Hoose
10/16/2012 6:57 AM EST
Talaado, Oktoobar 16, 2012 (HOL) — Dagaal culus oo ay ku dhinteen 10-qof oo ka mid ah dhinacyadii uu dagaalku u dhexeeyay tiro intaas ka badana ay dhaawacyo kasoo gaareen ayaa maanta baqadii ka dhacay deegaanno u dhexeeyay deegaanka Yaaq-bari-weyne iyo garoonka diyaaradaha ee Balli-doogle ee gobolka Shabeellada hoose.
Golaha Wakiillada Somaliland oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeerka ay ku shaqeyn doonaan Sirdoonka Somaliland
10/16/2012 6:32 AM EST
Talaado, Oktoobar 16, 2012 (HOL) — Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyey xeerka ay ku shaqeynayaan sirdoonka Qaranka oo maalmihii u dambeeyey laga doodayay.
Dab baab'iyay Suuqa Xerada Qoxootiga Xagar-dheer oo ka mid ah Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya
10/16/2012 1:57 AM EST
Talaado, Oktoobar 16, 2012 (HOL) — Dab geystay khasaare maaliyadeed oo xoog leh ayaa xalay ka kacay xerada Xagar-dheer oo ka mid ah xeryaha qoxootiga ee ku yaalla deegaanka Dhadhaab ee dalka Kenya, waxaana halkaas ku gubtay dukaanno fara badan.
Maxkamadda sare ee dalka oo soo saartay amar lagu mamnuucayo in la qaado lacago aysan ogeyn hay'adaha dhaqaalaha dalka
10/16/2012 1:50 AM EST
Talaado, Oktoobar 16, 2012 (HOL) — Maxkamadda sare ee dalka ayaa amar kasoo saartay lacagaha la qaado ee aysan ka warhayn hay'adaha dhaqaalaha dalka, kaddib markii ay maxkamadda dacwad u gudbiyeen iskaashatada gadiidleyda gobolka Banaadir oo ka cabanaya lacago ay ka qaaddo wasaaradda gaadiidka.
Somali News
3 detained in French probe of would-be jihadists
-
AP
10/16/2012 4:54 PM EST
PARIS (AP) French police have arrested three people in an investigation of suspects plotting to travel to conflict zones in Yemen and Somalia to join jihadist fighters.
Kenya police launch search for fugitive Somali soldier
-
Africa Review
10/16/2012 4:53 PM EST
Police have launched a manhunt for a Somalia Government soldier who escaped from custody in Kenya over the weekend.
K'naan Mini-Documentary Goes Inside Rapper's Life – Premiere
-
Rolling Stone
10/16/2012 4:49 PM EST
K'naan's new album, Country, God or the Girl, comes out today, and the Somali-Canadian rapper offers a glimpse into his life with a mini-documentary that traces his journey at 13 from Somalia to New York before he relocated permanently to Toronto. "Coming from a strong background of musicians and poets in my country, at some point, music became my thing, as well, to express my life from then to now," he says.
European Union to work more closely with Somalia partners
-
Xinhua
10/16/2012 4:46 PM EST
NAIROBI (Xinhua) -- The European Union (EU) Ambassador and Special Envoy to Somalia Michele Cervone d’Urso said that the Europe’s economic and political bloc will work closely with the new Somali authorities including the civil society, according to a statement issued here on Monday.
Why Two Eritrean Pilots Went Rogue and Stole Their President's Plane
-
The Atlantic
10/16/2012 4:40 PM EST
Until recently, the Eritrean Air Force had a single luxury airplane, an 1970s-era American corporate turboprop. Thanks to a brazen act of defiance, the plane is now in Saudi Arabia. And its pilots, two high-ranking Air Force officers, are attempting to defect from a government that few people seem to want to live under -- even, apparently, among the upper-echelons of its military.
Rebels still a threat in rural Somalia
-
AP
10/16/2012 4:36 PM EST
African Union peacekeepers must drive along rough dirt roads that snake through sand dunes and shrubs to reach newly won territory in Somalia's countryside, exposing themselves to possible ambushes by al-Sha-bab rebels.
Suspected Al-Shabaab militants shot dead Safaricom engineer
-
Xinhua
10/16/2012 4:33 PM EST
GARISSA, Kenya, Oct. 16 (Xinhua) -- Suspected Al-Shabaab militants shot dead an engineer working for the Kenyan mobile phone firm, Safaricom, early Tuesday in the northern part of the East African country.
Somalia needs urgent assistance to tackle post-transition challenges
-
UN News Centre
10/16/2012 4:30 PM EST
16 October 2012 – With the nine-year-old transitional period in Somalia having ended peacefully, the authorities need urgent assistance to meet the challenges associated with peacebuilding as well as stabilizing areas liberated from insurgents, the top United Nations envoy to the country said today.
SOMALIA: Food insecurity still a problem
-
IRIN
10/16/2012 4:28 PM EST
MOGADISHU, 16 October 2012 (IRIN) - Rising food costs, poor ‘Gu’ seasonal rains earlier in the year and continuing insecurity in parts of southern Somalia are affecting the nutritional status of vulnerable people there - a situation that could worsen in the coming months amid the risk of flooding, warn experts.
Terror suspect Musharaf Abdallah admits belonging to 'al-Shabaab'
-
Xinhua
10/16/2012 4:24 PM EST
NAIROBI (Xinhua) -- Terrorism suspect Musharaf Abdallah on Monday pleaded guilty to ten counts of charges among them being a member of Al-Shabaab blamed for bomb and grenade attacks in the East African nation.
Somali terror trial focuses on tapes
-
Star Tribune
10/16/2012 2:04 AM EST
After seven days of trial focusing largely on the activities of Somali immigrants who left Minnesota to fight with a terrorist group in their homeland, federal prosecutors this week set their sights squarely on a man accused of helping recruit them.
Somali parliamentarians push for vote on prime minister approval
-
Sabahi
10/16/2012 2:03 AM EST
Members of Somalia's parliament requested on Sunday (October 14th) that President Hassan Sheikh Mohamud seek parliament's approval for newly appointed Prime Minister Abdi Farah Shirdon within two days, Radio Mogadishu reported.
Family grieves loss of son to gun violence
-
CBC News
10/16/2012 1:47 AM EST
When two men were shot dead in northwest Toronto last month, police were faced with solving two more homicides in which the victims had Somali roots.
Video: Prosecution and Defense opening statements in the murder trial of Ali-Mohamed Mohamud
-
BuffaloNews
10/16/2012 1:41 AM EST
Video: for the Prosecution and Defense in the Murder trial of Ali-Mohamed Mohamud
Family says they never saw stepfather violent
-
BuffaloNews
10/16/2012 12:25 AM EST
Buffalo, NY - The mother and stepbrother of a 10-year-old boy beaten to death in his home testified today that neither saw the boy’s stepfather, murder defendant Ali-Mohamed Mohamud, ever act violently towards the boy before Mohamud’s arrest last April.
Mother of Somali boy beaten to death testifies as the stepfather goes on trial
-
AP
10/16/2012 12:16 AM EST
BUFFALO, N.Y. - A Somali woman covered her face and slumped forward, sobbing, as she testified about the last time she saw her 10-year-old son before his body was found gagged and beaten in the basement of their home. Her husband, the boy's stepfather, went on trial Monday for murder.