Hiiraan Online
Sunday, May 26, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Nov 30, 2012
Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda oo ku dagaalamay Nawaaxiga Degmada Xudur
Jimco, November 30, 2012 (HOL) —Dagaal culus oo sababay khasaarooyin kala duwan ayaa ka dhacay nawaaxiga degmada Xudur ee gobolka Bakool, iyadoona dagaalku uu u dhexeeyay xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.
Dagaalkan oo ay labada dhinac isu adeegsanayeen hubka noocyadiisa kala duwan ayaa yimid kadib markii ciidamada dowladda ay weerar qorsheysan ku qaadeen saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen
degaano hoostaga Xudur, waxaana labada dhinac halkaasi ku dhexmaray dagaal qaatay saacado badan.
Ilaa imika lama garanayo khasaaraha rasmiga ah ee kala gaaray labada dhinac, haseyeeshee saraakiil katirsan ciidamada dowladda oo warbaahinta la hadlay ayaa guulo ka sheegtay dagaalka.
Gudoomiyaha gobolka bakool ee dowladda federaalka Soomaaliya Max’ed Cabdi Mayoow oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalka ay iyagu qaadeen, wuxuuna sheegay in xoogagga Al-shabaab ay u geysteen khasaarooyin lixaad leh.
Gudoomiyaha ayaa xusay in dagaalkii maanta ay ku dileen 10 askari oo katirsan Al-shabaab, isagoona sheegay in dhankooda uusan jirin wax khasaare sidaa u weyn oo kasoo gaaray dagaalka.
Ilaa imika ma jiro wax war ah oo ku aadan dagaalladaasi oo kasoo baxay dhanka Al-shabaab.
Dagaalkan ka dhacay nawaaxiga degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa kusoo beegmaya xilli maalmihii u danbeeyay ay gobolkaasi ka jireen xiisado u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Fanaanadda Saynab laba dhagax oo Muqdisho ka dhigaysa Barnaamijyo lagu wacigelinayo Dhalinyarada
11/30/2012 10:51 AM EST
Jimco, November 30, 2012 (HOL) —Fanaanadda caanka ah ee Saynab Maxamed Cumar Laba Dhagax ayaa maanta muqdisho soo gaartay kadib safarro ay kusoo bixisay dalalka Kenya iyo Uganda.
Wafdigii uu Hogaaminayay Madaxweeynaha Soomaaliya oo Dib ugu Laabtay Magaalada Muqdisho
11/30/2012 10:42 AM EST
Jimco, November 30, 2012 (HOL)-Madaxweeynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’uud iyo wafdigii uu horkacayay ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.
Faroole:"Idaacadaha waaweyn ee sida xun uga warama Puntland, ma deyneyno, waan dacweyneynaa"
11/30/2012 10:01 AM EST
Jimco, November 30, 2012 (HOL)- Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo shaly magaalada Boosaaso soo gaarey, islamarkaana si weyn loogu soo dhoweeyey, ayaa shir uu Saxaafadda u qabtay kaga hadlay arimo badan.
Madaxweynaha Puntland iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada oo maanta soo kormeeray dekedda magaalada Boosaaso [Sawirro]
11/30/2012 10:00 AM EST
Jimco, November 30, 2012 (HOL)- Madaxweynaha Puntland oo maalintii labaad ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta soo kormeeray dekedda magaalada Boosaaso isaga oo ay weheliyeen xubno ka tirsan golahiisa wasiirada.
Dowladda Falastiin oo loo ogolaaday in ay kor-jooge ka noqoto Qaramada Midoobay
11/30/2012 7:25 AM EST
Jimco, November 30, 2012 (HOL) —Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay in sare loo qaado maqaamka ay dowladda Falastiin ku leedahay Qaramada Midoobay islamarkaasina laga dhigo xubin katirsan kor-joogeyaasha Qaramada Midoobay.
Sanaaduuqdii Codbixinta oo Intooda badan la tiriyey iyo kormeerayaashii caalamiga ahaa oo amaanay nabadgalyada ay ku dhamaatay doorashadu
11/30/2012 6:41 AM EST
Khamiis, November, 29, 2012 (HOL)-guud ahaan sanaaduuqdii codbixinta ee golaha deegaanka ayaa xalayba la wada tiriyey, iyadoo magaaladda Hargeysa ilaa tobankii habeenimo la dhameeyey, isla markaana lagu wareejiyey xarunta guud ee Guddida Doorashooyinka.
Maamulka Degmada Beledxaawo oo Gacanta ku Dhigay Xoolo la Sheegay in ay Shabaab u iibgeeyeen Degmadaasi
11/30/2012 2:51 AM EST
Jimco, November 30, 2012 (HOL) —Maamulka ururka Ahlusunna ee degmada Beledxaawo ayaa gacanta ku dhigay xoolo fara badan oo loo iibgeeyay degmadaasi, kuwaasoo maamulku sheegay in ay leeyihiin Al-shabaab
Somali News
Somalia's performing arts industry in dire need of support
-
Sabahi
11/30/2012 6:18 PM EST
Ahmed Saleban Bide, a 69-year-old Somali artist, recounts his promising artistic career over 20 years ago when he had a good income and reputation, as well as steady government support.
Heads of State approve report to fast-track admission of Juba in EAC
-
Daily Nation
11/30/2012 6:12 PM EST
The push by South Sudan to join the East African Community went a notch higher on Friday when Heads of States approved a verification report on the country.
Mo Farah's feats had us out of our seats at the Olympics
-
Telegraph
11/30/2012 6:09 PM EST
Mo Farah’s new frontier is the open road of the marathon, but the roar of the Olympic track is still inside his head.
Italy court sentences eight Somali pirates: report
-
AFP
11/30/2012 6:04 PM EST
ROME — An Italian court on Friday sentenced eight Somali pirates to between 16 and 19 years in prison for attempting to hijack an Italian-flagged cargo ship in 2011 after one of Europe's biggest piracy trials.
Chinese firm receives $5 million Nairobi surveillance contract
-
Defenceweb
11/30/2012 6:03 PM EST
Chinese firm Nanjing Les Information Technology has won a $5 million contract to install an integrated urban surveillance system (IUSS) project in the Kenyan city of Nairobi.
Caught in a Video: Kenyan Soldiers beating and torturing Alshabaab suspect
-
CitizenTV
11/30/2012 4:24 PM EST
Caught in a Video: Kenyan Soldiers beating and torturing Alshabaab suspect
Farshanka Caanka Amiin Caamir oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada London
-
HOL
11/30/2012 3:04 AM EST
Farshanka Caanka Amiin Caamir oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada London
Somali Islamist militants slam soldier abuse video
-
AP
11/30/2012 2:21 AM EST
NAIROBI, Kenya (AP) — A video that appears to show Kenyan troops beating militant suspects has opened the force to criticism from al-Qaeda-linked militants who are known for carrying out harsh punishments like stonings, amputations and beheadings.
Kulankii Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya
-
HOL
11/30/2012 2:21 AM EST
Kulankii Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya ee ka dhacay magaala madaxda dalka kenya ee Nairobi
Poulsen optimistic despite loss
-
Super Sport
11/30/2012 2:20 AM EST
Tanzania coach Kim Poulsen was a dejected man after his charges lost 1-0 to Burundi who became the first team in group B to qualify for the quarterfinals of this year’s Cecafa Tusker Cup.
Racial attack victim says she feels unsafe
-
Sault Star
11/30/2012 2:15 AM EST
What has stuck with Monira Farah most since she was accosted two weeks ago is not the physical act of being doused with water, though that was traumatic enough.
Somali Boy’s Greek Detention Story Shocks
-
Greek Reporter
11/30/2012 2:13 AM EST
A video for Greece cited on website childdetention.org, shocked with the appalling living conditions of the infamous immigrant detention center of Pagani, in Mytilene.