Hiiraan Online
Monday, May 20, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Isniin, July 30, 2012
Beelaha Shanaad oo dibadbax casho ah ka dhigay gudaha Xarunta uu ka socdo shirka Ansixinta Dastuurka Cusub
Isniin, July 30, 2012 (HOL) — Ergooyinka beesha shanaad ayaa waxay maanta ka dhigeen xarunta uu shirku ka socdo dibadbax cabasho ah, kaasoo ay ku sheegeen inay kaga soo horjeedaan nidaamka 4.5-ka ee lagu qaybsado awoodda dalka.
Qaar ka mid ah xubnaha beelahan uga qaybgalaya shirka ansixinta dastuurka ayaa sheegay inay talaabadan u qaadeen sidii ay u muujin lahaayeen inay beelaha kale ee Soomaaliyeed la mid yihiin.
"Waxyaabaha aan ka cabanayno waxaa ka mid ah culeyska fara badan 21-kii sano ee lasoo dhaafay na dul saarnaa, kuwaasoo aan ka dhaxalnay dhibaatooyin fara ay ka mid yihiin qax iyo barakac iyo in naloogu yeero looma aaraan," ayay tiri Wiilo Qamiis Cabdullaahi oo ahayd haweeney ka mid ah beelaha Shabaad ee shirka ka qaybgalaysa.
Haweeneydan waxay sheegtay inay ku faraxsan tahay dastuurka cusub ee la doonayo in Soomaaliya salka loogu dhigo dowladnimo taam ah, balse waxaan ka codsanaynaa guddiga dastuurka in beelaha Soomaaliyeed laga dhigo shan beelood oo siman.
Guddiga farsamada ee loo saaray fududeynta ansixinta dastuurka ayaa waxay ka dalbadeen ergada beesha shanaad ee gadoodka sameeyay inay cashadooda u soo gudbiyaan qaab qoraal si wax looga qabto, balse ay joojiyaan dibadbaxa xarunta ay ka dhex sameynayaan.
Xubnaha beesha shanaad ee maanta cabashada sameeyay ayaa waxay sheegeen inaysan cabashadooda joojin doonin inta ay ka helayaan xuquuqdooda, iyadoo tani ay noqonayso markii ugu horreysay oo ay xubnaha beelaha shanaad sameeyaan cabasho noocan oo kale ah.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Madaxweynaha Galmudug oo Taageeray Shirka Ansixinayo Dastuurka ee Muqdisho ka socda kana digay Doorashooyin ka dhaca Galmudug
7/30/2012 9:25 AM EST
Isniin, July 30, 2012 (HOL) — Madaxweynaha maamulka Galmudug, Col. Maxamed Axmed Caalin oo ku sugan magaalada Nairobi oo dhawaan wadnaha looga qalay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo shirka ansixinta dastuurka ee Muqdisho ka socda, isagoo ka digay doorashooyin madaxweyne oo ka dhaca Galmudug.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Horkacayo oo Degmada Afgooye kula kulmay Waxgaradka degmadaas
7/30/2012 6:59 AM EST
Isniin, July 30, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose, halkaasoo ay maalmihii ugu dambeeyay ka geysanayeen ciidamada DKMG ah falal ammaan-darro, iyagoo la kulmay waxgaradka degmadaas
Qiimaha Maciishada Somaliland oo sare u kacay bisha Ramadaan iyo Sarifka Doolarka oo hoos u dhac uu ku yimid
7/30/2012 6:26 AM EST
Isniin, July 30, 2012 (HOL) — Qiimaha badeecadaha quutul-daruuriga ah ayaa sare u kac uu ku yimid bishan barakaysan ee Ramadaan, halka qiimihii sarifka doollarkuna hoos uga dhacay suuqyada sarifka Somaliland.
Jaamacadda SIMAD ee Muqdisho oo la Guddoonsiiyay Qalab Casri ah oo ay Dowladda Turkigu ugu deeqday
7/30/2012 3:39 AM EST
Isniin, July 30, 2012 (HOL) — Daaladda jaamacadaha Soomaaliya ee Somali-Ren ayaa deeq ka kooba kambiyuutarrro iyo birinto casri ah oo ay ugu deeqday dowladda Turkiga ku wareejisay jaamacadda Simad oo ka mid ah jaamadaha ka howlgala magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.
Ra'iisul Wasaaraha Somalia oo muujiyay rajada uu ka qabo in la Ansixiyo Dastuurka oo uu weli muran ka taagan yahay
7/30/2012 3:23 AM EST
Isniin, July 30, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali oo kormeer ku tahay Axaddii shalay xarunta uu ka socdo shirka ansixinta dastuurka ayaa sheegay inuu rajo weyn ka qabo in muddadii horay loogu qabtay lagu ansixiyo dastuurka qaybyada ah.
Ciidamada DKMG ah iyo kuwa Itoobiya oo illaa xalay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka waday Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay
7/30/2012 3:17 AM EST
Isniin, July 30, 2012 (HOL) — Wararka laga helayo degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in halkaas ay tan iyo xalay ka jireen dhaqaaq ciidan oo ay sameynayeen ciidamada DKMG ah iyo kuwa caawinaya ee Itoobiya.
Somali News
US Prosecutors Want Accused Hostage Negotiator Returned to Custody
-
BLT
7/30/2012 2:01 PM EST
A federal appeals court in Washington has agreed to expedite a dispute over whether a Somali man accused of serving as a hostage negotiator for pirates should be returned to federal custody and held without bond pending trial.
TÁNAISTE Announces €3 MIllion in Vital Aid for Somalia
-
IMFA
7/30/2012 1:47 PM EST
The Tánaiste and Minister for Foreign Affairs and Trade, Eamon Gilmore TD, today announced €3 million in life-saving assistance to Somalia during a visit to the capital, Mogadishu. The funding will provide food, shelter and other vital assistance to thousands of Somalis affected by conflict and hunger.
Economy tops Kenyans’ worry list
-
CapitalFM
7/30/2012 5:40 AM EST
The most pressing issue facing Kenyans at the moment is the slow growth of the economy, according to a recent survey.
Refugees in SA compare Olympics to their lives
-
WOAI
7/30/2012 5:38 AM EST
A group of young refugees from Asia and Africa, living in San Antonio are keeping a close watch on the Olympics as they cheer on their home countries and their newly adopted USA.
Range Resources says Shabeel North will go deeper than planned to explore lower levels
-
PI
7/30/2012 5:36 AM EST
Shabeel North well in Puntland, Somalia will be drilled deeper than planned to try to find oil at lower levels.
Somali National Constituent Assembly continues despite mortar attack
-
Sabahi Online
7/30/2012 5:22 AM EST
Somalia's National Constituent Assembly (NCA) reconvened on Saturday (July 28th) after Friday's meeting was delayed, Somalia's Garowe Online reported.
Al-Shabaab kill Safaricom driver
-
The Standard Digital
7/30/2012 5:19 AM EST
One driver was shot dead in an attack by suspected Al-Shabaab militants on a car belonging to a mobile phone dealer in Mandera.
Zenawi's exit? Why EAC should worry
-
Daily Ethiopia
7/30/2012 5:17 AM EST
With Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi seriously ill, East African leaders need to start worrying about what his impending exit will mean for the region.
Accused barbecue shooter is Somalian refugee
-
CANOE
7/30/2012 5:11 AM EST
An accused gunman charged with firing a weapon at a Scarborough barbeque where two people were killed and 23 others wounded arrived in Canada as a refugee from Somalia seeking a better life, border officials say.
Somali forces rebuff al-Shabaab in Hudur
-
Sabahi Online
7/30/2012 5:08 AM EST
Fighting broke out Friday (July 27th) between al-Shabaab and Somalia's Transitional Federal Government (TFG) forces in the town of Hudur, capital of the Bakol region, said Hudur District Commissioner Mohamed Moallin.
Somalia gets extra €3m aid
-
Irish Independent
7/30/2012 5:06 AM EST
TANAISTE Eamon Gilmore has announced a €3m aid package to provide food and shelter for Somalian people hit by war and famine, writes Fionnan Sheahan.
Somalia's cause is Ireland's cause, says Tánaiste on visit
-
Irish Times
7/30/2012 5:05 AM EST
TWENTY YEARS after Mary Robinson shed tears at the plight of Somalis caught up in a devastating famine, another senior Irish politician has witnessed at first hand the realities of this ravaged country.