Hiiraan Online
Wednesday, June 19, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Arbaco, July 25, 2012
Afartameeyo Guri oo dhibaato ka soo gaadhay Roobab ka curtay Magaalada Hargeysa ee Somaliland
Arbaco, July 25, 2012 (HOL) — Afartaneeye guri oo ku yaalla magaalada Hargeysa ayaa khasaare ka soo gaadhay Roobab Dabaylo watay oo shalay galab ilaa xalay ka da’ayey magaaladda iyo agagaarkeedda, kuwaas oo guryo badan jiingaddii sare ka qaaday.
Ilaa Afartan guri oo iskugu jira guryo jiingado ah iyo guryo dhismayaal ah ayuu roobabkaasi khasare xoogleh gaadhsiiyeen, iyagoo ilaa afar qofna ku dhaawacmey dhibaatadaasi uu roobku keenay.
Khasaaraha roobka ka dhashay ayaa inta badan waxa uu ka dhacay degmadda Axmed Dhagax ee Koonfur galbeed ee magaaladda Hargeysa, gaar ahaan xaafadda Badhka iyo Isha Boorame, waxaana kormeer qiimeyn ah oo ay ku eegayaan dhibaataddu inta ay leegtay ku tagay goobihii dhibtu ka dhacday, Wasiiradda Diinta iyo Awqaafta iyo Wasiirka Cadaaladda, Sh. Khaliil Cabdilaahi, Xuseen Axmed Caydiid iyo Xildhibaano golaha wakiiladda ka tirsan, waxaanay sheegeen inay xukumad ahaan gacan ka gaysan doonaan dhibaatadaasi ku dhacday dadka danyarta ah ee khasaaraha ka soo gaadhay roobabka.
Haseyeeshee, Dadkan khasaaruhu ka soo gaadhay roobabka ayaa xalay u hoyday meello bannaan ah, isla markaana raashinkii iyo alaabtoodii guryaha u yaalay uu Daadkii kala tagay, waxaanay ka cabsi qabaan in robabka dambe ay dhibaato kale sii gaadhsiiyaan oo ay naftoodaba halis ku jirto haddii aan gurman degdeg ah la soo gaadhsiin, waxaanay xukuumadda ka dalbadeen inay usoo gurmato oo arrintoodan wax lagala qabato, maadaama oo aanay haysan hoy ay ka galaan dhaxanta iyo roobka da’ayaba.
Maalmihii u dambeeyey ayey Roobab waaweyni oo aan kala joogsan ka curteen magaalada Hargeysa iyo qaar ka mid ah goboladda dalka, waxa kale oo jira roobab waaweyn oo ka Da’ay gobolka Gabiley deegaano ka mid ah, kuwaas oo khasaare soo gaadhsiiyey xoolo dhaqato ku nool Miyiga gobolkaasi, waxaana deegaanadaasi laga soo sheegayaa khasaare badan oo roobabkaasi ay ka soo gaadheen xoolihii iyo dadkii ku dhaqnaa deegaanadaasi.
Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland
Post your comments
Guddoomiyaha Guddiga Badbaadinta Geeska Africa oo la kulmay Madaxweyne-ku-xigeenka dalka Mareykanka
7/25/2012 3:21 PM EST
Columbus, Ohio (HOL) Gudoomiyaha Gudiga badbaadinta Geeska Afrika Muuse Cabdi Faarax ayaa maalintii Khamiista ee bishan July 19keedii magaalada Washington kula kulmay Madaxweyne-ku-xigeenka dalka Mareyknaka Mudane Joe Biden.
Warbixin ku saabsn Furitaankii Shirka Ansixinta Dastuurka iyo Hadalladii ay Madaxda Dowladdu ka Jeediyeen (SAWIRO)
7/25/2012 9:47 AM EST
Arbaco, July 25, 2012 (HOL) — Shirka ansixinta dastuurka ee maanta ka furmay Muqdisho ayaa waxaa hadallo kala duwan ka jeediyay madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya, waxaana mas'uuliyiintii hadlay oo dhan ay ku tilmaameen guul la gaaray.
Ciidamada Itoobiya oo Xabsiga u Taxaabay Taliyaha Booliiska Baydhabo iyo Taliyaha Booliiska Gobollada Bay iyo Bakool
7/25/2012 8:38 AM EST
Arbaco, July 25, 2012 (HOL) — Ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa xabsiga dhigay maanta taliyihii ciidamada booliiska degmada Baydhabo, Aadan Biid iyo taliyaha ciidamada booliiska DKMG ee gobollada Bay iyo Bakool, Aadan Doodishe.
Golaha Ammaanka ee QM oo si kooban uga dooday Warbixin Madaxda Dowladda KMG ku eedeysay inay dhaqaale lunsadeen
7/25/2012 8:36 AM EST
Arbaco, July 25, 2012 (HOL) — Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kooban uga dooday xalay oo Talaado ahayd warbixin ay soo diyaariyeen guddiga la socodka cunno-qabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, taasoo ku eedeysay madaxda dowladda KMG ah inay lunsadeen dhaqaale loogu deeqay Soomaaliya.
Al-shabaab oo ku hanjabtay inay beegsan doonto xubnaha ka qaybgalaya shirka lagu ansixinayo Dastuurka ee Muqdisho ka furmay
7/25/2012 4:47 AM EST
Arbaco, July 25, 2012 (HOL) — Xarakada Al-Shabaab oo dagaal kula jirta dowladda KMG ah iyo AMISOM ayaa ku goodisay inay beegsan doonto odayaasha iyo ergada uu Muqdisho uga furmay shirka lagu ansixinayo dastuurka qabyada ah ee Somalia.
Shirkii Ansixinta Dastuurka Qabyo-Qoraalka Soomaaliya oo si rasmi ah Maanta uga furmay Magaalada Muqdisho
7/25/2012 4:33 AM EST
Arbaco, July 25, 2012 (HOL) — Waxaa goor dhaweyd si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho shirka ansixinta dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya, iyadoo la adkeeyay ammaanka guud ee halka uu shirku ka furmayo iyo wadooyinka Muqdihso qaarkood.
Somali News
Somalia assembly meets to form new government
-
Al Jazeera
7/25/2012 3:27 PM EST
Special assembly begins first-ever talks on draft constitution as transitional government approaches end of mandate.
Mandate of UN monitoring group on Somalia and Eritrea extended for another year
-
UN News Centre
7/25/2012 3:23 PM EST
25 July 2012 – The Security Council today extended for another year the mandate of the United Nations panel of experts monitoring compliance with the embargoes on the delivery of weapons and military equipment to Somalia and Eritrea.
Somalia to Elect New President, Affirms African Representative
-
Prensa Latina
7/25/2012 6:40 AM EST
The Somali parliament will elect next August 20 the President of this country with persistent political instability in recent years, regional sources reported on Tuesday.
Trial of 2 Iranian terrorism suspects suspended in Nairobi
-
AFP
7/25/2012 6:36 AM EST
A Nairobi court on Tuesday (July 24th) adjourned the trial of two Iranians accused of possessing explosives allegedly for use in bomb attacks in Kenya, AFP reported.
Hostages finally come home
-
China Daily
7/25/2012 6:24 AM EST
Fishermen recount their 19-month ordeal at the hands of Somali pirate.
Three policemen injured in Dadaab blast
-
Daily Nation
7/25/2012 6:17 AM EST
Three police officers have been injured after an explosion hit their vehicle in Dagahaley, northern Kenya.
Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia Meets in New York
-
HOL
7/25/2012 4:39 AM EST
The Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia will have a plenary meeting on the 25th of July at the United Nations headquarters in New York. The group which includes the United States along with 70 other counties, international organizations and members of the private sector will meet to discuss ways on tackling piracy in one of the world’s busiest shipping corridors.
How the Search for Genghis Khan Helped the United Nations Map Refugees in Somalia
-
National Geographic
7/25/2012 4:05 AM EST
National Geographic has been exploring new worlds for well over a hundred years. In the present century, these new worlds include digital worlds—the next frontier of exploration. Take National Geographic’s recent digital expedition in Mongolia. The “Valley of the Khans Project” represents a new approach to archeology that gives us each the opportunity to be a digital Indiana Jones by searching for the tomb of Genghis Khan using the World Wide Web. The very same technologies can also turn us into digital humanitarians in support of the United Nations (UN). Here’s a story about how National Geographic’s digital expedition in Mongolia inspired the UN during their humanitarian response operations in Somalia.
Kenya: Army chiefs plot attack on Kismayu
-
Daily Nation
7/25/2012 3:47 AM EST
Top commanders of the reshaped African Union Mission in Somalia (AMISOM) have been meeting in Nairobi to approve war plans for a massive air, land and sea assault on Kismayu, the last stronghold of Somali terrorist group, Al-Shabaab.
Hunger, population and climate change
-
VC Star
7/25/2012 3:45 AM EST
The international news warns that Somalia again faces starvation, this despite last year's famine only recently being declared over. While mothers hold healthy infants kept alive by supplies from outside, the U.N. spokesman cautions that their situation is unsustainable. This year's harvest is already doomed by returning drought and war. He fears the world's compassion will tire. He offers no solution.
Hostage story to be shared in exhibition
-
ABC (AU)
7/25/2012 3:43 AM EST
In 2008 photo journalist Nigel Brennan was reporting on the civil war in Somalia when he was kidnapped by a criminal gang and held hostage for 462 days.
Uganda: UPDF Somalia budget up by 78%
-
The Observer
7/25/2012 3:38 AM EST
The UPDF is to spend Shs 672m every day on its operations in Somalia this financial year, The Observer can reveal.
Drone operations over Somalia pose danger to air traffic, U.N. report says
-
Washington Post
7/25/2012 3:33 AM EST
The skies over Somalia have become so congested with drones that the unmanned aircraft pose a danger to air traffic and potentially violate a long-standing arms embargo against the war-torn country, according to United Nations officials.