Hiiraan Online
Saturday, May 25, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Arbaco, July 18, 2012
Danjire Mahiga oo ka hadlay Eedeymaha guddiga baarista ee Qaramada Midoobay ay u soo jeediyeen Madaxda DKMG ah
Arbaco, July 18, 2012 (HOL) — Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga ayaa ka hadlay eedeymaha loosoo jeediyay madaxda dowladda KMG ah ee la xiriira lunsashada hantida Qaran.
Danjire Mahiga oo BBC-da u warrramayay ayaa sheegay in warbixintan la horgeyn doono golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay berrito oo Khamiis ah, balse ay ka doodi doonaan bishan dhammaadeeda, isagoo guddiga warbixinta soo diyaariyay ku sheegay inay yihiin kuwo madax-bannaan.
Su'aal ahayd in dadka la eedeeyay uu ku jiro madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif oo lala xiriiriray burcadbadeedda, ayuu sheegay in madaxewynaha looga baahan yahay inuu iska difaaco eedeynta oo aysan ku filayn oo keliya beenin.
"Madaxweynuhu waa inuu iska difaaco eedeyntan ka hor inta aan laga doodin bishan dhammaadkeeda, balse sida uu isku difaacayo aysan ahayn oo keliya inuu beeniyo arrintaas waase inuu la yimaado tallaabooyin cadcad oo la isku difaaci karo," ayuu yiri Mahiga.
Sidoo kale, mar danjire Mahiga la weydiiyay sababta xilligan xasaasiga ah loogu soo beegay warbixinta ayaa wuxuu sheegay in iyaga laftooda ay walwal ku hayso, balse kooxda soo diyaarisay warbixinta ay madax-bannaan tahay arrintanna ay muddo dheer kasoo shaqeynayeen; iyagana aan lagala soo xiriirin xilliga lagu soo beegayo.
"Waxaa jira dad kale oo laga yaabo inay isku soo sharraxaan jagooyinka sarsare iyo xildhibaanno cusub, dadka la dhaleeceeyayna waa inay iska difaacaan eedeynta," ayuu yiri Mahiga oo la weydiiyay in eedeyntan ay saameyn ku yeelan karto xilliga kala guurka ah iyo murashaxnimada xubnaha la eedeeyay.
Madaxda dowladda KMG ah ayya warbixintani ku eedeysay inay lunsadeen hanti fara badan oo caalamku uu ugu deeqay Soomaaliya, balse mas'uuliyiinta DKMG ah ayaa ku tilmaamay eedeyntaas mid aan jirin oo been abuur ah.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Burcadbadeed Soomaaliyeed oo Madaxfurasho kusii daayay Doon Kalluumeysi iyo 26 shaqaale ah oo la socday
7/18/2012 10:12 AM EST
Arbaco, July 18, 2012 (HOL) — Wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan ayaa shaacisay maanta oo Arbaco ah in dooni kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Taiwan iyo 26-shaqaale oo la socday ay si daayeen burcadbadeedda Soomaaliyeed kaddib afduub ay ku haysteen 19 bilood.
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo sheegtay in Odayaasha Dhaqanku ay dib u eegis ku sameeyeen Dastuurka Cusub
7/18/2012 9:12 AM EST
Arbaco, July 18, 2012 (HOL) — Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda KMG ah ayaa lagu sheegay in odayaasha dhaqanka ee ku shirsan Muqdisho ay dib u eegis ku sameeyeen dastuurka cusub ee Soomaaliya ayna maanta dib u soo celiyeen, balse talooyin ay soo jeediyeen odayaasha ay dowladdu sheegtay in loo gudbin doono ergooyinka ansixin doona dastuurka.
Dagaal Ciidamada DKMG, Kenya iyo Xarakada Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Qooqaani ee Gobolka Jubbada Hoose
7/18/2012 8:47 AM EST
Arbaco, July 18, 2012 (HOL) — Dagaal aad u culus isla markaana dhaliyay khasaarooyin isugu jira dhimasho yio dhaawac ayaa xalay ka dhacay deegaanka Qooqaani ee gobolka Jubada Hoose.
Maayarkii Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo ku xigeenkiisii oo xabsiga loo taxaabay
7/18/2012 8:44 AM EST
Arbaco, July 18, 2012 (HOL) — Badhasaabka gobolka Sool Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni Yare) ayaa la sheegay inuu xabsiga u taxaabay maayarkii iyo maayar ku xigeenkii magaaladda Laascaanood.
Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka Jawaabay war laga soo xigtay Ra’iisal Wasaaraha xukuumada KMG
7/18/2012 8:43 AM EST
Arbaco, July 18, 2012 (HOL) — Mas’uuliyiinta maamulka gobollka Hiiraan oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Baladweyne ayaa si kulul uga jawaabay sida ay hadalka u dhigeen war ay qoreen qeybaha warbaahinta qaarkood oo la sheegay in laga soo xigtay ra’iisal C/wali Max’ed Cali Gaas.
Dagaallo mar kale duleedka Baardheere ku dhexmaray Ciidamada DKMG, kuwa Kenya iyo Xarakada Al-shabaab
7/18/2012 3:12 AM EST
Arbaco, July 18, 2012 (HOL) — Dagaallo geystay dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay mar kale ka dhacay duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaasoo ay shalay ka dhaceen dagaallo culus oo khasaare badan geystay.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Col. Caalin oo Qalliin muddo saacado ah qaatay looga sameeyay Wadnaha
7/18/2012 3:11 AM EST
Arbaco, July 18, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Col. Maxamed Axmed Caalin ayaa qalliin shan saacadood qaatay looga sameeyay wadnaha, kaddib markii xanuun kasoo wajahay awgiis loogu qaaday maalmo ka hor magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Ergada Shir-weynaha Ansixinta Dastuurka Soomaaliya uga qayb geleysa Puntland oo xulintaakooda la dhameystiray
7/18/2012 3:10 AM EST
Arbaco, July 18, 2012 (HOL) — Gudiggii loo xil saaray soo xulitaanka ergada uga qaybgalaysa Puntland shirweynaha ansixinta dastuurka Soomaaliya ayaa la shaaciyay in soo xulitaankoodii lasoo gabgabeeyay shalay oo Talaado ahayd, isla markaasna ay dhamaantood diyaar yihiin.
Somali News
Somalia’s two Olympians defy civil war and terrorism to compete
-
AP
7/18/2012 9:05 PM EST
Training on the bullet-riddled streets of Somalia’s civil war-wracked capital city, Mohamed Hassan Mohamed and Zamzam Ali Farah have defied war and terrorism to make the 2012 London Olympics.
Grenade attack in northeast Kenya wounds five
-
Reuters
7/18/2012 8:56 PM EST
ISIOLO, Kenya, July 18 (Reuters) - Two grenades hurled at a restaurant in the northeastern Kenyan town of Wajir, near the border with Somalia, wounded five people on Wednesday, provincial officials and residents said, in the latest in a spate of attacks in the region.
For pirates, U.S. courts offer no safe harbor
-
NPR
7/18/2012 8:47 PM EST
Piracy on the high seas is one of the oldest crimes on the books. But U.S. authorities are using 18th century law in new ways to go after people who may never actually climb on board a ship and the men who negotiate and finance the plots.
U.S. government issues another worldwide security caution
-
CNN
7/18/2012 8:32 PM EST
(CNN) -- The U.S. government issued its latest version of a worldwide safety caution Wednesday to U.S. citizens abroad.
Somalia's president shielded top pirate leader with diplomatic passport: UN
-
Reuters
7/18/2012 8:28 PM EST
The group said it had obtained evidence a diplomatic passport had been provided "with the authorisation of Somali president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed" to the pirate leader Mohamed Abdi Hassan "Afweyne", who presented it to authorities in Malaysia on a trip there in April.
African Union lauds security improvements in Somalia
-
Sabahi
7/18/2012 8:21 PM EST
African heads of state reiterated their support for Somalia as the African Union concluded its 19th summit in Addis Ababa this week.
Minnesota - Wanted: People to translate in court
-
Star Tribune
7/18/2012 1:49 PM EST
Abdu Elmi has been in court dealing with lawyers or answering a judge's questions thousands of times since 2009. "I appear in the court system every day," said Elmi, the only certified Somali interpreter in the state and possibly the country. "I do all of Minnesota."
Somehow The Man Described As A 'Founding Figure' In Somali Piracy Has Got Himself A Diplomatic Passport
-
Reuters
7/18/2012 6:54 AM EST
A top pirate leader in Somalia has been given a diplomatic passport by the country's president, according to a U.N. Monitoring Group on Somalia report to the Security Council seen by Reuters.
Nuruddin Farah: Not all Somalis are pirates and we have been victims too
-
Metro
7/18/2012 6:48 AM EST
Crossbones author Nuruddin Farah tells Metro the truth about Somalia, his misunderstood homeland, and its lingering influence 38 years after he left it.
Officer killed, another injured in Garissa
-
The Standard Digital
7/18/2012 6:44 AM EST
A policeman was killed and another seriously injured by gunmen in Lagdera along the Kenya-Somalia border.
Somali pirates release Taiwan fishing boat
-
BBC
7/18/2012 6:27 AM EST
The crew of a Taiwan trawler held for nearly 19 months by Somali pirates has been freed by a Chinese naval vessel.
"Following Transition Period, Somalia to Take Firm Steps forward"
-
JT Weekly
7/18/2012 6:26 AM EST
Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag has said that following transition period in Somalia, the country would take firm steps forward.
Somalia anger at corruption claims in leaked UN report
-
BBC
7/18/2012 6:24 AM EST
Somalia's interim government has denied allegations of corruption contained in a leaked UN report.
Somali to shed tear for slain predecessor
-
Reuters
7/18/2012 6:19 AM EST
Somalia's Olympic chief will find it impossible to choke back the tears at next week's opening ceremony for the London 2012 Games.
Human Rights Watch: migrant children detained for over three months
-
MaltaToday
7/18/2012 6:17 AM EST
International human rights watchdog says government should stop detaining unaccompanied children and end blanket detention.
Somali pirate kingpins enjoy "impunity"-UN experts
-
Reuters
7/18/2012 3:16 AM EST
NAIROBI (Reuters) - Somalia's president has shielded a top pirate leader from arrest by issuing him a diplomatic passport, according to a United Nations investigation which criticises the "climate of impunity" enjoyed by pirate kingpins in Somalia and abroad.
One million return to Mogadishu
-
IRIN
7/18/2012 3:00 AM EST
MOGADISHU (IRIN) - Around a million people who fled insecurity and fighting in the Somali capital Mogadishu have returned to the city since August 2011, after the departure of Al-Shabab insurgents, say officials.
Marni Soupcoff: Jason Kenney couldn’t kill compassion in Canada even if he tried
-
National Post
7/18/2012 2:45 AM EST
When a young protestor was thrown out of a Conservative party barbecue over the weekend for interrupting a speech by Immigration Minister Jason Kenney, I expected complaints. Charges of police brutality, or censorship, or closed-mindedness. Instead, the protestor in question, 17-year-old Bashir Mohamed, has been quite cheerful about the whole affair.