Hiiraan Online
Monday, May 20, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Khamiis, July 12, 2012
AMISOM oo Tababar socon Muddo Toddobaad uga furay Muqdisho Saraakiil Booliis ah oo ka socda dalka Sierra Leone
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Booliiska AMISOM ayaa tababar soconay todobaad uga furay Muqdisho saraakiil booliis ah oo ka yimid dalka Sierra Leone, kuwaasoo la bari doono dhaqanka Soomaalida iyo shuruucda Soomaaliya.
Madaxa booliiska AMISOM, Dr. Charles Makono oo ka hadlay munaasabad tababarka lagu furyay ayaa sheegay in saraakiisha ka socda dalka Sierra Leone ay tiradoodu tahay 31-xubnood oo lix ka mid ah ay yihiin haween, isagoo sheegay inay qayb ka qaadan doonaan dib u soo celinta ammaanka Soomaaliya muddo 20-sano ah kaddib.
"Saraakiisha booliiska ah ee ka socda Sierra Leone waxay kusoo beegmaysaa xilli ay ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG ah ka saareen Al-shabaab deegaanno muhiim ah oo ay gacanta ku hayeen. Booliiskan waxay qayb ka yihiin howgalka AMISOM ay u joogto Soomaaliya waxayna ka howgeli doonaan deegaannada laga saaray Al-Shabaab," ayuu yiri Dr. Makono.
AMISOM waxay sheegtay in ciidamadan booliiska ah la geyn doono marka uu u dhamaado tababarkan afarta waaxood ee ay AMISOM ka howgalayso, kuwaasoo ay ka mid yihiin: Muqdisho, Baydhabo, Baladweyne iyo Kismaayo oo weli ka taliso Al-shabaab.
Booliiska ka socda dalka Sierra Leone ayaa waxay qayb ka yihiin ciidammo booliis ah oo ka imaanaya dalalka: Nigeria, Ghana, Uganda, Gambia, Burundi iyo Zimbabwe, kuwaasoo booliiska Soomaaliya kala shaqeyn doona ammaanka Muqdisho iyo deegaannada kale ee Al-shabaab laga saaray.
Tababarkan ayaa wuxuu noqonayaa kii ugu horreeyay oo ciidamo booliis ah oo ka socda dal Afrikaan ah looga furo Muqdisho, iyadoo tani ay kusoo beegmayso xilli uu ururka Midowga Afrika ogolaaday in booliis ka socda dalalka Afrika ay ka howgalaan Soomaaliya.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Diyaarado Dagaal oo Maanta duqeeyay Deegaanka Birta-dheer oo ku yaalla galbeedka Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo
7/12/2012 10:04 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Diyaarado dagaal oo la rumeysan yahay in dalka Kenya laga leeyahay ayaa maanta duqeeyay deegaanka Birta-dheer oo 18-km dhinaca galbeed kaga beegan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.
Ururka Ahlusunna Waljamaaca oo markii ugu horreysay Xukun Qisaas ah ku fuliyay laba nin oo lagu eedeeyay inay dilal geysteen
7/12/2012 9:52 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa maanta xukun qisaas ah ku filyay laba nin oo la sheegay inay horay ugu dileen wiil iyo aabihiis deeaanka Xeraale ee gobolka Galguduud.
Wasiirrada DKMG Soomaaliya oo shir ay kulan ay yeesheen uga hadlay Ammaanka iyo Xulidda Ergada Ansixinaysa Dastuurka
7/12/2012 8:40 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Golaha wasiirrada xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay uga hadleen arrimo ay ka mid yihiin ammaanka Muqdisho iyo xulidda ergada ansixinaysa dastuurka qabyada ah.
Xisbiga UCID iyo garabkii ka go'ay Xisbiga UDUB oo Heshiis kala saxiixday, Musharax Madaxweyne u doortay Siyaasi ku Cusub Xisbigaasi
7/12/2012 8:09 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Garab ka soo go’ay xisbiga UDUB ayaa maanta ku biiray xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ka dib marii khilaaf ba’an soo kala dhexgallay xisbiga UDUB, taas oo ku keentay inuu laba kooxood u kala jabo.
Xukuumadda KMG oo shaacisay in shirkii lagu soo xulayay Ergada Ansixinta Dastuurka uu dib u dhac ku yimid
7/12/2012 3:54 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inuu dib u dhac ku yimid shir lagu soo xuli lahaa ergooyinka ansixinta dastuurka oo lagu waday in maanta uu ka furmo Muqdisho.
Afhayeenka Cusub ee Ciidamada AMISOM oo sheegay inay sii socon doonaan howgallada ka billowday Gobolka Shabeellada Hoose
7/12/2012 3:34 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Afhayeenka cusub ee Ciidamada AMISOM, Col. Cali Aadan Xaamud ayaa sheegay in howgallada ay ciidamada DKMG iyo kuwa AMISOM ku qabsadeen deegaanka Laanta-buuro uu sii socon doono.
Kooxo burcad ah oo Duleedka Magaalada Gaalkacyo ka Afduubay Samafalayaal Kenya u dhashay iyo iyo Dhakhtar Soomaaliyeed
7/12/2012 3:13 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa duleedka degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ka afduubay laba shaqaale samafal oo Kenyan ah iyo dhakhat Soomaali ah, kuwaasoo kasoo laabtay xeryo ay ku sugnaayeen dad barakacayaal ah oo ku yaalla duleedka waqooyi ee Gaalkacyo.
Somali News
In Kenya, Dadaab refugee camp faces $25-million shortfall
-
LA Times
7/12/2012 8:01 PM EST
JOHANNESBURG, South Africa — The Dadaab refugee camp in northern Kenya is the biggest in the world, a sprawl of nearly half a million people, some of whom have lived there for about two decades.
Somali authorities say local forces pursue aid worker captors
-
Xinhua
7/12/2012 7:57 PM EST
MOGADISHU, July 12 (Xinhua) -- Authorities in northeastern Somalia's semi-autonomous state of Puntland on Thursday said local security forces were pursuing kidnappers of three foreign aid workers in Somalia, a government statement said.
Aid agencies make funds appeal
-
Daily Nation
7/12/2012 7:44 AM EST
Relief agencies working in the Dadaab refugee camp have said they might be forced to close shop in three months for lack of funding.
Another victim of Garissa church grenade attacks dies
-
Xinhua
7/12/2012 7:40 AM EST
Death toll from the July 1 twin grenade attacks in northern Kenya has risen to 18 after one victim passed on at a Nairobi hospital.
2 policemen injured in Mandera Al Shabaab ambush
-
Capital FM
7/12/2012 7:38 AM EST
Two police officers were shot and seriously wounded on Thursday morning in an attack blamed on Al Shabaab militiamen in Mandera.
‘Mama Shabab’: Former Toronto resident called den mother to young Somali militants
-
Toronto Star
7/12/2012 7:29 AM EST
A Canadian woman at the centre of Somalia’s Al Qaeda is known among the intelligence agencies that track her and the foreign militants who praise her simply as “Mama Shabab.”
Djibouti: Western bases pose manageable risk
-
Reuters
7/12/2012 2:55 AM EST
LONDON, July 11 (Reuters) - Host to the most important U.S. and French military bases in Africa, the tiny Red Sea state of Djibouti agrees it faces a risk of retaliation from the Islamist militants its Western guests hunt on forays into nearby countries.
Eng Mahboub Maalim to head IGAD for 4 more years
-
HOL
7/12/2012 2:43 AM EST
Eng Mahboub Maalim has been reappointed as the Executive Secretary of the regional organization. The council commended Maalim for his exemplary performance at the helm and awarded him by renewing his four year term for a second time. The decision was made at the 45th session of the IGAD council of Ministers in Addis Ababa on Wednesday.
British Ambassador to Somalia sends off Somali Olympic team
-
SFF
7/12/2012 2:36 AM EST
The British Ambassador to Somalia Matt Baugh on Wednesday joined the Prime minister of the transitional federal government (TFG) of Somalia Dr. Abdi Weli Mohamed Ali at Villa Somalia to wish the Somali Olympic team well on their journey to the to the London 2012 Olympic Games.
Star Exclusive: Documents found on body of Al Qaeda’s African leader detail chilling plans for kidnapping, attacks
-
Toronto Star
7/12/2012 2:25 AM EST
NAIROBI—A cache of intelligence found on the body of Al Qaeda’s African leader, and inside the bullet-ridden Toyota truck he tried to ram through a Somali government checkpoint, provides a chilling look at the global aspirations of Somalia’s al Shabab.
Two Kenyan aid workers, Somali doctor kidnapped
-
AFP
7/12/2012 2:22 AM EST
MOGADISHU — Two Kenyan aid workers and a Somali doctor were kidnapped in lawless northern Somalia on Wednesday, probably by pirates, police said.
Al Shabab defectors describe hunger and isolation with Somali terrorist group
-
AP
7/12/2012 2:16 AM EST
MOGADISHU, SOMALIA—Defections from Al Qaeda-linked militant group al Shabab are accelerating as Somali and African Union troops take new territory around the capital Mogadishu, according to officials in Somalia.
Aid agencies make Dadaab camp appeal
-
BBC
7/12/2012 2:11 AM EST
Aid agencies working in the world's largest refugee camp in Kenya say they are running out of funds, putting tens of thousands of lives at risk.
Somalian refugee's Australian success
-
True Local
7/12/2012 2:10 AM EST
AN Auburn resident was one of several Australians whose success story was under the spotlight for Refugee Week recently.
Charcoal Ban in Somalia Impacts Struggling Local Economies
-
VOA
7/12/2012 2:04 AM EST
BUR GABO, Somalia - A February United Nations resolution banned charcoal exports from Somalia, claiming the trade provides revenue to the al-Qaida-linked-al-Shabab militants and contributes to deforestation. However in parts of the lower Juba region now under the control of the Kenyan military and Ras Kamboni militia, the embargo has depressed local economies and no alternative livelihoods have emerged.
Valhalla Park residents hit out at police
-
Eye Witness News
7/12/2012 1:58 AM EST
CAPE TOWN - Some Valhalla Park residents on Wednesday lambasted police for not doing enough to stop attacks on Somali store owners in the area.