Hiiraan Online
Tuesday, May 21, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Axad, Aug 5 , 2012
Ciidamada AMISOM ee ku sugan Degmada Baydhabo oo la kordhiyay iyo Ciidamo weli lagu daad-gureynayo Degmadaas
Axad, Ogoosto 05, 2012 (HOL) — Wararka aan ka helay degmada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in boqolaal askari oo AMISOM ah la geeyay degmadaas, kuwaasoo ku biiraya 100-askari oo horraantii sannadkan la geeyay degmadaas.
Ilo wareedyo ku sugan Baydhabo ayaa u xaqiijiyay HOL in ciidamada AMISOM ee ku sugan degmada Baydhabo la gaarsiiyay tiradooda 700-askari, iyadoo ay sidoo kale weli socoto daad-gureyntooda.
"Ciidamada Midowga Afrika waxaa lagu keenaa diyaarado maalin walba, waxayna tiro ahaan hadda marayaan 700-askari oo isugu jira kuwo ka socda dalka Uganda iyo kuwo ka socda dalka Burundi," ayuu yiri mas'uul la hadlay HOL oo diiday inuu magaciisa sheego.
Sidoo kale, mas'uulkan wuxuu sheegay in 200 oo gaadiid oo loogu talogalay inay ku howgalaan ciidamadan ay ku sugan degmada Baydhabo, kuwaasoo dhinaca dhulka lagu keenay iyagoo soo maray deegaanno ku yaalla gobollada Koonfureed ee dalka Soomaaliya.
Midowga Afrika ayaa bishii Abriil ee sannadkan sheegay inay ciidamada Itoobiya ee gacanta siinaya dowladda KMG ah kala wareegayaan degmooyinka ay Al-shabaab ka saareen sida Baydhabo iyo Baladweyne, maadaama aysan ciidamada Itoobiya ka mid ahayn howgalka AMISOM.
Ciidamada Midowga Afrika ee loo qorsheeyay inay ka howgalaan gobollada Bay iyo Bakool ayaa waxay gaarayaan 2,500-askari, kuwaasoo ka socda dalalka Uganda iyo Burundi, iyadoo Koonfurta Soomaaliya ay ka howlgalayaan ciidamada Kenya oo ku biiray iyaguna AMISOM.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Youtube: Qaybo ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota oo Cambaareeyey dilkii marxuum Marshaale (Daawo)
8/5/2012 2:17 PM EST
Qaybo ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee nool gobolka Minnesota oo qaybtay kulna ay ku Cambaareeyey dilkii marxuum Marshaale (Daawo)
Shirkii saxiixayaasha Roadmapka oo lagu soo gabagabeeyay goor dhow magaalada Nairobi
8/5/2012 2:15 PM EST
Axad, August 05, 2012 (HOL) - Shirkii saxiixayaasha Roadmapka ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku laabtay
8/5/2012 11:09 AM EST
Axad, August 05, 2012(HOL): Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo si heer sare ah ay u soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo shacabka ku nool magaalada Muqdisho.
Xafalad Afur Iyo Casho Sharaf ah oo Magaalada London loogu sameeyey ciyaartoydii Iyo Wafdigii Olymbikada Soomaaliyeed
8/5/2012 10:23 AM EST
Axad, Ogoosto 05, 2012(HOL)— Habeenimaddii xalay ahayd waxaa magaalada London ka dhacdey xaflad afur iyo casho sharaf isugu jirta oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyadda soomaaliyeed ee London,xafladaas ayaa waxaa loo suubiyey wafdigii kasocdey olymbikada Soomaaliyeed oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha gudigga olymbikada Soomaaliyeed kuwaas oo isugu jiray laba ciyaartoy ah iyo masuuliyiintii kale ee lasocotay.
Tartan Qur’aan aqris ah oo lagu soo gabgabeeyay magaalada Baladweyne
8/5/2012 9:55 AM EST
Axad, Agoosto, 05, 2012 (HOL) -- Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan tartan Qur’aan aqrsi ah oo ay ku tartamayeen arday laga soo kala xulay dugsiyada quraanka ku kala yaala xaafaddaha magaalada kuwaasoo ka koobnaa ilaa 80 arday.
Qaraxa miino oo ay ku dhinteen kooxihii dhigayey miinada oo ka dhacay Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir
8/5/2012 8:07 AM EST
Axad, Ogoosto 05, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha degmada Huriwaa ee DKMG ah ee Soomaaliya, Cumar Cabdulle Jacfaan ayaa sheegay in degmada Huriwaa uu maanta ka dhacya qarax ay ku dhinteen labadii qof ee dhigayay.
Kulan looga hadlayay dilalka loo geysto Wariyeyaasha iyo Fanaaniinta oo ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir
8/5/2012 8:00 AM EST
Axad, Ogoosto 05, 2012 (HOL) — Kulan ay ka soo qayb-galeen saxafiyiin ka kala socday qaybaha warbaahinta iyo fannaaniinta ayaa maanta lagu qabtay xarunta maamulka gobolka Banaadir, iyadoo kulankan ahaa mid looga hadlayay sababaha xilligan loo beegsanayo wariyeyaasha iyo fannaaniinta.
Shirkado Gobolka Minnesota ee Waddanka Mareykanka kusoo bandhigay hab cusub oo lacagaha loogu xawilayo Soomaaliya
8/5/2012 7:42 AM EST
Axad, Ogoosto 05, 2012 (HOL) — Qaar ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ka jira ee Hormuud, Golis iyo Telesom iyo xawaalada Tawakal ayaa si wadajir ah u bilaabay adeegyo loogu magac-daray Zaad iyo Sahal, kuwaasoo ah hab teleefoonka gacanta oo lacagta la isugu gudbinayo.
Shirkada Dahabshiil oo deeq Xoolo nool ah gaarsiisay Bukaannada ku jira Isbitaalka guud ee Magaalada Baladweyne
8/5/2012 7:36 AM EST
Axad, Ogoosto 05, 2012 (HOL) — Shirkada Dahabshiil ayaa maanta oo Axad ah gaarsiisay deeq xoolo nool ah (Ari) bukaanada ku jira Isbitaalka guud ee magaalada Baladweyne.
Madaxweynaha Soomaaliya oo isaga baxay shirkii saxiixayaasha Roadmapka
8/5/2012 7:00 AM EST
Axad, August 05, 2012 (HOL) - Kadib khilaafaad soo dhex galay madaxda Soomaalida oo maalintii labaad uu Nairobi uga socday shirkii saxiixayaasha Roadmapka, maalin kadib markii ay la kulmeen Hillary Clinton ayaa madaxweynaha Soomaaliya uu ka baxay shirka.
Xoogagga Al-shabaab oo xalay Weerar ku qaaday saldhigyo ay ciidamadda DKMG ah ku leeyihiin degmada Afgooye
8/5/2012 3:10 AM EST
Axad, Ogoosto 05, 2012 (HOL) — Xoogagga Al-shabaab ayaa xalay weeraray laba saldhig oo ay ciidamada dowladda KMG ah ku lahaayeen degmada Afgooye, iyadoo la sheegay inay dhowr qof oo ka tirsan labada dhinac ku dhinteen dagaalkaas.
Dood-cilmiyeed ku saabsan mideynta Dhallinyarada oo lagu qabtay Magaalada Balad- weyne ee Xarunta Goblka Hiiraan
8/5/2012 3:08 AM EST
Axad, Ogoosto 05, 2012 (HOL) — Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa shalay lagu qabtay dood-cilmiyeed ay soo qabanqaabisay hay'adda wadahadalka bulshada ee CCD isla markaana ay kasoo qeyb-galeen qeybaha kala duwan ee dhallinyarada, culummaa'udiin, waxgarad iyo haweenka deggen degmadaas iyo degaanada ku dhow-dhow.
Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo xalay la dilay iyo Dowladda KMG ah oo dilkiisa ku eedeysay Al-shabaab
8/5/2012 3:06 AM EST
Axad, Ogoosto 05, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay degmada Xamarweyne ee gobolka Baaadir maareeyihii garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, Ibraahim Imaam Xalane, iyadoo kooxaha dilka geystay ay u suurogashay inuu ka baxsadaan goobta.
Somali News
North Africa becomes central focus in war on terrorism
-
PPG
8/5/2012 5:45 AM EST
The Obama administration no longer sees the greatest terrorist threats in Afghanistan or Pakistan.
Beware: Shabaab using new tricks to kill
-
Daily Nation
8/5/2012 5:37 AM EST
Al-Shabaab operatives have devised a new way of carrying out terror attacks in Kenya. They are using unsuspecting people to carry explosive devices which they then detonate from a safe distance.
Farah makes Britain proud, with a little help from other countries
-
digibet
8/5/2012 5:29 AM EST
Somalia-born Mo Farah praised an American training partner and his Cuban coach for helping him to Britain′s first ever gold in the 10,000 metres on a night that will be enshrined in Olympic history.
Sudan and South Sudan reach deal on oil transit dispute
-
LA Times
8/5/2012 5:26 AM EST
Uneasy neighbors Sudan and South Sudan reached a deal on oil transit fees Friday, a day after a U.N. Security Council deadline passed for them to reach an agreement or face sanctions, it was announced Saturday.
Chinese aid boosts humanitarian interventions in Somalia: W.F.P.
-
Xinhua
8/5/2012 5:20 AM EST
A donation of 16 million U.S. dollars by the Chinese government nearly one year ago towards humanitarian interventions in Somalia at the peak of the country’s devastating drought has paid off, a UN official said to Xinhua in a recent interview.
Trigger-happy pirates 'found it easy to kill'
-
The National
8/5/2012 5:16 AM EST
The freed captain of the MV Albedo said yesterday that the hardest part of his 21 months as a hostage was calming down the trigger-happy gang of Somali pirates and keeping them from shooting his 22-man crew.
Uganda acquires ravens to increase force protection in Somalia
-
Press TV
8/5/2012 5:14 AM EST
According to Uganda’s defense state minister, General Jeje Odong, the Uganda People's Defence Force deployed in Somalia under the African Union Mission will use unmanned aircrafts to scout out the local Somalia terrain to increase situational awareness for troops on the ground by giving them a better picture of enemy positions.
Clinton pushes democracy in Kenya, seeks Somalia stability
-
Newser
8/5/2012 5:11 AM EST
U.S. Secretary of State Hillary Rodham Clinton pressed the leaders of Kenya on the importance of fair and free elections on Saturday and encouraged the African nation to be a "model for the entire world."