Hiiraan Online
Thursday, May 23, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Khamiis, Aug 30, 2012
Guddiga Qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha Somalia oo lagu doortay kulan uu Baarlamaanka Maanta yeeshay
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Kulan ay ka qaybgaleen 204 xidlhibaan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta ka dhacay Muqdisho ayaa lagu doortay guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban 16-xubnood, kuwaasoo guddoomiye uu u yahay Jen. Muuse Xasan Cabdulle oo ahaa guddoomiyihii KMG ah ee baarlamaanka Soomaaliya.
Shirka maanta oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa sidoo kale lagu dhaariyay dhowr xubnood oo ka haray dhaartii baarlamaanka, inkastoo aan la dhaarin 15-kii xubnood ee ay ku jireen hoggaamiye kooxeedyada oo kulanka maanta goobjoog ka ahaa.
Guddiga doorashada madaxweynaha oo ka kooban min saddex xubnood oo ka yimid shanta beeleed ee baarlamaanku ka kooban yahay ayaa waxay magacyadoodu kala yihiin:
Xildhibaan Jen. Muuse Xasan Cabdulle
Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud
Xildhibaan Ibraahim Saalax Deyfullaah
Xildhibaan Axmed Cismaan Ibaahim
Xildhibaan Maxamed Sheekh Aadan Hiiraale
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow
Xildhibaan Axmed Aadan Cabdiraxmaan
Xildhibaan Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo)
Xildhibaan Axmed Aadan Axmed
Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim
Xildhibaan Aweys Cabdullaahi Ibraahim
Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye
Xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim
Xildhibaanad Saynab Maxamed Caamir
Xildhibaanad Sacdiyo Careys Ciise
Xildhibaanad Muumino Sheekh Cumar
Guddigan ayaa waxaa ansixiyay 200 oo xildhibaan, hal mudane ayaa diiday saddex kalena way ka aamuseen, iyadoo guddoomiyaha baarlamaanka uu ku dhawaaqay in guddigan ay ansax yihiin ayna howshooda wadan karaan.
Xubnaha guddigan ayaa go'aan ka gaaraya xilliga ay dhacayso tartanka doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo ay u taagan yihiin murashaxiin fara badan oo ay ku jiraan madaxdii dowladdii KMG ahayd iyo xubno kale oo dalka dibaddiisa ka yimid.
Howlaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah maanta Muqdisho uga billowday iyadoo baarlamaanka cusub ay horyaallaan howlo fara badan oo ay ka mid yihiin hagaajinta sharciga dalka oo xal ka gaaristooda ay baarlamaannadii hore ku guuldarreysteen.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Hoggaamiye kooxeedyadii ay Maxkamadda sare amartay in Baarlamaanka ay ka mid noqdaan oo weli uu muran ka taagan yahay
8/30/2012 10:00 AM EST
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Iyadoo ay maxkamadda sare ee dalka ay amar ku bixisay in hoggaamiye kooxeedyadii uu guddiga farsamadu ka saaray liiska ka mid noqoshada baarlamaanka ay ka mid noqdaan baarlamaanka ayaa waxaa weli taagan muran ku saabsan ka mid noqoshadooda baarlamaanka.
Madaxweyne xigeenka Somaliland "Ninka QM u shaqeeya inuu $20,000 qaato, ninka aad wax u soo ururiseena uu hal dollar ku noolaado, ma mid qurux badan baa”
8/30/2012 8:51 AM EST
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Carwo aan nooceeda oo kale hore looga qaban Somaliland ayaa shalay lagu soo badhigay magaalada Hargaysa, taasoo ay kasoo qayb-galeen hay’adaha caalamiga ah, kuwa wadaniga ah iyo kuwa dawliga ah ee ka hawl-gala Somalliland, kuwaasoo carwada kusoo bandhigay wax-qabadkooda.
Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo Muqdisho kulan ballaaran kula yeeshay Ardaydii Wax ka baratay Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed
8/30/2012 8:46 AM EST
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo ah Murashax u taagan xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay ardaydii wax-ka-bartay qaybaha kala duwan ee jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed, isagoo kasoo noqday guddoomiyihii ardayda.
Shirweyne aqoon-yahannada Reer Awdal uga socday Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal oo lasoo gebogabeeyey
8/30/2012 8:26 AM EST
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Shirweynihii aqoonyahanka reer Awdal ee TOL ayaa lagu soo gebogabeeyey magaaladda Boorame ee gobolka Awdal, kaas oo maalmihii u dambeeyey ka socday magaaladaasi.
Dagaal khasaare dhaliyay oo dhexmaray Dad Reer Miyi ah iyo Ciidamada Liyuu Boolis ee Deegaanka Soomaalida Itoobiya
8/30/2012 6:42 AM EST
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Afar shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaal shalay ka dhacay deegaanka hawdka ka xiga degmadda Xarshin ee gobolka Jigjiga ee Kililka shanaad, kaas oo u dhexeey dadka deegaanka iyo Ciidamadda Liyuu booliska loo yaqaan ee deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Kenya oo sheegtay in Dagaalyahanno Al-shababa ka tirsan ay Ciidamadeedu ku dileen Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose
8/30/2012 6:02 AM EST
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Afhayeenka milateriga dalka Kenya oo ka mid noqday AMISOM, Emmanuel Chirchir ayaa sheegay in dagaal ay Arbacadii gobolka Jubbada hoose ay Al-shabaab kaga dileen 42 dagaalyahan, tiro intaas ka badanna ay kaga dhaawaceen.
Saddex Askari oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku dhintay Qarax ka dhacay Magaalada Baladweyne
8/30/2012 5:34 AM EST
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Illaa sadax askari oo ka tirsan ciidamada maamulka gobolka Hiiraan ee dowladda Soomaaliya ayaa ku geeriyootay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhashay miino nooca dhulka lagu aaso ah oo ka dhacay afaafka hore ee degmada Baladweyne.
Qarax ka dhacay Bartamaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay iyo Askarta Dowlada oo toogtay Ruuxii Qaaraxa dhigay
8/30/2012 4:44 AM EST
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Qarax miino ayaa saakay ka dhacay baratmaha degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, kaasoo aan waxyeello geysan, sida ay sheegeen goobjoogayaal ku sugan degmada Baydhabo iyo qaar ka mid ah mas'uuliyiinta maamulka degmadaas.
Murashaxiinta u taagan doorashada Madaxweynimo ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay Doorashada Prof. Maxamed Jawaari
8/30/2012 4:43 AM EST
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Murashaxiinta u tagaan xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay doorashada afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa, iyagoo ku tilmaamya waji cusub oo baarlamaanka Soomaaliya uu yeeshay.
Kooxo bastoolado ku hubeysan oo laba wiil oo Walaalo ahaa ku dilay Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Huriwaa
8/30/2012 4:41 AM EST
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa laba wiil oo walaalo ah ku dilay shalay gallinkii dambe xaafadda Suuqa xoolaha ee degmada Huriwaa, halkaasoo ka mid ah deegaannada ugu rabshadaha badan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Baarlamaanka Federaalka Somalia oo Magaalada Muqdisho ku leh kulan looga hadlayo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
8/30/2012 4:40 AM EST
Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Kulan baarlamaanka federaalka Soomaaliya uga furmay Muqdisho ayaa waxaa hadlayaa doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inay dhawaan ka dhacdo Muqdisho, waxaana kulanka shir guddoominaya Prof. Maxamed Sheekh Cimsaan Jawaari oo dhawaan loo doortay afhayeenka cusub ee baarlamaanka.
Somali News
Ugandan chopper survivor narrates ordeal
-
The Star
8/30/2012 1:22 PM EST
THREE of the four Ugandan combat helicopters enroute to Somalia crashed in Mt Kenya on August 12.
Somalia Food Crisis Seen Easing After `Exceptional' Crop
-
Bloomberg
8/30/2012 1:19 PM EST
Somalia’s food crisis is easing after an “exceptional” harvest in the past season, while humanitarian assistance is still needed to stave off hunger in the region, the Famine Early Warning Systems network reported.
Range Resources Limited - Puntland Drilling Update
-
ENP Newswire
8/30/2012 1:16 PM EST
Range Resources Limited provides the following update on the Shabeel North well currently being drilled in Puntland, Somalia by the Company's Joint Venture Operator, Horn Petroleum Corp. (TSXV:HRN).
Howard sentencing scheduled Nov. 14
-
AP
8/30/2012 1:12 PM EST
JAMESTOWN (AP) — A North Dakota man convicted of murdering an 18-year-old Somali immigrant will be sentenced in November.
Dhumal pleads for release of captive sailor
-
PTI
8/30/2012 1:11 PM EST
Himachal Pradesh Chief Minister Prem Kumar Dhumal today appealed to the Centre to ensure the early release of sailor Aman Kumar, a resident of Kangra here, held captive by Somali pirates for the past 20 months.
Security Council Press Statement on Somalia
-
HOL
8/30/2012 7:00 AM EST
The following Security Council press statement was issued today by Council President Gérard Araud ( France):
HRW has eye on Kenyan violence
-
UPI
8/30/2012 6:53 AM EST
Human Rights Watch called on Kenyan authorities to investigate Monday's killing of militant cleric Aboud Rogo Mohammed and subsequent riots.
TA troops help secure future for Somalia
-
British Forces News
8/30/2012 6:51 AM EST
TA troops from Northern Ireland have been helping bring stability to Somalia by training African soldiers due to be deployed there.
Somalia’s refugee crisis
-
The Caledonian Mercury
8/30/2012 6:44 AM EST
Ethiopian correspondent for the International Network of Street Papers.
Rwanda: Journalists Discuss Role in Peace Operations
-
The New Times
8/30/2012 6:42 AM EST
African journalists are meeting in Kigali to share ideas on the future of a common strategy towards improving communications and the media's role in supporting the operations of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Transitional Federal Government (TFG).
On Somalia, No Q&A, Kenyan Navy Shelling of Kismayo UNaddressed
-
defenceWeb
8/30/2012 6:39 AM EST
After the UN's envoy to Somalia briefed the Security Council this week, this month's Council president French Ambassador Gerard Araud did not provide a summary to or take questions from the media.
Somali Supreme Court reinstates rejected parliamentary candidates
-
Sabahi Online
8/30/2012 6:35 AM EST
Somalia's Supreme Court ruled on Tuesday (August 28th) that the Technical Selection Committee (TSC) did not have sufficient grounds to disqualify some candidates from the new parliament, Somalia's Radio Risaala reported.
Kenyan PM calls for religious harmony after deadly riots
-
AFP
8/30/2012 6:33 AM EST
Kenyan Prime Minister Raila Odinga on Wednesday called for the nation to come together to stop religious violence, after two days of deadly rioting sparked by the killing of a radical cleric.
Somalia Food Crisis Seen Easing After `Exceptional' Crop
-
Bloomberg
8/30/2012 6:29 AM EST
Somalia’s food crisis is easing after an “exceptional” harvest in the past season, while humanitarian assistance is still needed to stave off hunger in the region, the Famine Early Warning Systems network reported.
SOMALIA Abandoned at sea - the forgotten hostages of the Somali pirates
-
telegraph
8/30/2012 2:16 AM EST
SHE set sail from Aden in the spring of 2010, the start of a long journey that should have seen her deliver a cargo of electrical equipment to England. Then, barely ten miles out to sea, the Iceberg 1 suffered a fate all too predictable for a slow-going cargo craft in the Gulf of Aden: she was hijacked by Somali pirates.
Somali woman 'forced to pour milk on herself'
-
thelocal.se
8/30/2012 2:02 AM EST
The new information was aired during a meeting held Tuesday between local public officials and representatives from several Muslim organizations.