Hiiraan Online
Sunday, May 19, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Aug 3 , 2012
Kooxo hubeysan oo Laascaanood ku dilay Mas'uul ka tirsan Maamulka Gobolka Sool iyo Wariyeyaal dil ka badbaaday
Jimco, Ogoosto 03, 2012 (HOL) — Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa xalay ku dilay degmada Laascaabood ee gobolka Sool mas'uul ka tirsnaa maamulka gobolka kaasoo lagu magacaabi jiray, Cabdi Cawil Xasan.
Sidoo kale, wariyeyaal u shaqeynayay idaacadda Daljir oo ka howlgasha Puntland oo midkood uu ahaa tifaftirihii idaacadda qaybteeda Gaalkacyo ayaa ka badbaaay dil la damacsanaa in lagu qaarijiyo.
Goobjoogayaal ku sugan degmada Laascaanood ayaa sheegay in saddex nin oo ku hubeysan bastoolado ay weerareen mas'uulka la dilay, iyagoo goobta ka baxsaday, waxaana ciidamada maamulka Somaliland ee halkaas ku sugan ay durba sameeyeen baaritaanno ay kusoo qabqabteen dad fara badan oo ay falka la xiriinayaan.
Degmada Laascaanood oo ay ka taliso Somaliland ayaa waxaa dhawaanahan kusoo kordhayay falalka lagu beegsanayo mas'uuliyiinta gobolkaas, iyadoo habeen hore lagu weeraray guriga guddoomiyaha degmadaas bam gacmeed aan wax khasaare ah geysan.
Dhanka kale, tifaftirihii idaacadda Dajire ee Gaalkacyo C/fitaax Cumar Geeddi iyo wariye Cabdi Xasan Rooble (Awoowe) ayaa ka badbaaday isku day lagu dili lahaa oo ka dhacay degmada Garoowe ee xarunta Puntland.
"Markii aan kasoo baxnay idaacadda 7:30 fiidnimo ee xalay ayaa waxaa gaarigii aan wadanay nagu soo weeraray laba nin oo bastoolado ku hubeysan, balse nasiib wanaag waan ka badbaadnay oo wax dhibaato ah nama soo gaarin," ayuu yiri Awoowe oo la hadlay idaacadaha maxaliga ah.
Iyadoo ay noqonayso markii ugu horreysay oo magaalada Garoowe lagu weeraro wariyeyaal ayaa waxay wararku sheegayaan in weerarkan ay geysteen laba nin oo bastoolado ku hubeysan kuwaasoo goobta ka baxsaday.
Ciidamada amaanka ee Puntland ayaa waxay wadaan baaritaano ay ku raadinayaan labadii qof ee weerarka geystay, iyagoo su'aal weydiinaya dadkii goobjoogayaasha ahaa, waxaana tani ay imaanaysaa iyadoo madaxweynaha Puntland uu sheegay in weerarada ka dhaca Puntland ay yihiin mashaariic ay dad gaar ah wataan.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Orodyahannada Soomaaliyeed ee Zamzam Maxamed Faarax oo kaalinta Toddobaad ka gashay Orodka 400 Mitir ee haweenka
8/3/2012 9:47 AM EST
Jimco, Ogoosto 03, 2012 (HOL) — Orodyahanadda Soomaaliyeed ee ka qaybgalaysa ciyaaraha Olombikada caalmaka ee ka socda London ayaa kaalinta tododbaad ka gashay orodka 400-mitir ee haweenka.
Kulan lagu taageerayo maamul goboleedka Jubbaland oo lagu qabtay xarunta dalka Kenya ee Nairobi (SAWIRRO)
8/3/2012 7:41 AM EST
Kulan ay isugu yimaadeen siyaasiyiin,aqoonyahanno iyo waxgarad kale ayaa lagu taageeray maamul goboleedka Jubbaland oo kamid ah maamul goboleedyada deegaannadaas looga dhawaaqay.
Col. Caalin oo kasoo horjeestay doorashadii ka dhacday Galmudug (SAWIRRO)
8/3/2012 7:02 AM EST
Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa si kulul u weeraray doorashadii ka dhacday Galmudug ee lagu soo doortay Cabdi Qaybdiid.
Jen. Cabdi Qaybdiid oo sheegay inuu yahay Madaxweynaha Rasmiga ah ee Galmudug, Doorashadiisuna ay u dhacday si xaq ah
8/3/2012 4:53 AM EST
Jimco, Ogoosto 03, 2012 (HOL) — Jen. Cabdi Qaybdiid oo maalin ka hor loo doortay madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa sheegay isagoo ka jawaabayay hadal uu warbaahinta kasii daayay Col. Caalin in doorashadii uu kusoo baxay ay ahayd mid ku dhacday si sharci ah.
Madaxda DKMG ah oo u dhoofay Nairoib halkaasoo ay kula kulmayaan Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Mareykanka
8/3/2012 4:28 AM EST
Jimco, Ogoosto 03, 2012 (HOL) — Madaxda dowladda KMG ah ayaa u dhoofay dalka Kenya, halkaasoo ay berri oo Sabti ah kula kulmi doonaan xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton oo booqasho ku maraysa dalal Afrika ku yaalla oo ay Kenya ka mid tahay.
Marxuum Inj. Cali X. Shirwac oo saakay lagu aasay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan
8/3/2012 4:23 AM EST
Jimco, Ogoosto 03, 2012 (HOL) — Waxaa saakay lagu aasay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Alle ha u naxariisteen Inj. Cali Xaaji Shirwac oo maalintii shalay rag hubeysan ku dileen magaalada Baladweyne.
Somali News
Minnesota: Were Somali workers fired or did they quit?
-
AP
8/3/2012 2:28 PM EST
FARIBAULT, Minn. (AP) - A state unemployment law judge must decide whether about 40 Somali workers at a Le Center food manufacturing plant were fired or quit in a dispute over their clothing.
Ethiopia Rejects Rumors, Says PM's Health Improving
-
VOA
8/3/2012 2:12 PM EST
A top Ethiopian official says the health of Prime Minister Meles Zenawi is "much improved” in recent days, following treatment for an unspecified illness.
Suicide bomber kills self, wounds 9 in Kenya -police
-
Reuters
8/3/2012 1:32 PM EST
NAIROBI Aug 3 (Reuters) - A grenade blast in Kenya's capital Nairobi on Friday killed one person and wounded others, local media reported.
Turks provide aid in Mogadishu, Somalia, where others fear to tread
-
NTribune
8/3/2012 9:33 AM EST
On the edge of Somalia’s battered capital of Mogadishu, on a hilltop overlooking the Indian Ocean, there’s an unlikely oasis of white tents laid out in perfect rows, where foreigners mingle with locals, a bakery provides free fresh bread daily and even the sandy floors are swept. Flapping audaciously in the seaside breeze above it all is the symbol of Mogadishu’s newest foreign patron, the red and white flag of Turkey.
SOMALIA: Fighting To The Last Dumb, Broke Teenager
-
Strategy Page
8/3/2012 9:29 AM EST
Al Shabaab continues to fade. The terror attacks are sloppier and less effective. Most al Shabaab gunmen have retreated to the southwest (Gedo) and the southeastern port of Kismayo. Attempts to keep peacekeepers and pro-government gunmen out of Gedo have failed, with lots of al Shabaab casualties. Terror attacks in Mogadishu and elsewhere have failed.
Hillary Clinton to meet Uganda's Yoweri Museveni
-
BBC
8/3/2012 4:31 AM EST
US Secretary of State Hillary Clinton has flown to Uganda on the latest leg of her Africa tour, condemning autocratic rule on the continent.
Somali comedian Abdi Jeylani Malaq who dared mock militants is killed
-
AP
8/3/2012 4:27 AM EST
On one of his recent radio shows, a popular Somali comedian ridiculed commanders of a ruthless Islamist insurgent group that is notorious for forcibly recruiting boys into its ranks and making them fight.
With Islamists gone, Somali displaced make fragile recovery
-
AFP
8/3/2012 4:24 AM EST
Afgoye was once a byword for misery, controlled by Somalia’s Al-Qaeda-linked Shebab fighters, the region, long hit by famine, was dubbed the world’s largest camp for displaced people.
Somalia not out of woods yet, Ban says
-
UPI
8/3/2012 4:21 AM EST
Adopting a provisional constitution in Somalia is a significant achievement but doesn't mark the end of the political process, the U.N. secretary-general said.
Somalia 'mulls' pirate amnesty
-
AFP
8/3/2012 4:11 AM EST
Somalia's pirates could be granted an amnesty if they release hostages and return captured vessels to their owners, transitional president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed told the London Times.
Somalia: Failed state or fantasy land?
-
BBC
8/3/2012 4:09 AM EST
United Nations Secretary General, Ban Ki-moon, has hailed the endorsement of Somalia's new constitution as a "historic achievement".
As end of transition nears, Somalis pray for peace
-
AFP
8/3/2012 2:00 AM EST
Sitting outside a dilapidated building in Mogadishu's heavily fortified government area, Ali Hussein waves his hand dismissively at talk of Somalia's notoriously fractious political elite.
Daadab DC bans boda boda at refugee camp
-
Nairobi Star
8/3/2012 1:55 AM EST
Daadab DC Albert Kimathi has banned all boda boda operators from in and outside the sprawling refugee camps. The decision follows a meeting of top district security officers and elders from the six refugee camps yesterday.