Hiiraan Online
Saturday, May 18, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Isniin, Aug 20, 2012
Hay'adda Amoud Foundation oo soo gabagabeysey Barnaamijyo isugu jiray Afurin, Biya-qaybin iyo Ciidul-Fidriga
Isniin, Ogoosto 20, 2012 (HOL) — Hay'adda Camuud (Amoud Foundation) ayaa soo gabagabeysay barnaamijyo isugu jiray afurin, biya-qaybin iyo kaalmo ay ugu talo-gashay ciidul-fidriga kuwaasoo ay ka qaybisay gobollada dalka qaarkood, iyadoo ay ka faa'iideysteen deeqahaas dad badan oo ay ku jireen indhoolayaal.
Gobollada ay haya'ddu ka fulisay barnaamijyadan ayaa waxay kala yihiin: gobollada Bay, Bakool iyo Banaadir, waxaana dadkii deeqahan ka faa'iideystay ay ahaayeen kuwo aan iska bixin karin afurka iyo kuwo aan haysan wax ay ku ciidaan.
Afirinta ayaa waxaa ka faa'iideystay 2,000 oo qoys kuwaasoo la siiyay wixii ay ku afuri lahaayeen bisha Ramadaan, sidoo kale biyo dhaamis ay hay'addu ka sameysay gobolka Banaadir ayaa waxaa ka faa'iideystay
1,800 qoys kuwaasoo ku nool kaamamka Bar-Kulan iyo Iidle oo ku yaal jidka warshadaha.
Hay'adda Amoud Foundation oo ka mid hay'adaha samafalka oo mas'uuliyiinteedu ay ka hadleen barnaamijyada ayaa waxay sheegeen in sababaha ay gobolada Bakool, Banaadir iyo Bay ay u doorteen ay tahay iyadoo ay ku nool yihiin dad aad u fara badan oo aan awoodin inay heleen waxyaabihii aasaasiga ah ay u baahan yihiin, gaar ahaan dhinaca nolosha; sidoo kale waxay sheegeen in maalintii ciidul-fidriga ay hay'addu hilib iyo taashin noocyo kala duwan ah u qaybisay si ay dadka ugu ciidaan maalintaas.
Isbitaalka Xabeeb oo ay ku jiraan dadka dhimirka la'a oo ku yaalla Muqdisho ayay hay'addu ka qaybisay hilib iyo macmacaan loogu tala-galay farxadda ciidul-fidriga.
Dhinaca kale, hay'addu waxay sidoo kale deeq taa la mid ah gaarsiiyeen dugisga indhoolayaasha ee Al-basiir waxayna deeqdaas isugu jirtay noocyo kala duwan oo raashin taasoo ay hay'addu ugu tala-gashay in
lagu afuro bisha Ramadaan, iyadoo maamulaha dugsiga uu si aad ah ugu mahadceliyay hay'adda Amoud Foundation isagoo sheegey in deeqdaan aysan ahayn tii ugu horeysay ee ay hay'addu soo gaarsiiso dugsiga
Al-basiir; balse ay jireen mara badan oo deeq ay soo gaarsiiyeen dugsiga.
Dhammaan dadkii deeqahan ka faa'iideystay ayaa u mahadceliyay ha'yadda Amoud Foundation, iyagoo sheegay in hay'addu ay deeqahan soo gaarsiisay xilli ay baahi weyn u qabeen; iyagoo codsaday inay halkaas
kasii wado barnaamijyada ay ku caawinayso dadka jilicsan.
Maxamed Xaaji Xusseen
Muqdisho , Soomaaliya
Post your comments
Guddoomiye kumeel gaar ah oo loo doortay Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya
8/20/2012 12:48 PM EST
Isniin, August 20, 2012(HOL): Sidii aad kula socoteen wararkeennii hore waxaa hool ku yaalla garoonka diyaaradaha Muqdisho ka socotay dhaarinta xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuwaasi oo tiradoodu dhammeyd 211 Mudane, waxaana dhaarintaas kaddib guddoomiye kumeel gaar ah loo doortay Muuse Shiikh Xasan Cabdulle Xasan.
Kulankii Xidhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Goor dhow ka furmay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
8/20/2012 10:56 AM EST
Isniin, Ogoosto 20, 2012 (HOL) — Waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho goor dhow ka furmay shirka xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo lagu dhaarin doono ayna ku dooran doonaan guddoomyaha kulammada si KMG ah u guddoomin doono inta laga dooranayo guddoomiye cusub.
Munaasabad lagu shaacinayay Gobolka Hiiraan oo laba loo qaybiyay oo Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho
8/20/2012 10:54 AM EST
Isniin, Ogoosto 20, 2012 (HOL) — Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo laba loogu qaybinayay gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdihso, iyadoo ay goojoog ka ahaayeen xildhibaanno iyo wasiirro kasoo jeeda gobolka Hiiraan.
Kulan looga hadlayay Ammaanka Muqdisho oo uu ka qaybgalay Taliyaha AMISOM oo xalay ka dhacay Madaxtooyada
8/20/2012 5:29 AM EST
Isniin, Ogoosto 20, 2012 (HOL) — Kulan looga hadlayay ammaanka Muqdihso uuna shir guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay ka dhacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya, waxaana kulankaas ka qayb-galay taliyaha guud ee AMISOM Andrew Gutti.
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in dowlada cusub ee la dhisayo ay xoogga saari doonto dib u dhiska dhaqaalaha dalka
8/20/2012 3:28 AM EST
Isniin, Ogoosto 20, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali ayaa sheegay in dowladda cusub ee la dhisayo ay xoogga saari doonto dib u dhiska dalka 20-sano oo dagaallo kaddib ayna la dagaalami doonto burcadbadeedda oo uu sheegay inay dhibaato ku hayaan dhaqaalaha caalamka.
Baydhabo oo si weyn looga xusay Ciidul-Fidriga iyadoo Munaasabad lagu qabtay ay ka qaybgaleen Ma'suuliyiinta Gobolka Bay
8/20/2012 3:25 AM EST
Isniin, Ogoosto 20, 2012 (HOL) — Munaasabadda Ciidul-fidriga ayaa si heer loogu dabaal-dagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, taasoo lagu qabtay xarunta garoonka kubadda cagta ee Dr Ayuub, waxaana tukashada Salaadda ciidda ka qaygalay mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya ee gobolka Bay.
Qaraxyo lagu weeraray ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda iyo kuwa AMISOM oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
8/20/2012 2:47 AM EST
Isniin, Ogoosto 20, 2012 (HOL) — Ugu yaraan afar qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay qaraxyo siyaabo kala duwan xalay uga dhacay degmooyinka Muqdisho kuwaasoo lagu weeraray booliiska Soomaaliya iyo booliiska AMISOM.
Muqdisho oo laga dareemayo diyaar-garowga kulan ay yeelanayaan Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya
8/20/2012 2:44 AM EST
Isniin, Ogoosto 20, 2012 (HOL) — Iyadoo maanta ay ku eg-tahay xilliga DKMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Muqdisho laga dareemayaa qabanqaabada kulankii ugu horreeyay oo ay yeelanayaan xidlhibaannada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo isla maanta la dhaafin doono guddoomiye KMG ah dhexdooda ka xulanaya.
Somali News
Sidee Looga Ciiday Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka
-
HOL
8/20/2012 8:23 PM EST
Sidee Looga Ciiday Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka
Sidee Looga Ciiday Magaalada San Diego ee dalka Mareykanka
-
HOL
8/20/2012 6:25 PM EST
Sidee Looga Ciiday Magaalada San Diego ee dalka Mareykanka
Sidee Looga Ciiday Gobolka Minnesota
-
HOL
8/20/2012 6:23 PM EST
Halkaan ka daawo sidii looga ciiday Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka
New Somali Parliament elected Interim Chairperson
-
HOL
8/20/2012 5:51 PM EST
211 members of the new Somali Parliament have been sworn today at Mogadishu Airport Hall and elected General Muse Sheikh Hassan Abdulle as new interim chairperson before the election of new Speaker and two Deputies.
Somali: MPs sworn in to historic parliament
-
BBC
8/20/2012 12:49 PM EST
Somalia's first formal parliament in more than 20 years has been sworn in in the capital, Mogadishu, marking an end to an eight-year transitional period.
I fought for Kadhi's Court, says PM Odinga
-
Daily Nation
8/20/2012 9:33 AM EST
Prime Minister Raila Odinga on Monday told the Muslim community in Mombasa that he honoured a Memorandum of Understanding (MoU) in the run up to the last General Election by ensuring that the Kadhi's Court remained in Kenya's Constitution despite stiff resistance.
Somali parliament delays presidential election
-
Daily Nation
8/20/2012 7:08 AM EST
The election of a new Somali president will not take place Monday as scheduled, newly appointed lawmakers said, but added they expected to convene the parliament for the first time later in the day.
Somalia: A new parliament but no presidential vote
-
AP
8/20/2012 5:40 AM EST
Members of a new parliament in Somalia are being sworn in, but there will be no presidential election.
Somalia wakes up to a different picture, a new sense of optimism
-
The Guardian
8/20/2012 5:39 AM EST
In Mogadishu, artists are back on the streets, a symbol of a new hope, borne from a new constitution, a new dawn.
Former UNICEF official confident of clinching Somalia presidency
-
Capital FM
8/20/2012 5:35 AM EST
A former UNICEF employee Hassan Sheikh Mahamud has joined the growing list of presidential candidates in Somalia.
I was just as fast when we were children, says twin brother Mo Farah was forced to abandon as child in wartorn Somalia
-
Daily Mail
8/20/2012 5:32 AM EST
He has forged a successful career amid the chaos and poverty of wartorn Somalia, but Hassan Farah cannot help wonder what might have been.
Insight: Somalia's old problems litter path to new future
-
Reuters
8/20/2012 5:21 AM EST
Yusuf Garaad left his comfortable home and job as head of the BBC Somali Service in London to run for the presidency of Somalia when the Horn of Africa nation embraced a plan to shed its image as the archetypal failed state.
Somalia to swear in new parliament
-
Aljazeera
8/20/2012 5:17 AM EST
Embattled country's transition officially ends on Monday, with MPs next tasked with choosing a speaker and president.
New Somali Parliament Set to Convene Monday
-
VOA
8/20/2012 2:41 AM EST
Leading member of the Somalia Technical Selection Committee (TSC) said the new parliament will meet for the first time Monday after the recent approval of the country’s constitution.