Hiiraan Online
Wednesday, June 19, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Sabti, Aug 18, 2012
Maydadka Saddex Dhallinyaro ah oo Maanta lagu arkay gudaha Bartamaha Degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo
Sabti, Ogoosto 18, 2012 (HOL) — Maydadka saddex ruux oo dhallinyaro ah ayaa lagu arkay maanta bartamaha degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, iyadoo ay warar kala duwan kasoo baxayaan dhimashada dhallinyarada.
Saraakiisha DKMG ah ee ku sugan degmada Balad-xaawo ayaa sheegay in raggan ay ku dhinteen Qarax xalay ka dhacay degmada ayna ahaayeen rag doonayay inay qaraxaas aasaan balse uu si lama filaan ah ugu qarxay.
Warar madaxbannaan ayaa sheegay in ciidamada dowladda KMG ah ay saddexdan wiil oo dhallinyarada ah ay kala soo baxeen gurigooda ayna ku toogteen bartamaha degmada Balad-xaawo.
Goobjoogayaal ku sugan degmada Balad-xaawo ayaa sheegay inay xalay maqleen qarax, sidoo kalena ay xigtay rasaas badan oo la furay, taasoo ay sheegeen in lagu dilay sadexda qof ee dhalinyarada ah oo maydadkooda lagu arkay degmadaas.
Degmada Balad-xaawo oo ku dhow soohdinta ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa gacanta ku haya ciidamada dowladda KMG ah iyo maleeshiyo dowladda taageersan, waxaana dhowr jeer oo hore lagu arkay maydadka dad la dilay.
Xukuumadda Kenya ayaa inta badan sheegta in kooxaha dhibaatooyinka ka geysta deegaanka Dhadhaab oo ay ku yaallaan xeryaha Qoxootiga iyo degmooyinka kale oo ay Mandheera ka mid tahay ay u baxsadaan dhinaca degmada Balad-xaawo.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Dadweynaha magaaladda Hargeysa oo si weyn ugu diyaar garoway Ciidda iyo xidhiidhiga Suuqa weyn ee magaaladda
8/18/2012 11:58 AM EST
Sabti, Ogoosto, 18, 2012 (HOL)- Ciidda Soonfur ayaa maalmihii u dambeeyey aad looga dareemayaa guud ahaan Somaliland, gaar ahaan magaaladda Hargeysa, waxaanay dadweynuhu ku qulqulayeen goobaha Tukaamadda ah ee lagu iibiyo agabka kala duwan ee dharka, kabaha iyo waxyaalaha kale ee guryaha lagu qurxisto ka midka yihiin.
AMISOM oo iska fogeeysay inay ku lug leedahay duqeymihii loo geystay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose
8/18/2012 8:22 AM EST
Sabti, Ogoosto 18, 2012 (HOL) — Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay ka walaacsan yihiin khasaaraha dadka rayidka ah ee ku nool Kismaayo oo ay maamusho Al-shabaab kasoo gaaray duqeymo loo geystay magaaladaas.
Xildhibaannada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya oo Maalinta Isniinta ah ee soo socota yeelanaya kulankooda ugu horreeya
8/18/2012 7:48 AM EST
Sabti, Ogoosto 18, 2012 (HOL) — Guddiga xulista baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay hayaan tirada 242-mudane oo baaristooda la dhameeyay, wuxuuna guddigu sheegay in xildhibaannadan ay fadhigooda ugu horreeya yeelanayaan maalinta Isniinta ah ee soo socota.
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inuu aqbalayo natiijada doorashada uuna xilka ka dagayo haddii laga adkaado
8/18/2012 3:28 AM EST
Sabti, Ogoosto 18, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu aqbalo natiijada kasoo baxda doorashada madaxnimo ee Soomaaliya wax walba oo ay noqoto.
Madaxweynaha Kenya oo ku hanjabay in dalkiisu uu cunno-qabteyn kusoo rogi doono Qas-wadayaasha Soomaaliya
8/18/2012 3:13 AM EST
Sabti, Ogoosto 18, 2012 (HOL) — Madaxweynaha dalka Kenya ayaa sheegay inay ka go'an tahay xukuumaddiisa inay cunno-qabteyn kusoo rogto kuwa caqabada ku ah hannaanka siyaasadda Soomaaliya ee loogu yeero qas-wadayaasha.
Somali News
Somalia names 202 members of new parliament
-
AP
8/18/2012 5:07 PM EST
MOGADISHU (AP) — Somalia on Saturday took a step toward electing a new president after a committee overseeing the war-torn country's transition to a replacement government named more than 200 parliamentarians.
Political changes fail to excite disenfranchised Somalis
-
AP
8/18/2012 2:23 PM EST
MOGAIDHU, Somalia (AP) - Somali leaders are on the verge of naming a new parliament that is supposed to elect a president by Monday, but it's hard to find any ordinary Somalis excited by the political changes: They don't have the right to vote.
Health: Is eating egg yolks as bad as smoking?
-
CNN
8/18/2012 2:09 PM EST
A new study suggests eating egg yolks can accelerate heart disease almost as much as smoking. The study published online in the journal Atherosclerosis found eating egg yolks regularly increases plaque buildup ...
Switzerland takes in refugees from Malta
-
swissinfo.ch
8/18/2012 6:27 AM EST
Switzerland has accepted 19 North African refugees from Malta, Justice Minister Simonetta Sommeruga told Swiss radio on Friday. The transfer marks the first time Switzerland has taken refugees as part of the "Eurema" initiative.
K'naan to publish children's book
-
Regina Leader-Post
8/18/2012 6:25 AM EST
Toronto rapper K'naan plans to publish a children's picture book about his life.
Uganda: UPC Mourns Soldiers Killed in Chopper Crash
-
New Vision
8/18/2012 6:22 AM EST
Uganda Peoples' Congress (UPC) party has mourned the UPDF soldiers killed in a helicopter crash in Kenya on its way to Somalia.
Promote security in Africa with cooperation
-
China Daily
8/18/2012 6:18 AM EST
Security concerns remain a big problem for Africa. Power shifts, tribal and religious conflicts, border disputes, gun proliferation and terrorism are all causes for instability and uncertainty in Africa.
African Union Mission in Somalia concern over Kismayo casualties
-
Xinhua
8/18/2012 6:15 AM EST
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) is concerned with media reports of civilian casualties in the Al Shabaab-run port city of Kismayo caused by recent military airstrikes, the mission said in a statement.
Somalia May Miss Key Political Benchmarks
-
VOA
8/18/2012 6:12 AM EST
Observers of Somalia's political transition process say the final political benchmarks to end the transition, including the election of a new president, will not be met by the August 20 deadline. An arbitration committee working to solve clan disputes on how to share parliamentary seats is yet to reach agreement.
Uganda ready to send more helicopters to Somalia
-
New Vision
8/18/2012 6:09 AM EST
Uganda is willing to send another set of combat helicopters to fight the al-Shabaab militants in Somalia despite the setback it suffered when three aircraft crashed in Kenya last Sunday.
Somali president hits back against U.N. graft charges
-
Reuters
8/18/2012 4:50 AM EST
MOGADISHU (Reuters) - Somalia's president dismissed a U.N. report that accused senior leaders of corruption and defended his record as he campaigned for re-election in a landmark vote.
Holiday in Somalia turns into nightmare
-
RNW
8/18/2012 4:47 AM EST
Sarah, of Somali descent but born in the Netherlands, was 16 when she was forced to marry her uncle in Somalia. After several attempts she managed to escape from Mogadishu last month and go back home. She now lives in hiding in a women’s shelter in the Netherlands.