Hiiraan Online
Thursday, June 20, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Khamiis, Aug 16, 2012
Buug cusub oo loogu magac daray Tiirka Nabadda ee Gobollada Dhexe oo lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho
Khamiis, Ogoosto 16, 2012 (HOL) — Waxaa Muqdisho lagu soo bandhigay buuq cusub oo diiradda saaraya xaalada gobolada dhexe, iyadoo buugan loogu magac daray [Tiirka Nabada, Carqaladaha iyo Fursadaha Gobolada Dhexe] ayaa waxaa soo bandhigtay xarunta cilmi-baarista iyo wada-tashiga ee CRD.
Buuggan oo si wadajir ah ay u abaabuleen CRD iyo Inter-peace ayaa waxaa lagu soo beegay iyadoo ifafaalo nabadeed ka jirto guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada gobolada dhexe, is-bedelada ka socda koofurta Soomaaliya, kuwa dhexe iyo magaalada Muqdisho.
Kulan ballaaran oo lagu soo bandhigayay buuggan oo shalay ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb-galay mas'uuliyiin ka tirsan xukuumadda, madaxda maamulka gobollada dhexe, aqoon-yahanno, ururrada haweenka, odayaasha, wax-garadka iyo dhallinyarada, iyadoo buuggan uu qeexayo macluumaad la xiriira xaaladda gobollada dhexe.
Jabriil Ibrahim Cabdulle oo ah madaxa xarunta CRD oo ka hadlay munaasabada bandhiga Buugan ayaa sheegay in warbixinta ay ku soo aaday xili kala guur ah oo shacabka Soomaaliyeed doonayo Isbadal Nabadeed.
"Gobolladda dhexe ee Soomaaliya waxa ay galeen xli cusub oo ay doonayain ay kaga baxaan Go’doonka Siyaasadeed, dhaqaale iyo mid ijtimaaci, dadkuna waxaa ay u soo jeesteen in aysan kaalmo ka sugin muqdishu oo ay isku tashtaaan"ayuu yiri Jabriil oo intaa ku daray in xilliga kala guurka iyo dareenka ka jira Gobolada Dhexe uu iftiiminayo in laga faa'ideysto Fursadaha qaaliga ah.
Cabdiraxmaan Raage oo ah Agaasimaha Barnaamijka Soomaalida ee hay’adda Interpeace ayaa isna farta ku fiiqay waxyaabaha uu buugan muujinayo, isagoo xusay inay ugu weyn tahay sida nabad waarta ah ay ku imaan karto.
"Waxyaabaha buugan muujinaya waxaa ka mid in nabad waarta ay ku imaan karto oo kaliya marka dadka deegaanka oo ayaga la wareegaan nabadooda, waxaana jira tusaale fiican oo lagu dayan karo, waa lama huraan dadka ama hay’addaha doonayo in ay ka howl galaan goboladda dhexe inay sii kobciyaan ama wax ku daraan guulihii horay loo gaaray oo aysan baarnaamijyo cusub oo burburinaaya gulahaas aan kor looga keenin"ayuu yiri Mr Raage.
Sidoo kale waxaa kulankan ka hadlay Wasiiro, Wasiiru Kuxigeeno iyo wasiiru dowlayaal, qaar ka mid Bulshada rayidka, iyadoo kulankan si toos looga dhageysanayay Gobolada dhexe,
Wasiirka Macdanta, Biyaha iyo Tamarta, Abdulakadir Maxemed Dhicisow ayaa sheegay in talooyinka buugaan aad loga faa’idaysto, isagoo sheegay in macluumaadka uu wato buugan yahay mid yididiilo muujinaya.
"Waxaa ku qoran warbixintan waxaa uu xaqiijinayaa inuu noo iftiiminayo in Taladda lagu celiyo shacabka deegaanka. Qoraalka waxaa uu noqon doonaa mid tusaale u noqda hayadaha iyo dowladaba si loo sii horamariyo Nabadda iyo Guulaha la gaaray"ayuu yiri Wasiirka Macdanta iyo Tamarka Mr Dhicisow.
Dr. Abdi Ali, oo Wasiiru Doowlaha Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ayaa isaga sheegay in Warbixintaan laga faa’idaysto, dadku ku dhaqan goboladda dhexe ay kordhiyaan da’daalkooda, isagoo sidoo kaliya ku adkeeyaya hay’ada CRD in ay warbixinta noocaani ah lagu baahiyo dalka oo dhan.
Maxamed Aadan Ticeey oo ah Madaxwaynaha Ximin iyo Xeeb ayaa sheegay in goboladda dhexe ay ka baxaan maamulada faraha badan ee ka jira, waxaana uu tilmaamay in midnimo lagu horumarin karo Gobolada
Haya’adda CRD Waxaa ay horay wax uga qabatay degaano kala duwan ee ka tirsan goboladda Somaaliya , sida Jubooyinkam Shabeeloyinka, Gedo, Bay iyo Bakool waxaana u qorsheysan in ay soo saarto qoraalo ka mid ah qoraalada oo dhawaan la soo saari doono.
Buugaan oo ka kooban 176, waxaa uu soo gudbinayaa dareenka iyo codka dadka ku dhaqan goboladda Dhexe ee Soomaaliya , waxaan ku qoran talooyin wax ku ool ah oo ku wajahan shacabka ku dhaqan deegaanka, dowlada dhexe iyo bulshada caalamka ee daneeysa Soomaaliya.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Qoys ku sumoobay Tuulada Qalaanqal ee gobolka Nugaal
8/16/2012 11:35 AM EST
Khamiis, August 16, 2012(HOL): Qoys ka kooban 5 qof ayaa ku sumoobey tuulada Qalaanqal oo ka tirsan gobolka Nugaal, kadib markii ay cabeen biyo ku jirey weel caag ah, oo markiisii hore dareere sun ah lagu keenay.
RA’IISAL WASAARAHA SOOMAALIYA: “ Xukuumaddu wey jireysaa inta xukuumad cusub laga soo dhisayo”
8/16/2012 10:59 AM EST
Khamiis, August 16, 2012(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa ka jawaabay hadal uu shalay qalabka warbaahinta ka sii daayay Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, kaasi oo ahaa in xukuumadda Soomaaliya aysan lahayn wax saameyn ah, isla markaana aysan wax qaraar ah soo saari karin maadaama uu madaxweynenimo isu soo sharraxay Ra’iisal Wasaaraha.
Madaxweynaha Somaliland oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah Culimada gobollada, kuna booriyey inay ka wacyigeliyaan isqarxinta dhalinyaradda
8/16/2012 9:59 AM EST
Khamiis, Agoosto 16, 2012 (HOL)-Madaxweynaha Somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa xalay kulan afur iyo casho iskugu jirta la yeeshay culimadda Somaliland,isla markaana uga waramay xaaladda guud iyo kaalinta ay culimadu ka qaadan karaan wacyigelinta dadweynaha.
Tifaftire cusub oo loo magacaabay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da
8/16/2012 9:55 AM EST
Khamiis August 16, 2012(HOL): Maalmihii ugu dambeeyay, waxaa isbadal xoog leh laga dareemayaa baraamijyada ka baxa idaacadda BBC. Dad badan ayay dhici kartaa in ay la yaaban yihiin waxa sababay isbadalka tayada barnaamijyada, oo uu ka mid yahay midka subixii 7-da aroornimo saacadda Afrikada bari soo gala, waxaa horay uga shaqay jiray muddo sanado ah qof kaliya, iyadoo hadda laba qof ay ka howlgalaan.
Dagaal culus oo Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ku dhexmary Ciidamada DKMG ah, kuwa Itoobiya iyo Al-shabaab
8/16/2012 4:22 AM EST
Khamiis, Ogoosto 16, 2012 (HOL) — Ugu yaraan 15-qof oo dhinacyadii dagaalamay ka tirsan ayaa ku dhintay tiro intaas ka badan oo dad rayid ah ay ku jiraanna way ku dhaawacmeen dagaallo culus oo xalay ka dhacay gudaha iyo daafaha degmada Xudur ee gobolka Bakool.
Hay'adda Culummada Soomaaliyeed oo baaq u jeedisay Madaxda DKMG ah iyo Odayaasha Xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka
8/16/2012 4:18 AM EST
Khamiis, Ogoosto 16, 2012 (HOL) — Hay'adda culummada Soomaaliyeed ayaa baaq u jeedisay madaxda DKMG ah ee Soomaaliya iyo odayaasha dhaqanka ee ku howlan xulista xildhibaannada cusub ee baarlamaanka.
Xoogagga Al-shabaab oo gubay Gaari Jaad u waday Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose
8/16/2012 4:06 AM EST
Khamiis, Ogoosto 16, 2012 (HOL) — Xoogag taabacsan Xarakada Al-shabaab ayaa shalay gubay gaari jaad u waday degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose oo ay gacanta ku hayaan ciidamada DKMG ah iyo kuwa caawinaya, iyagoo sidoo kale dilay darawalkii iyo nin kale oo lagu sheegay inuu ahaa ganacsadihii jaadka lahaa.
Somali News
Viewpoint: Can the Mo Farah effect help Somalis and Somalia
-
BBC
8/16/2012 7:38 PM EST
Mo Farah's double Olympic gold brings a much-needed positive image for the Somali people whose name has unfortunately become synonymous with anarchy and lawlessness.
Witness: ND man asked about disposing body in well
-
AP
8/16/2012 4:35 PM EST
A witness testifying in the case of a Jamestown man accused of killing a Somali immigrant says the woman allegedly tried to dispose the body in his well.
Kenya Defense Force kill 73 Al Shabaab militants in Somalia
-
Standard
8/16/2012 1:53 PM EST
Kenya Defence Forces killed 73 Al Shabaab militants in Fafadun, Somalia in a clash that left two soldiers dead.
AMISOM says to continue fight on Al-Shabaab despite chopper crash
-
Xinhua
8/16/2012 1:51 PM EST
MOGADISHU, Aug. 16 (Xinhua) -- The African Union Mission in Somalia (AMISOM) said its operations against Al-Shabaab will continue despite the loss of three Ugandan helicopters en route to reinforce the peacekeeping mission in the Horn of Africa nation.
Rescuers find missing bodies in Uganda helicopter crash
-
AFP
8/16/2012 1:50 PM EST
NAIROBI — Kenyan search teams on Thursday found the final missing bodies of seven Ugandan servicemen killed in a military helicopter crash at the weekend, the army said as it ended its rescue mission.
Somali pirates wish ‘best regards’ in ransom letters
-
ANI
8/16/2012 1:47 PM EST
Mogadishu: Somali pirates are sending politely-worded ransom letters to the owners of vessels they hijack, while outlining what they need to do to get their ships back, and surprisingly, its written in a courteous and business-like tone.
EU-NATO forces free hijacked vessel
-
UPI
8/16/2012 1:44 PM EST
BRUSSELS, Aug. 16 (UPI) -- EU and NATO naval forces freed a ship commandeered by Somali pirates in the Gulf of Aden this week, even as the number of such attacks has dropped sharply.
Viewpoint: Can the Mo Farah effect help Somalis and Somalia?
-
BBC
8/16/2012 1:41 PM EST
Mo Farah's double Olympic gold brings a much-needed positive image for the Somali people whose name has unfortunately become synonymous with anarchy and lawlessness.
Top Somali leaders vie for presidential contest
-
Xinhua
8/16/2012 4:01 AM EST
The three top leaders of the Somali government namely the President, the Prime Minister and the Speaker of the outgoing parliament have all announced their candidature for the upcoming presidential election due in less than a week.
600 Somali soldiers graduate from training
-
Sabahi Online
8/16/2012 3:57 AM EST
A group of 600 Somali soldiers graduated in Mogadishu on Tuesday (August 14th) after training for more than six months in Uganda, Somalia's Radio Risaala reported.
Government demands compensation for crashed choppers
-
UGPulse.com
8/16/2012 3:55 AM EST
Government is considering to demand the African Union and United Nations to compensate Uganda for the crashed chopper and lost soldiers.
Third Body Recovered from Uganda Helicopter Wreckage
-
VOA
8/16/2012 3:53 AM EST
Kenyan search teams have pulled a third body from the wreckage of a Uganda military helicopter and are searching for four soldiers who are still missing.
Officer tells how terror suspect was nabbed
-
Capital FM
8/16/2012 3:50 AM EST
A Kenyan court was told Wednesday that Briton terror suspect Jermaine Grant had a huge bunch of keys and two mobile phones on his waist when he was arrested.
British detectives to testify at Kenyan bomb plot trial
-
Reuters
8/16/2012 3:46 AM EST
London police are expected to give evidence at the Kenyan trial of a British Muslim accused of plotting an attack in Kenya, the prosecutor said on Wednesday.
3 Al-Shabaab suspects killed in Kenya's coastal region
-
Xinhua
8/16/2012 3:44 AM EST
Kenya's security forces have killed three suspected Al-Shabaab militia from Somalia in the coastal region of Lamu as the East African nation enhances security along its borders with the Horn of Africa nation.
Agendas in Somalia skewed, envoy says
-
UPI.com
8/16/2012 3:34 AM EST
Some lawmakers in Somalia are trying to pursue independent agendas in a way that's detrimental to political progress, a U.N. envoy said.
Minnesota: Somali restaurateur to break bread with Sikh leaders
-
MPR
8/16/2012 2:55 AM EST
The deadly shootings at the Sikh temple in Wisconsin last week rattled Abdirahman Ahmed, and he knew he had to do something. Ahmed, a Muslim, decided the best way to show his support for the Sikh community is to ....
160 Somali migrants rescued, four dead
-
MaltaToday
8/16/2012 2:48 AM EST
Two Armed Forces patrol boats sailed into Haywharf Maritime Base this morning, bringing 160 migrants to Malta, after being intercepted at sea on two different boats.
Ethiopia suspends forex reserves
-
Daily Monitor
8/16/2012 1:36 AM EST
The Ethiopian government has suspended the provision of foreign currency in a decision that has been linked to the political uncertainties surrounding Prime Minister Meles Zenawi’s deteriorating health.
Kenya: Moi Urges Somalia Candidates to Foster Stability
-
CapitalFM
8/16/2012 1:13 AM EST
Retired president Daniel arap Moi has challenged Somalia leaders seeking for elective positions in the upcoming elections to exploit the chance and unite the country.