Liiska masuuliyiinta M/weynaha Somaliland magacaabay iyo Hay’ado cusub oo uu soo kordhiyay
Khamiis, 26 August 2010 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland ayaa soo saaray Liiska Magacyada masuuliyiin uu u magacaabay xilal kala duwan oo dhawaanahanba la hadal hayay in uu magacaabayo.
Madaxweynuhu wuxuu Hay’adihii jiray ku soo kordhiyay saddex Hay’adood oo kala ah, Gudiga Ilaalinta Tayada (Quality control Commission), Gudiga Diwaanka Sakada iyo Gudiga la-dagaalanka musuqmaasuqa iyo illaalinta dawlad wanaagga.
Warsaxaafadeed uu ku saxeexnaa Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa waxa uu u dhignaa sidan;
“Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta soo saaray Digreetooyin uu ku Magacaabay in ka badan 35 Masu’uul oo ka mida madaxda Dawlada.
Waxanay kala yihin:
1-Gudoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank) - Cabdi Dirir Cabdi
2-Xeer-ilaaliyaha guud (Attorney General) Xasan Axmed Adan
3-Hantidhawrka guud ee Qaranka (Auditor General) Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim
4-Xisaabiyaha Guud (Accounting General) Ibraahin Aadan Qaalib
5-Madaxa Hay’ada Sirdoonka Qaranka Xuseen Xasan Rooble (Kenyaate)
6-Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha (Civil service commission) Muxumud Aw Cabdi Ismaaciil
7-Deputy: ku-xigeenka Gudoomiyaha hay’adda shaqalaha Axmed Cali (Sulub)
8-DG: Agaasimaha guud ee Hay’ada shaqalaha Ibraahin X. Nuur Diiriye DG
-Recruitment (Xubin ka tirsan hay;adda Cabdirashiid Ducaale Qambi
-Establishment (Xubin Ka tirsan Hay’adda Axmed Cabdillaahi Ibraahim
9-Maareeyaha Hay’ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah Maxamed Muuse Cawaale
10-Maareeyaha Hay’ada Abaabul ka saarka Qaranka (NDC) Jamaal Caydiid Ibraahin
11-Maareeyaha Hay’adda Korontada Xasan Cusmaan Adan
12-Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka (Raod Authority) Cabdiwaaxid C/qaadir C/raxmaan
13-Gudoomiyaha Guddida Hay’ada Dibu habaynta shuruucda Xasan Aw Aadan Cabdi
-Maareeye ku xigeenka Wakaalada Biyaha Cabdi Ibraahim Cabdillaahi
14-Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Ibraahin Siyaad Yoonis
15-Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir
16-Maareeye-Xigeenka Dekeda Berbera Cumar Abokor Jaamac
17-Maareeyaha Madbacada Qaranka Cali Siciid Raygal
-Ku xigeenka Madbacada Qaranka Mustafe Cabdi Ciise Shiine
18-Gudoomiyaha Gudiga Qandaraaska Qaranka(National Tender Board) Aadan Nugaal X. Xasan
19-Xoghayaha Fulinta ee Komishanka Aidska ee SOLNAC ( AIDS Commission) Maxamed Dahir Khayre
-Director of Admin & Finance C/Kariin Axmed Xinif
-Director of Capacity Building Maxamed Nuur Guruje
-Director of Clinic Service Sahra Adan Yaanyo
-National M&E Officer Aadan Jaamac Hoori
20-Gudoomiyaha Gudiga xuquuqal Insaanka (Human Rights Commission) Aamina C/laahi Axmed
21-Gudoomiyaha Gudiga Ilaalinta Tayada(Quality control Commission) Siciid Saleebaan Mire
22-Gudoomiyaha Gudiga ladagaalanka musuqmaasuqa iyo illaalinta dawlad wanaaga Axmed Muxumed Madar
23-Gudoomiyaha Gudiga Diwaanka Sakada (National Charity Commission) Sh. C/laahi Cali Jawhar
24-ICT Commission Cali Cabdilaahi Daahir
25-Diaspora Agency Saleebaan Maxamed Faarax
Taliyayaasha Ciidamadda:
1-Talyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani
2-Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ibraahin Caydiid Dhabdhable
3-Taliyaha Ciidanka Police-ka Cilmi Rooble Furre (Kabaal)
4-Ku-xigeenka Taliyaha Police Cabdiraxaam Liibaan Axmed
5-Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane)
6-Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Asluubta Xasan Cali Cawad
7-Taliyaha Ciidanka Bada Axmed Aw Cismaan
La Taliyayaasha Madaxweynaha
1-Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw Daahir Cali
2-Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Gobolada Bari Fuaad Aadam Cade
3-Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Siyaasada Abiib Diiriye Nuur
-La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhalinyarada Cabdi najax Siyaad Aw Cabdi
4-Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Nabadgelyada Saleebaan Cumar Kujoog
DG-yada:
1-Agaasimaha Guud Wasaarada Maaliyada Jaamac Axmed Maxamed
2-Agaasimaha Guud Wasaarada Shaqada & Arimaha Bulshada Baashe Yuusuf Axmed
3-Agaasimaha Guud Wasaarada Boosaha & Isgaadhsiinta Xasan Cumar Hoori
4-Agaasimaha Guud Wasaarada Kaluumaysiga, Khayraadka Badda iyo Maamulka Dekedaha C/raxmaan Cawil Xasan
5-Agaasimaha Guud Wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Shiriif Libaax Muuse
6-Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada Siciid Cali Wayrax
7-Agaasimaha Guud Wasaarada Beeraha C/laahi Ismaaciil Faarax
-Wakiiladda JSL ee Dibaddaha:
1-Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia Maxamed Xasan Siciid
Madaxwaynhuhhu waxa uu madaxda Cusub ee la magacaabay iyo kuwa ay bedelayaanba waxa uu furay inay sida ugu dhakhsaha badan xililka kula kala wareegaan.”
Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online
[email protected]
Hargeisa, Somaliland.