5/2/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Jan 18, 2009
Madaxwaynaha Puntland oo Magacaabay Golihiisa Wasiirrada

Axad, January 18, 2009(HOL): Madaxwaynaha DGPL C/rixmaan Maxamed Faroole ayaa habeenkii xalay ahayd soo magacabay golihiisa wasiirada ,kuwaasi oo ka kooban 16 wasiir iyo ku xigeenadooda si ay u badalaan wasiirradii xukuumaddii Cadde. Xukuumadda Madaxwayne Faroole oo wax badan kaga duwan kuwii horay Puntland u soo maray ayaa laga dhur sugayaa in ay la yimaadaan wax qabad dhaba ah.
 
Magacyada Wasiirrada iyo ku xigeennada:
 
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta iyo Dhaqan celinta
Wasiirka Cabdirisaaq Yaasin Cabdulle Geesood
Wasiir kuxigeenka .. Maxamuud Siciid Hussein
Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
Wasiirka Cabdullahi Ahmed Jaamac
Wasiir kuxigeenka 1aad .. Yusuf Ahmed Khayr
Wasiir kuxigeenka 2aad .. Cali Yusuf Cali Xoosh
Wasaarada Amniga
Wasiirka Cabdullahi Siciid Samatar
Wasiir kuxigeenka 1aad .. Cabdi Yassin Xirsi
Wasaarada Maaliyadda
Wasiirka Dr.Faarah Cali Jaamac
Wasiir kuxigeenka 1aad .. Cabdi Ibraahim Warsame
Wasiir kuxigeenka 2aad .. Yusuf Daahir Qodax
Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga
Wasiirka Nuuradiin Aadan Diiriye
Wasiir kuxigeenka 1aad .. Saynab Ugaas Yassin
Wasiir kuxigeenka 2aad .. Cali Axmed Gamuute
Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa
Wasiirka Axmed Xussen Yusuf
Wasiir kuxigeenka 1aad .. Dr.Nuur Axmed Yusuf
Wasiir kuxigeenka 2aad .. Cabdiweli Xirsi Nuur
Wasaarada Caafimaadka.
Wasiirka Dr.Bashiir Cali Biixi
Wasiir kuxigeenka 1aad .. Maxamed Xirsi Ducaale
Wasiir kuxigeenka 2aad .. Maymuun Cabdi Ducaale
Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta
Wasiirka Warsame Cabdi Shirwac
Wasiir kuxigeenka Cabdishakuur Mire Aadan….
Wasaarada Hawlaha Guud iyo Gaadiidka.
Wasiirka Daahir Khaliif Faarax
Wasiir kuxigeenka 1aad .. Warsame Aadan Guuled
Wasiir kuxigeenka 2aad .. Cabdirisaaq Cilmi
Wasaarada Horumarinta Biyaha
Wasiirka Xasan Cabdi Maxamed
Wasiir kuxigeenka Burhaan Cilmi Xirsi
Wasaarada Kaluumeysiga iyo Khayraadka Bada
Wasiirka Saleebaan Ciise Axmed
Wasiir kuxigeenka Cabdikariim Saalax Cali (Aagaasimihii hore)
Wasaarada Haweenka iyo Qoyska
Wasiirka Caasha Geelle Diiriye
Wasiir kuxigeenka Xaliimo Maxamuud Maxamed
Wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha dhalinyarada iyo Sportiga
Wasiirka Maxamed Nuur Cagweyn
Wasiir kuxigeenka Axmed Cigaal Cawaale
Wasaarada illaalinta Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska
Wasiirka Cabdiqani Yusuf Cadde
Wasiir kuxigeenka Cismaan Cawad Cali
Wasaarada Dekkadaha iyo Gaadiidka Bada
Wasiirka Cabdirisaaq Xassan Gacayte….
Wasiir kuxigeenka Eng.Maxamed Ciise Lacle
Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoonada
Wasiirka Axmed Cilmi Cismaan
Wasiir kuxigeenka..Cabdiraxmaan Jaamac Roorshe
Wasiirul Dowladaha Ganasiga
Maxamuud Faarax Maxamed

Madaxwaynaha oo ku saxiixnaa digreetadaan ayaa ugu baaqay wasiirrada uu magacaabay in hawshooda ay ka soo baxaan waxaana uu intaasi ku daray in ay jiraan wasaarado wali dhiman oo aan la soo magacaabin .

Faysal Maxamed Xasan(Boston), Hiiraan Online
[email protected]
Bosaso, Somalia