Wareysi: Amin Muuse Cadde
Amin Muuse Cadde oo ah agaasimaha qaybta daqliga ee dekadda ayaa warbixin ka bixisay dhibaato ay kala kulantay ciidamada Itoobiya oo si sharci darra ah uga kaxeystay dekadda magaalada Muqdishu. Waxaa wareystay Maxmad Xaaji Xuseen Shiino oo ka tirsan idaacadda BBC ee Washington.

(
Halkaan ka dhageyso)