Somali Voice - CHIN Radio - 97.9 FM 18kii Bisha Agoosto ayeey Soomaalida ku nool magaalada Ottawa isugu soo bexeen Jardiinada " Vincent Massey" ee ku taala magaalada Ottawa. Isu soo baxaan oo si wanaagsan looga soo qayb galay ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Raadiyaha Codka Soomaalida ee (Somali Voice - CHIN Radio ). Waxaa goobtaas ka heesay fannaanka caanka ah ee Xasan Adan Samatar. Waxaa kale ee carruutii halkaa timid lagu tartansiiyey Afka-Soomaaliga halkaas oo abaal marin lagu siiyey carruurtii ku guuleystay. Hoos ka fiirso sawiradii laga soo qaaday goobtaas Add Comment-- View Comment
18kii Bisha Agoosto ayeey Soomaalida ku nool magaalada Ottawa isugu soo bexeen Jardiinada " Vincent Massey" ee ku taala magaalada Ottawa. Isu soo baxaan oo si wanaagsan looga soo qayb galay ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Raadiyaha Codka Soomaalida ee (Somali Voice - CHIN Radio ). Waxaa goobtaas ka heesay fannaanka caanka ah ee Xasan Adan Samatar. Waxaa kale ee carruutii halkaa timid lagu tartansiiyey Afka-Soomaaliga halkaas oo abaal marin lagu siiyey carruurtii ku guuleystay.
Hoos ka fiirso sawiradii laga soo qaaday goobtaas
Contact:[email protected] Copyright © 1999-2006 Hiiraan Online