Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    Muslimahh @ 4/21/2014 9:51 PM EST
 Soomaaliweyn Qabiilka Qurunka ah, ayaa maskaxda, lafaha, iyo xididadaa dhiiga kawada galeen,.  Waxay aaminsanyihiin Qabiilka Qurunka ah, more than Diinta Sharafta leh ee Islaamka.  
Waa kaas faaidada Qabiilka iyo qurunkiisaa.   Labadii isqaba iyago oo isjecel, ayaa Qabiilka Qurunka ah kala kexeeyey.  Labadii walaala ah, oo isku hooyo oo aan isku Aabe ahayn, waxaa isku direy waa Qabiilka Qurunka ah, labadii saaxiib ahaa, Qabiilka Qurunka ah ayaa isku direy, dadkii isku wadan ah, iyo kuwa isku magaalo waxaa kala qaybiyey waa Qabiilka Qurunka ah, oo wadanka oo dhan u sameeyey 10000000 madaxweyne, iyo 3000000, oo calamo kala nooc ah. Qabiilka Qurunka ah, waa Cadowga umadda Soomaaliyeed.
Soomaaliweyn jaahilnimada Qabiilka Qurunka ah inaad ka tagtaan, ileyn Jannadu ku gelimaysaan, ee dhamaantiin iscafiya oo isjeclaada, intii goor goortahay, haddi kale waxaad Aduunyo iyo aakhero ayaa gafeysaan!!!!

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.