Southwest State President travels to Ethiopia for security meetings

Go Back


Post your comments

4 comment(s)
Add comments  
    Secular @ 8/6/2022 9:43 AM EST
 Fad   Fed Somalia,
Maxay kalo Ethiopia nagu sameen kartaa?
“Fiintu kama oydo roobkii tagaye waxa ka oydaa kan soo socda”!
100+ malyan oo qamaamaya markay 10 malyan oo dagaal u dhexeeyo
u soo gudbaan sidii la isaga moosi lahaa weeye waxaan ka hadlayey.
Ethiopia oo sii qasanta waa dhammadka Soomaalida tala seegga ah ee maanta.
    secular @ 8/5/2022 7:45 PM EST
 .... Nin kaa xoog weyn la iskuma taago, kaba sii daran markay arrintu ku caddahay, sida Abiye haysata maanta.
Ethiopia waxay dib u xasuusatay khatarta uga iman karta dhankeenna maanta oo Shabaab ay soo aadday, Xasan
ka sii fogaaday, raggii yiri "Addis Ababa inaan ku tukanno baa ballan noo ah" oo wasiirro ah.
Guddoomiyayaal gobol oo isu haysta inay xor ka yihiin Dawladda Dhexe ayaana u noqonaya "godin daabkeed".
Iga gunto hadalkaas.
    secular @ 8/5/2022 7:34 PM EST
 Fadarada Federaalka,

Ethiopia is big enough to make a big mess in Somalia.
Better be friendly without being subservient to her, as would have been
the case with Egypt, Kenya, Uganda, UAE and that tiny spot of Djibouti
(all countries run by dictators and corrupt men).

Dhib ku filan dalku waa hayaa, mid cusubna tabar uma hayo.
Xasan cid Ethiopia la saaxiib leh ma jirto ee "statesmanship" baaa ka maqan
iyo inuu "ood walba markeeda qaado" , ragnnimana la sugo marka dalku xoog yeesho.

Capisci ?
    secular @ 8/5/2022 1:04 PM EST
 Yaa weli is gaaray ?
Ethiopia la collobiddeeda tan iyo mid ka daran bay dhalaysaa.
Shaxda Xasan Sh. waxay dhasho ha la sugo , malah waa naga aragti dheer yahay !



Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.