Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    Muslimahh @ 8/25/2014 11:57 PM EST
 Diinta Islaamka oo dadka qaarkiis ciyaar ciyaar kadhigeen sidaa alsheydaanka /alshabaabka, iyo khiyaanooyinka iyo dhac ay ka socdaan Soomaaliya, Qabiilka Qurunka ah, iyo neceebka, yasida, Xaasidnimada, Khamrada iyo Qaadka wasakhda badan ayaa kukalifey Soomaalida intooda badan dhibkaan ay kujiraan, Qabiilka Qurunka iska joojiya iyo yasida badan, sidaas ayaa meel fiican lagu gaari karaa aduun iyo aakhroba!
Ragga Soomaaliyeed intooda badan xaasaskooda iyo caruurtooda Kama warqabaan (waa kuwa Qaadka cunaan, Khamradana cabaan) waa inay ka warqabaan wixii mas'uul looga dhigey. Waxaa dhibkaan haysataa dumarka Soomaaliyeed oo wax walba qabtaan, xagga caruurta iyo guriyahaba!   Dhibkaan badan waxaa looga bixi karaa ragga hurdada kujiraan waa inay ka soo kacaan oo Smell the Cafe !

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.