Go Back


Post your comments

8 comment(s)
Add comments  
    baghdad bob @ 1/18/2013 4:39 PM EST
 The train is gathering pace, coming down the rail, there is still hope to jump on last wagon, instead of criticizing everything, why don't you please make something constructive for once.  
    abdikariimUSA @ 1/16/2013 5:53 PM EST
 Heritage Institute waxaa loogu tala galey in lagula dagaalamo Dad gaar ah. Somali nimo meesha kama jirto.
Somaliyey xaasid nimada iska daaya oo gacmaha isqabsada. Dadka hogaanka ururkaan uhaya waa layaqaanaa Ceebtii ay sameeyeen ayadoo Video ah baa lahayaa.
Dadkii Xaqdaro kuheshiiya Xaqa kuma heshiiyaan kuwaan aan aragno meeshii ay ku dambeeyaan. ( Secret Society )

    Stickorcarrot @ 1/16/2013 11:13 AM EST
 Heritage Institute maxaa lagala doonay Heritage Foundation?

Nimanka ururkan asaasay ma "Heritage Foundation" ayaa role model u ah?

Webkoodu weli waa "under construction" laakiin sloganka iyo
magacuba waa u egyihiin.

Maxaa u diiday magac Soomaali? Urur Soomaali weeye ee maa
laga dhigo urur u hadla, ka hadla oo ku hadla Soomaali?

Yaa maal geliya? Ma Soomaali mise shisheeye?

Fikir ahaan ma xuma, laakiin su'aalo badan baa jawaab u
baahan.

HIPS short for Hipster? ;-) Soomaali hadii loo shaqaynayo
sidii Soomaalida ha loo hadlo hana loo dhaqmo. Haddii NGO
$$ lagu urursanayo ay tahayna yaan dadkayaga wax loo dhimin!
    Kismayoman @ 1/16/2013 7:45 AM EST
 Hawiye Ignorance & Propaganda Services. That is what it is. Onother camouflage for HAG ,By launching it in Mogadishu takes all credibility away.  It isnt the first Think Tank there are countless others.
    farahi @ 1/16/2013 3:24 AM EST
 Waxaad moodaa in dadka qaar ay jecel-yihiin markasta in ay cillad u yeelaan hindisaha dadka kale. Runtii waa wax laga xumaado in aynu ceebayno isku day kasta oo loogu tallaabsanayo hagaajinta bulshadeena Soomaaliyeed. ha noqon mid wax ku beega halbeega qabyaalada,xaasidnimada,anaanimada,iyo shakhsinimo-neceybka.Waxay iila egtahay in xaruntan HIPS ay cayaaro karto dawr muhiim ah oo noqon mid taabo gal ah. hadaba sxbyaal yeynan shareysane ee aynu dhiiri-gelinno shakhsiyaadka isku hawla wax uun waxtar u leh dadkeena Soomaaliyeed. Ugu danbeyn, waxaan kula dardaarmayaa walaalaha COMMENTIGA soo qoraya inay ALLAAH ka cabsadaan oo ay aakhiradooda wanaajiyaan, kana fogaadaan qabiil cayga iyo kala fogeynta dadka walaalaha ah ee Soomaaliyeed. fadlan noqda kuwa u adeega Soomaalinimada,hana noqonina agabka loo isticmaalo kala dilka walaalaha Soomaaliyeed.
    farahi @ 1/16/2013 3:00 AM EST
 we need to sound optimistic about any pace taken by individual(individuals) who commit them selves to reforming the society. It is undisputable fact that We Somalis are in dire need of non partisan public research centers where we can inform and be informed through civilized dialoging and debating.    
    farahi @ 1/16/2013 2:34 AM EST
  civilian institutions shaped by both academic and patriotic vision can help Somalis realize that they belong to one another.  
    sheikh @ 1/16/2013 1:54 AM EST
 Fresh ideas is needed not the remains of war minds. Those criminals are still around, fresh ideas can ONLY come
from those who are free from tribalism.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.