Go Back


Post your comments

5 comment(s)
Add comments  
    abdi mashkuur @ 4/30/2015 2:24 PM EST
 Q-raac   magacuna masuuliyad gaar ah ayuu wataa.
Walaal waxaas oo dhan waxay iga tahay xusuusin. Ummadaada dadkii u taagnaan lahaa ayaad tahay, waana aad garaneysaa meesha maanta la maraayo, oo dadkii oo dhan laba dhax dhaxdooda la galinaayo.
ugu horeen aniga fakirkeeyga wuu qoran yahay marka sharax uma baahna, Dadka waxaa la galinayaa xagjirno khaldan(extreme fanaticism) iyo walhade quustay(secular fanaticism) inay kala doortaan, labadoodna qiimo ma leh. Diinteena waa dhexdhexaad waxaana la joogaa(reminding) waqtigii la kala baxaayey.
Sidaas oo kale hadii qofkasta xaqiisa iyo wixii uu aaminsanyahay inuu soo bandhigo, una dadaalo xumaan ma ku jirto. Dadka Singh-ka ah waxay ku adkeeysteen meelkasta oo eey joogaan inay isticmaalaan cumaamadooda,iyo garkooda, hadaba maxaa u diiday muslimka inay xirtaan ama u dadaalaan dharkooda si ay u dareemaan in la aqoonsado xaqooda?.
Mida labaad hadii lagugu diro dadka diinta ay idinka dhaxeeyso, ama asalka diinta sida Rasuulka(scw) iyo khulafaa u raashidiinta, markaas waxaa lagaa jaraaya taariikh soo taxneyd, marka ugu dnbeysana waxaa noqoneysaa walhade!
In la'is saxo qalad ma aha, laakin ogow ayaada "inna samca, wal basara, wal fu'aada kaana canhum mas'uula', hadii cidi ay diinta waxka sheegto ama rasuulka aflagaadeeyso aygoo dhiiri galin kaa helayaa aakhiro waa lagu weydiinayaa.
Ugu danbeytii waxku jaban majirta in aad aaminto kuna faraxsanaato diintaada, mana aha in marwalaba la raadiyo in qof kale la noqdo, sidii dawacadii socodkeedii ka tagtay tan dadkana gaari waysan.
Raali ka noqo hadii aan wax gafay, ogowna qoraalkaagu markuu kaasoo baxo cida aqrisanaysa adiga gacantaada kuma jirto, xisaabta aakhirana wayku miisaaman tahay.
    abdi mashkuur @ 4/30/2015 12:30 PM EST
 Q-raac
I understand your point perfectly.
Waxaan walaal ku xusuusin mararka qaarkood inaad si xanaaq ku jiro wax uga qorto arimaha dadka wada quseeya oo ay ugu wayn tahay diinta. Marka si fiican u fahan way ina wada damqineysaa markaa u qorto wax aa dhadhan wanaagsan lahayn oo ka badgigeedna dad madaxa looga jiro ay u malaynaayaan inaan ka baxnay diinta ama aanan dan kaleheen waxa laga sheego. Tusaale ahaan adigoo iska qoraaya qoraalkaada caadiga ah ayaan usbuucan waxaan arkay dad adiga ku koobiyeeynaaya oo diinta wax ka sheegaaya, taas waan ogahay ujeedadaada ma ehee, laakinn waay na wada damqineysaa, waxaana fiican inaad mawdiica qaboojisid, dadka qaarkii oo laga yaabo inay ku jiraan cisbitaalka waalida ayaa aqrisan karaa.
ii sheeg sida aad u aragto.
    Muslimahh @ 4/29/2015 8:42 PM EST
 Where is the freedom of religions ?
    Muslimahh @ 4/29/2015 8:35 PM EST
 Baarak Allahu feekum, (Your Diin First)
Well done Girl !!!
    abdi mashkuur @ 4/29/2015 12:00 PM EST
 Quraan raac
Your continual anger towards the word Arab is like a red rug to a bull, and while a bull has only one red rug, yours are many, such as Arabs, Head-scarves,Hijaabs,and Niqaabs, all of which are recommended options for people. why should you have a problem? The only plausible reason is that you might be in a mid-life crisis. People may say, oh no, not yet. let me explain, it is not age-related but rather all ages, and it manifests in many forms, for instance if you live in an urban area, you will wake up feeling grumpy and angry, so have a tendency to feel that you want to punch the person on the street, the one next to you, and anyone that instantaneously you dislike. Similary if like me you like in a rural abode, you want to kick farm machinary,farm animals and even stunted plants, for absolutely no reason.
So those of you who are keen for the remedy(medicine/cure), is first and foremost respect people's religion and feelings, especially their prophets, and treat them with respect, anyone who doesn't respect the prophet their faith is incomplete.
Before you come to the conclusion, I never lived in Arabic country, but I understand people's faults and I know everything is reciprocal.
Latly, "MAA KAANA MUXXAMADDIN ABAA AXADIN MIN RIJAALIKUM< WALAAKIN RASUULA LAAHI WA KHAATIUL ANBIYAA" YAA AYYUHA LADIINA AAMANUU SALLUU CALAYHI WASALLIMUU TASLIIMAA. and I will do that even if I am the last living soul.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.