Go Back

Post your comments

8 comment(s)
Add comments  
    maxaaigagalay @ 12/17/2015 9:59 AM EST
 Waxaad jeclaan ,laheyd in Soomaalidu kula qeybsato xumaanta.
Si' aan waxba loo kala garan.

Dal iyo bad la iibiyo (Cumar Cabdirashiid iyo aabbihii
iyo awoogii),
cadaw dalka lagu soo hoggaamiyo (Cabdullaahi Yuusuf,
marna Balambale, marna Xamar),
Xabashi kabaha loo qaado (Puntland),
diinta Islaamka caydeeda oo laga ganacsado ( Ayaan Xirsi).
Kuwaa dhammaantood waa hal jufo. Waa reer dhan oo aan
laheyn meherad kale.

Soomaali waa leedahay ceebaal badan. Laakiin
Hawsha la xiriirta in dalka iyo diinta laga galo khayaanada
weyn oo loo yaqaan (HIGH TREASON), reerkaas baa shaqo
ka dhigtay.
Kaaga darantee, waa reer aan anigu ka tirsanahay
oo aan jecelahay. Laakiin dalka ayaan ka sii
jecelahay. Iyagana Allaha soo hanuuniyo.

Allow aysan mar dambe u barooran gaal Xabashi ah oo
bakhtiyay, sidii ay uugu baroorteen Melez Zenaawi.
    Nuunow @ 12/17/2015 2:35 AM EST
 Maxaaigagalay,

Sxb waxuu qirtay maanan arag, qoraaga maqaalka kalena waxuu iigula muuqdaa nin careysan!

Mida kale, oo maxaa Sheikh Shariifoow iyo prof. Geedi looga reebay waatay arimahaasi ku lug lahaayeene? Mise arintu waa "Wixii xunba Xaawaa leh".

Waa runtaa oo qiyaamada iyo xaasidnimada ab iyo isir baanu u leenahay, waana wax lagu yaqaan Soomaalida oo dhan. Cid u gaar ah ma jirto.
    maxaaigagalay @ 12/16/2015 9:15 AM EST
 Nuunow,

Ma waxaad leedahay Cumar Cabdirashiid Kenya uma saxiixin
baddii Sooaaliyeed? Oo isagii baaba qiranaaya dembigaas.
Bal daawo qiraalkiisa:
https://www.youtube.com/watch?v=LtRIRwd--Cc
Ma jirto sabab aan u dhaleeceeyo dad nadiif ah. Ee Cumar
iyo aabbihii iyo awoowayaashii iyo adeerkii Cabdullahi
Yuusuf waa dad meherad ka dhigtay inay dalka iyo
badda iyo madaxbannaanidaba ka iibiyaan gumeystaha.
Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa Kenya u saxiixay N.F.D.
isagoo adeegsanaya raiisulwasaarihiisii Maxamed                  
Ibraahim Cigaal. Eeg qoraalkan:
https://somaliintellectuals.wordpress.com/2015/10/31/is-treachery-hereditary/
    maxaaigagalay @ 12/16/2015 8:58 AM EST

    Nuunow @ 12/16/2015 6:42 AM EST
 Maxaaigagalay,

Reer hebeloow ab iyo isir ayeey u leeyihiin - haye noo wad sheeko baraaleeyda xaqiiqda ka fog!!!

    maxaaigagalay @ 12/15/2015 5:16 AM EST
 CumarCabdirashiid meel ha saaro baddii Soomaaliyeed
uu shidaalku caagagay ee uu u saxiixay Kenya.
Hawlahan kale waa kiis-iska-waal aan soconeyn.
Cumar aabbihii baa Kenya ku wareejiyay N.F.D.
Awoowayaashiina waa kuwii gumeysiga Talyaaniga
ka iibiyay dhulkii Soomaaliyeed   min Jarriiban ilaa
Mareeg.
Cumar Cabdirashiid wuxuu ab iyo isir u leeyahay khaainul
waddaninimada.
Adeerkii Cabdullaahi Yuusufna waa ninkii Caasimada Somalia
ku soo hoggaamiyay 50 kun oo ciidamo Xabashi ah.

    maxaaigagalay @ 12/15/2015 5:15 AM EST

    maxaaigagalay @ 12/15/2015 5:11 AM EST

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password

Username:

Click Preview, to preview before submit.