Go Back


Post your comments

4 comment(s)
Add comments  
    secular @ 10/8/2015 8:33 PM EST
 Xiniinyaha maarre ku goo!
I would volunteer to perform the castration (with a butcher knife & without anesthesia).
    soomaali @ 10/8/2015 9:40 AM EST
 Asc, Waa wax laga naxo runtii, nin intaa la eg oo limo yar kufsanaya, war meelkasta
dumar waa joogaaye muu guursado. waxkasta  oo kudhacana wuu istaahiaa.

Arinta kale oon rabey inaan wax iraahdo waxay tahay, ninkan Islam ma matalo dambi
ayuu galey. Marka in Nabigeena suubaan (SCW) lagu aflagaadeeyo arintan waa khalad wayn.
gabdhan caytamaysana yaan lagu dayan, sababtoo ah ayada ayey dib ugu noqon.
Hadaad jaahil lakulantaan dhaha nabdeey. Aningu waxaan dhihi lahaa hadey cid eed leedahay
waa kuwa iskaleh Hiiraan on line oo moodey waxkasta oo qof soo qoro inla siidaayo,
war Allah ka xishooda oo arimaha kala saara, ogaadana waajib ayaa idinka saaraan
ilaalinta sharafta Islaamka.
    Peace_Lover @ 10/8/2015 7:11 AM EST
 What an utterly disgusting man!!!
    FiqiJin @ 10/8/2015 2:05 AM EST
 What a shameful event!

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.