Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    Muslimahh @ 4/25/2015 10:42 PM EST
 Inna Lillah Wa Inna Ilayhi Rajicuun
Rahimuhullah, dhamaantood .
    Saabirah14 @ 4/25/2015 12:37 PM EST
 Haaheey,walaaloow maxaa la samaynayaa haddii waddankeenii inoo uray.
Marka waxaan noqonay kuwo meeshaay u socdaan garanaynin. Oo waxaa naga
Dhaadhacday Geeri ama Reer Galbeed. Marka intaan Reer Galbeed la gaarin
Geeridii baa soo hor martay. Waxaan jeclaan lahaa inaan Ducaysano oo aan
Salatu Layl lagu Allah baryo. In waddankeena Allah nabad iyo barwaaqo ka dhigo
Kuwa Tahriibayana Allaha jecleesiiyo waddanka.

AMEEN YA ALLAH

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.