Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    maxaaigagalay @ 4/16/2015 2:51 AM EST
 Qof dab hayaa, daa lama yiraahdo
Isagaanba hayn kari doonin e.
Kenya intii karaankeed ah, ha sii joogto Kismaayo.
Shabaabna ha ka sii kalluumeysato: Mombasa, Malindi, Nairobo,
etc.
Ha la arko cidii dhaqaalaheedu dhulka galo.
Ha la arko, ciddii dalxiiskeedu jilbaha dhulka loo dhigo.
Ha la arko ciddii mushahar u weydaa shaqaalaheeda.
Bal ha la arko ciddii adkeysan weydaa.
Al Shabaabna waxaan leyahay: birta ka dul qaada Somalia.
Shartiinna u weeciya cadawga runta ah ee Kenya iyo
Itoobiya.
Ummadda oo dhan waa idinka yaqyaqsataa marka aad Somalia
gudaheeda ku leysaan Muslimiin Soomaali ah. Juhdiga iyo
rasaasta aad ku khasaarineysaan Soomaalida, ku jeediya
gaalada Kenyaanka ah iyo Xabashida.
Soomaali oo dhan baa aakhirka idiin soo raaci doonta e.
Haddii kale, Xamar iyo Somalia ku dhex rafta, ummaddu ha
idin tuftee.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.