Farqiga u dhexeya Wax-ka-Beddelka Dastuurka KMG iyo Mid Rasmi ah ee JFS

Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    maxaaigagalay @ 4/3/2024 8:20 AM EST
 Binuaadmigu wanaag isu ma quuro. Waxaa
suurtagal ah, oo ay anigana ila tahay,
in Maxamuud Saleebaanka lagu nacayo kartidooda
iyo awooddooda.

Waa iska caadi in qabiilkii ka baqa awooddaada
iyo kartidaada uu naceyb kuu qaado.
Ma garanayo si' kale oo aan u fasiro naceybka
uu  Majeerteenka kale u hayo Maxamuud Saleebaanka.  
    maxaaigagalay @ 4/3/2024 8:04 AM EST
 Daarood mana wada xuma, lamana wada necba.
Daaroodkii baaba inta badan neceb Maxamuud
Saleebaan. Xataa Majeerteenkii baa intooda badani
karaahsada Maxamuud Saleebaan.

Yaa ii fasiri kara waxa ay taasi
ku dhacday?

Iyagoo hadda ah second class citizens. oo
ku dhow in la addoonsado, bay haddana isa sii
kala gurayaan.  Waana duul dhan oo caqli
iyo gobannimo loo nisbeyn jiray.  Wuxu dad
jiraba ma aheyn ee waa lagu qaldamay, malaha.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.