Go Back


Post your comments

6 comment(s)
Add comments  
    galdogob-boy @ 12/4/2012 9:47 AM EST
 MORYAN ALWAYS IS MORYAN SIDEY DALKA U GALEEN,SOW UMA JEDID. CAKU HUTU HADEYBA RABAAN INEY WAX MAMULAN. MA XAQBEY YAQANIIN , MAGARSOORBEY YAQANIN. GET LOST HUTU.
    sheikh @ 12/2/2012 5:18 PM EST
 MUSLIM waa nagu filan yahay waxaan kale AHLU SUNA iyo AHLU SHIICA ma gaarin in isla noolano
iskuna IXTIRAAMNO aqoon daro ayaana noogu wacan.
    sheikh @ 12/2/2012 5:13 PM EST
 Maxamed Siyad ALLOW kuu naxariiso, SIDEE DADKAAN REER MUDUG ula dhaqmi jiri hadase sidee la yeelaa
dhibkooda waxuu noqdi mid aan dhamaanin.
    bashiryu @ 12/2/2012 4:37 PM EST
 Nimanyahow wariyayaashaan kaa naga qabta. Dad Soomaaliyeed ayaa meesha isku diriray ee qabiil iskuma dagaalin.

Ladada qabiil ee la yiri waa isdireen waan ka dhashay ee kaabaan la dagaalay ama aad dad ka dilay. Wariyaada in ay warkooda soo saxaan ayaa wanaagsan. Dad Soomaali ah ayaa isdiray. In dab la huriyo waa laga wanaagsan yahay.

Aduunka sharciyada ka jiro Maxkamad ayaa lagu saari lahaa laakiin meesha aad warka ka qorayso waa meel hoogtay. Hooyaday iyo aabay midna dagaalka kuma jirin ma ay taageeraynin.

Ha la isku xishoodo.
    mercano @ 12/2/2012 1:29 PM EST
 The chickens come home to roost.
This is the sign of the begining of peace in Somalia.  It started with this thugs, now that no more charcoal to burn, no farmland to loot, less ships to hijack, go for the little grass after a deer drizzle.  Inshallah people of Marka will have peace.
    Maslax68 @ 12/2/2012 9:09 AM EST
 Asc, dhibka ugu weyn ee na heystaa waa
Hogaan xumo, ilaah soomaali nabad ha ukeeno.
.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.