Go Back


Post your comments

4 comment(s)
Add comments  
    wiifgarow @ 7/12/2014 9:37 AM EST
 Muslimah

We believde in Isalm and in qabiil. Do you think early Muslims that you believe you folow under salafiosm did not in calnnim? If you do then I suggest you ask few questions about yopur knowledge of Isalm. the Quran and Hadeeth are heaving with clan wars, clan negotiations, clan compromises and clan hatreds just like we do. That is why we love our beautiful old Islam so much and dislike the imported version of salafism that is changing our cultuere and taking away our identity. long live Clan wars!They keep us Somali.
    Abdisheikh @ 7/12/2014 8:30 AM EST
 Waxaan la yaabay indha-adayg ga shaqsiga og in uu ku dhiman karo isaga oo u dagaalamaya QABIIL, bil Ramadaan, hadana qori sii wato si uu dhiig walaal muslim ah u daadiyo!! Allow kuwaas waxa ay samaynayaan beri baan ka ahay!!
    Muslimahh @ 7/11/2014 11:52 PM EST
 No Wonder!
99% of Somali people (originally) from Somalia are believing in Clans more than their religion (Islam)!  They don't care if is The month of Ramadan or not!
Clans and tribe is in Their bloooood, and that os why they divide Somalia with 10000 President and 2000000 flags.
Qabiilka Qurunka ah, ee aad Diinta ka dhigteen isku dhameya, hadaad moodeysaan in Janada Fardowsa, ku geleysaan. Mana kugeleysaan Jahanamo mooyeen, waa idinka ka sara mariseen qabiilka Qurunka ah, Diinta Islaamka ee Sharafta leh!
Ramadaan Mu'baarak !
    HalyeeySomali @ 7/11/2014 9:21 AM EST
 Waa wax laga naxo in bisha Ramadaan oo ah bil barakeysan ay kuwa iimaanka beelay ku daadinayaan dhiig, barakicina ku sameynayaa maato awalba horey ula daalaa dheceysay dhibaato abaaraha, nafaqo-darida iyo amaan xumida. War Alle ka baqa oo Islaamka badbaadiya

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.