Go Back


Post your comments

4 comment(s)
Add comments  
    @ 1/28/2015 5:48 PM EST
 You must login first..
    fiqicigaal1 @ 10/1/2014 12:20 PM EST
 NOLOSHA CUSUB kulahaa! gaal gaal dhalay oo isaga iyo awowgiiba dab naar ah huh iyo hah lagu siiyay miyaa aniga nolol cusub ii sheegayaa?

Repent of your sins and turn to Allah only then will you be forgiven and saved.
    stickorcarrot @ 9/30/2014 5:05 PM EST
 lol

Oo hadda waxaad keentay inaad page kasta
ku faygarto?

Adiga & qolyihiina "Nolosha cusub" hadda
u bilaabatay Twitterka ayaad nagu wareeriseen
naga qaleeya saaxiib.

Haddii noloshu hadda idiin bilaabatay oo
masiixiyadda ka hor aad mayd ahaydeen anagu
waanu ka dheregsanahay masiixiyaddana waanu
kaa badinaa ee caga dhigo oo $$ iska guro
markaad dheregtana bustaha huwo.
    Gudbiye2016 @ 9/30/2014 11:20 AM EST
  NOLOSHA CUSUB

inta badan waxaa ay dadku jecel yihiin inay ka faaloodaan
waxyaabo laga soo gudbay iyo kuwo aan wali loo gudbin, si
waxa markaas taagan loo il-duufo, waana arrimaha ugu weyn'
ee hortaagan akhristayaasha Soomaaliyeed ee daneeya inay
arkaan dadkooda iyo dalkooda oo nabad iyo barwaaqo ka dillaacdo.

waxaase loo baahan yahay maanta in la isla meel dhigo

1. burburkii Soomaaliya wuxuu galaafan doonaa kiinya iyo itoobita

2. waxaa kaloo iyaduna meesha ku jirta in Nidaamka Fadaraaligu uusan ahayn
mid tubta toosan ku hagaya SOOMAALIDA, waxaana loo baahan yahay in dadka Soomaaliyeed
isla meel dhigaan dhibaatooyinka ugu xun ee la xiriira gaajada iyo cudurka ee uu faafinayo/gudbinayo
aafada Nidaamka Fadaraaliga

3. iyo madaxda maanta jiraa (kuwo siyaasadeed iyo kuw diinba) yihiin hawlwadeyaal u adeega
nidaamka dajaal iyo inta ku hawlan burburinta jiritaanka nolosha aadanaha
iyo isweydaarinta rabista qofka waxa uu ku taamayo iyo waxa uu helayo/heli karo

ha loo midoobo sidii dadka wacyi wanaagsan oo midnimo iyo walaalnimom ah loogu sheegi lahaa
loogana bixi lahaa riyada dajaal

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.