Go Back


Post your comments

3 comment(s)
Add comments  
    A. George @ 12/15/2006 3:05 PM EST
 Ugu Horeynta waxaan salaamayaa bahweynta Hiiraan Online.

Salaan ka dib waxaan halkaan ku soo gudbinayaa fikrada aan ka qabo
labada dhinac oo iskaga soo horjeedo arrimaha somalia, dowladda ku melgarka
iyo maxkamadaha islaamka, labadoodaba waa in ay danta guud ka hormariyaan tan
gaarka ah.

Anigu waxay ila tahay in labada dhinac isku bahanyihiin oo qolo kaligeed wax
qabsankarto jirin, qolo walba dhinac ku ficantahay lakin islaweynida ku jirto
iska daayaan oo dib u fekeraan, Somalida dagaal uma bahno maanta waxaay u bahanyihiin
cid wax u qabato oo garsiiso in ay dib u soo ceshadaan sharaftooda, qof walakii rabo in uu
dilo qof kale sida uu ku aminilahaa haleysweydiiyo, laba haday dagaasho qolo kale baa ka faideysato
qolo kasto oo ajnabi ah uma kala socna Somalida ee dib ha lasku xakameyo, ee arrintiina xalliya 280
kilomitir baad isku jirtaan, ceeb intaan baa idinku filan ee is daba qabta

Qore

Abdullahi George
[email protected]
    abdi'k @ 12/15/2006 9:53 AM EST
 May ICU WIN and Defeat our Enemy, the Tigree Regimes, and Geedi!
    Yousef2 @ 12/15/2006 6:02 AM EST
 I disagree with you...The details were refused by Hiran.com

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.