Xawaaladda Global Express oo soo qabanqaabisay Tartanka Kuubka Bisha Ramdaan
Bishaaro Bishaar Bishaaro, Dadweynow bil kheyr dhaha.................
Waa Koobkii Tartanka Bisha Ramadaan oo ay soo qabanqaabisay Xawaaladda Global Money Transfer oo looga bartay Dhiirigalinta iyo Taakuleynta cayaaraha dhalinyarada Soomaaliyeed .
Tartankan koobkan waxaa lagu qabandoonaa Xaafadda LEYTON waxaan tartankaan ka soo qayb galidoona Sideed (8) koxood oo ka kala immaandoona magaalada London iyo agagaarkeeda.
Waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London ku wargalineynaa in ay ka soo qaybgalaan Tartankan kubadda Cagta oo loogu talagalay Bisha Barakeysa ee Ramadaan.
Wixii faahfaahin ah ee la xiriira Tartankaan waxaad la xiriirtaa CABDIRAXMAN YUSUF GEELE IYO MAHAD MAXAMED DIRAAC
TEL. 07984918364