Soomaali ku soo baxday doorashooyin ka dhacay dalka Finland |

Batuulo, Rooda iyo Sahro |
Doorasahada dowladaha hoose ee Finland ayaa la qabtaa afartii sanoba mar, waxaaana ku loolamayay sannadkan in ka badan 6000 oo musharax oo iska soo sharxay xisbiyada dalkan ka jira, doorasahadan ayaa waxaa loo ogol yahay inay isa soo sharxaan ama ay codkooda dhiibtaan dadka ajnabiga ah ee haysta sharciga degenaashaha iyo kuwa haysto dhalashada Finland. (Halkaan ka wada akhriso) |
|
SHAQSI SOMALIYEED OO XUBIN KA NOQDEY HAY'ADDA ABAALMARINADDA EE NOBEL |
Mire Sheekh Cumar oo in muddo ah ka mid ahaa mas'uuliyiinta maamulka Ciyaaraha Soomaaliyeed ayaa loo doortey inuu noqdo xubin guddiga fulinta ee hay'adda Abaalmarrinada Nobel gaar ahaan qaybteeda Golaha Caalamiga ah ee Talo-bixinta Abaalmarinada Nabadda ee Nobel, (International Nobel Peace Prize Recommendation Forum, INPPRF). ( Halkaan ka wada akhriso) |
|
Wakiilka Brussels ee Xisbiga Somali Social Unity Party (SSUP) oo kulan gaar ah layeelayatay Wasiirka Arimaha Brussels
|
Minster President Brussels Mr. Charles Picque and Saciido Sheekh Axmed |
Saida Sheikh Ahmed (VIP) oo ah Wakiilka Brussels u fadhiya xisbiga Somali Social Unity Party ayaa waxaa aay xalay kulan la yeelatay Mr. Chales Picque oo ah Wasiirka Brussels Minister President Brussels ayagoo isla qaadaa dhigay kana wada hadlay sidii ay gacan uga gaysan laheeyeen xisbigaan cusub ee bilaawga ah, asagoo u howl galaya dadka soomaaliyeed ee dhibaataysan iyo dalka soomaaliyeed ee burburay, islamarkaana Xisbiga SSUP wuxuu ka shaqeeynayaa mustaqabalka Soomaliya.
(Halkaan ka wada akhriso) |
|
Abaal marin qiimo leh oo la gudoonsiyay 6 qofood oo u dhashay Gobolka Köln ee dalka Germany |
6 Qof oo u dhashay gobolka Köln ee Gemany ayaa La gudoonsiiyay abaal marin heer gobol ah oo ah mid aad looga ixtiraamo dalka Germany
Abdi Ali mumin oo ka soo jeeda asalkiisa dalka Soomaliya kuna noolaa dalka Germany laga bilaabo 1971 ayaa si muuqata uga qayb qaatay isku xirka bulshada isagoo ku heley (Halkaan ka akhriso)
Haddii aad hayso warbixn la xiriirta horumarka Soomaalida ay ka gaartay wadamada ay deggen yihiin, fadlan nala soo socodsii adiga oo nagal soo xiriirayo e-mailka ah: somalia@hiiraan.com |
|